admin

Wasiir Khadiijo Diiye oo aas qaran loogu sameeyay Muqdisho

Muqdisho December 21, 2023 (QJ) -Waxaa maanta aas qaran loogu sameeyay xabaalaha isbitaalka xoogga dalka ee magaalada Muqdisho Marxuumad Khadiijo Maxamed Diiriye oo ahayd wasiirkii haweenka iyo xuquuqul insaanka ee dowladda federaalka Soomaaliya oo dhawaan ku geeriyootay dalka Jabuuti. Salaad Janaaso ah ayaa lagu tukaday gudaha garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, waxaana ka…

Read More

ATMIS oo SNA KU wareejisay xero ciidan

Baladweyne December 21, 2023 (QJ) -Howlgalka nabad ilaalinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ku wareejiyay saldhigga howlgalka ee deegaanka Qorillow ee dowlad goboleedka Hirshabeelle. Wareejintan ayaa qeyb ka ah wajigii labaad ee ka bixitaanka ciidamada ATMIS oo gaaraya 3,000 oo askari, taasoo qeyb ka qaadaneysa dadaalada ciidamo dhimista ee socda….

Read More

Hawgalo lagu laayay xubno sare oo ka tirsan Al Shabaab

Beydhabo December 21, 2023 (QJ) -Deegaano ka tirsan gobolka Shabeellaha Hoose ee maamulka Koonfur Galbeed waxaa maanta ka dhacay duqeyn lagu beegsaday saraakiil ka tirsan Al-Shabaab, weerarka ayaa ka dhacay inta u dhaxeysa magaalooyinka Haawaay iyo Sablaale. Wararka ayaa sheegaya in howlgalka lagu bartilmaansaday goob ay ku sugnaayeen saraakiil ka tirsan Al-Shabaab. Sidoo kale waxaa…

Read More

Ciidamo iyo shacab ku dagaalamay Hargeysa

Hargeysa December 20, 2023 (QJ) -Ciidamada Milateriga iyo Booliska Somaliland, ayaa faah faahin ka bixiyay shaqaaqo shalay ka dhacday agagaarka buuralayda Naaso Hablood ee magaalada Hargeysa, iska horimaad dhexmaray ciidamada Milateriga iyo dad shacab ah oo hubaysan, ka dibna iska horimaad dhexmaray ciidamada Booliska iyo Militariga. Laamaha amaanka ayaa ka warbixiyey shaqaaqadaasi oo ay ku…

Read More

Soomaaliya oo heshiis iskaashi la sexeexatay EUda

Brussales December 20, 2023 (QJ) -Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Arbaca ah si buuxda ugu biirtay heshiiska iskaashi ee u dhaxeeya dalalka Geeska Afrika iyo Midowga Yurub (EU). Munaasabad ka dhacday Xarunta Midowga Afrika ee Brussels ayaa waxaa heshiiska ku kala saxiixday Safiirka Soomaaliya ee dalalka Benelux iyo Midowga Yurub Danjire Yunis Yaasiin Xaashi (Ooga-Cadde)….

Read More

Soomaaliya oo dib u bilowaday deeyn qaadasho, iyo IMF oo $100 million amaahisay

Muqdisho December 20, 2023 (QJ) – Sanduuqa Lacagta Aduunka IMF ayaa si rasmi ah u ansixiyay deyn cusub oo gaareysa 100 milyan oo dollar oo Soomaaliya la siinayo. Deyntan cusub ayaa muhiim u ah horumarka socda, wax ka qabashada dhameystirka deyn cafinta Soomaaliya, iyo tayeynta hay’adaha dhaqaalaha ee muhiimka ah. IMF ayaa carrabka ku adkeysay…

Read More

Khilaafkii Doorashooyinka Puntland oo la xaliyay

Garoowe December 19, 2013 (QJ) -Maanta waxaa shir ku dhex maray Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, Madaxweyne ku xigeenka Xukuumadda Axmed Cilmi Cisman Karaash iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland Cabdirashiid Yuusuf Jibriil Cawil, waxaana la isku afgartay khilaafkii doorashada Puntland. Sida lagu sheegay war-saxaafadeed ka soo baxay madaxtooyada Puntland, madaxdu waxay isla garteen in guddiga…

Read More

Shiinaha oo million Dollar ugu deeqay dadka ku barokacay fatahaadaha

Muqdisho December 19, 2023 (QJ) -Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Soomaaliya (SODMA) ayaa maanta lacag dhan $1,000,000 ka gudoomay dowladda Shiinaha, kadib munaasabad muhiim ah oo ka dhacday magaalada Muqdisho. SODMA ayaa horay u shaacisay in ay u baahan tahay gargaar bini’aadantinimo oo deg deg ah, taasi oo muujineysa in aysan heysan dhaqaalihii loogu talagalay in…

Read More

Wiilka Madaxweynaha Soomaaliya oo sababay shilka geerida nin Turkiga

Istanbul December 18, 2023 (QJ) -Baaritaan lagu sameeyay shil gaari oo uu ku dhintay nin Turki u dhashay oo uu geystay wiil uu dhalay madaxweynaha Soomaaliya oo 30-kii bishii November ka dhacay magaalada Istanbul, ayaa laga soo saaray natiijooyin cusub, sida lagu sheegay warbixin ay soo saaray guddiga baaritaanada shilalka ee Turkiga. Warbixinta baaritaanka ayaa…

Read More

HRW: Israel weaponized Gaza blockade

Gaza December 18, 2023 (QJ) -Human Rights Watch has accused Israel of using the blockade of Gaza and hunger as a weapon of war, describing it as a war crime. Citing testimonies from Palestinians affected by the conflict, Human Rights Watch highlighted Israel’s prolonged blockade on Gaza, exacerbating the humanitarian crisis by restricting access to…

Read More

Soomaaliya oo ladagaalameysa sinaan la’aanta iyo Saboolnimada

Muqdisho December 17, 2023 (QJ) -Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac ayaa ka qeyb galay shir lagu soo bandhigayay qorshaha dowladda ee ku aaddan ka hortagga saboolnimada iyo yareynta sinnaan la’aanta qeybaha kala duwan ee bulshada. Shirka ayaa looga hadlay sidii loo dhimi lahaa saboolnimada iyo sinnaan la’aanta, iyadoo xoogga la…

Read More

Al Shabaab oo laga saaray degaano hoostaga Janaale

Janaale December 16, 2023 (QJ) -Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan guutada 83-aad iyo kuwa NISA ayaa si wadajir ah howlgal qorsheysan waxa ay uga fuliyeen xaafado ka tirsan degmada Jannaale ee gobolka Shabeellaha Hoose. Tuulooyinka la beegsaday ayaa waxaa ka mid ahaa Buule-arundi, Malable, Beeraha-baay, iyo Busley-daa’uud. Ciidamada xoogga dalka ayaa ku guuleystay in…

Read More