Madaxweyne Xasan oo bulshada kala tashanaya Higsiga 2060
Muqdisho November 28, 2023 (QJ) -Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta kulamo wadatashi ah la qaatay dhallinyarada, aqoonyahannada, iyo madaxda bulshada rayidka ah ee Soomaaliyeed. Madaxweynaha ayaa ka warbixiyey horumarka socda iyo dadaallada lagu doonayo in lagu keeno isbedel wanaagsan, isagoo ku nuux nuuxsaday muhiimadda ay leedahay abuurista fursado shaqo, horumarinta dhaqaalaha, yareynta saboolnimada,…
