Puntland oo sheegtay in Gollaha Baarlamaanka la kala dirayo
Garoowe December 09, 2023 (QJ) -Wasiirka Warfaafinta Maamulka Puntland Maxamuud Caydiid Dirir, ayaa ka soo horjeestay muddo kororsi uu sameeyay Golaha Barlamanka Puntland. Wasiirka ayaa sheegay in Wareegtada Madaxweynaha ama go’aanka Maxkamadda ay gebi ahaanba kala diri doonto Baarlamaanka hadda jira, lana bilaabi doono soo xulista Xildhibaanada cusub. Wasiirka ayaa sidoo kale tilmaamay in hadii…
