Mareykanka oo duqeymo ka fuliyay Afmadoow
Afmadoow July 09, 2023 (QJ) – Weerarkii u dambeeyay ee ay qaadeen ciidamada Mareykanka ee AFRICOM ayaa sababay khasaare lixaad leh oo ka dhacay deegaano la rumeysan yahay in ay ku sugnaayeen dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab. Weeraradan ayaa waxaa ka dhashay khasaare baaxad leh oo dhimasho iyo dhaawacba leh, sida uu sheegay Mareykanka. Sida ay…
