HEEGO oo saxaafada Somaliland ka hor joogsatay qabsashada Goojacade iyo tebinta xaalada Sool
Hargeysa August 26, 2023 (SD) – Xukuumada Somaliland ee ciidamadeeda laga soo saaray gobolka Sool ayaa ka horjoogsatay saxaafada madaxa banaan in ay soo bandhigto xogta iyo xaalada degaanadaa. Sida ay noo xaqiijiyaan qaar ka mid ah mulkiileyaasha hayadaha warbaahinta Somaliland, kooxda dalka sida dadban u maamusha ee HEEGO ayaa ugu cagajugleysa in aaney baahin…
