Mareykanka iyo ATMIS oo kawada hadalay amniga Soomaaliya
Muqdisho June 18, 2023 (QJ) -Taliyeyaasha sare ee howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa Jimcihii wada hadal la yeeshay saraakiisha ugu sarreysa ciidamada Mareykanka ee ku sugan Soomaaliya, iyagoo ka wada hadlay xaaladda ammaan ee Soomaaliya. Taliyaha ciidamada ATMIS Lt. Gen. Sam Okiding, taliye ku xigeenka ciidamada qalabka sida ee dhinaca taageerada iyo saadka…
