Ciidamada ATMIS oo tiradooda joogta Soomaaliya la dhimayo
Mqdisho June 09, 2023 (QJ) -Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa si rasmi ah u shaacisay in la dhimay tirada ciidamada ATMIS-ka ee ka howlgala dalka, iyadoo xaqiijisay in dowladda ay ka go’an tahay qaadista mas’uuliyadda amniga. Wasaaradda ayaa sheegtay in ku dhawaad 2,000 oo askari oo ka tirsan ATMIS-ka laga saari doono Soomaaliya dhamaadka bishan June….
