Ka Bogo Magacyada 14-Wasiir Oo Ku Baaqay Inuu Iscasilo Ra’isal wasaare Cabdiweli
Muqdisho:Nov,17,2014(SDN/QJ)-Ilaa iyo haatan inta la ogyahay, waxa si badheedh ah uga soo horjeestay Rai’isal wasaare Cabdiweli 14-ka mid ah Golihiisa Wasiirrada kuwaas oo ku baaqay inuu is casilo. Xubnaha ayaa soo saaray Baaq ay Ra’isal wasaaraha kaga codsanayaan inuu xilka iskaga dego, iyagoo sababtana ku sheegay inay kala socon waayeen Hawlihii Xukuumaddu khilaafka jira aawadii….
