Webmaster

    Daawo:Saaka Inqilaab Mucaskarbaa Ka Dhacay Dalka Horaa Looga Takhalusay Saxafadii Guurtidii Baarlanka Ugu Danbeyo Waydinka Saaka Arkaya”Xildhiban Siciid Cilmi Rooble

    Hargeisa 15/11/2014(SDN/QJ)xildhiban siciid cilmi rooble iyo xildhibano  kale  oo  saxafada la hadlay  intaan la xidhxidhin  ayaa saaka ka hadlay  sida loola wareegay  golahoodii wakilda iyagoo  bulshadana ugu baaqay  inay ka dhiidhiyan  sidoo kale xukuumada ugu baaqay inany  ka cabsan  askarta https://www.youtube.com/watch?v=AEjFLaEIXYM&list=UUj53Q4qchNyqvg6xkrKt2pg Hargeisan SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

    Read More

      Daawo:Xildhibanada Golaha Wakilada Gobalada Salal Iyo Awdal Oo Ka Soo Hor Jeestay Mooshinka Ka Dhanka Gudomiye C/raxman (Ciro)

      Hargeisa 15/11/2014(SDN/QJ)Badiba xildhibanada golaha wakilda ee ka soo jeeda gobalada awdal  iyo  salal ayaa saaka gaara uga baxay  iyagoo sheegay  in  aanay  ka qayb  galayn  mooshika  lagu  doonayo  in xilka lagaga xayuubiyo gudoomiyaha golaha wakiada somaliland c/raxman maxamed c/lahi ciro  iyagoo sheegay  inanay  maanta haboonayn  in  xilagan  la joogo  c/raxman  xilka laga qaado http://youtu.be/I9KbZiU0cVg?list=UUj53Q4qchNyqvg6xkrKt2pg Hargeisa…

      Read More

        Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye oo Aragti Haboon iska taagay Khilaafka Golaha Wakiilada DAAWO

        Hargaysa 15.Nov 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Xisbiga Muxaafadka ah ee Kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xaruntiisa ayaa baaq u jeediyey shacabweynaha Somaliland, kuna adkeeyey adkaynta nabadgelyada iyo muujinta ilbaxnimadooda. Md Muuse Cabdi Gudoomiyaha xisbiga Kulmiye oo shir jaraa’iskaa ay ku wehelinayeen gudoonka sare ee xisbigu waxa uu ugu horayn sharaxay…

        Read More

          Daawo:Xaaji Cabdi Waraabe Oo Markale Dhex Galay Golaha Wakilda Iyo Go,aano Uu Ka Soo Saaray Khilafkii Golaha Wakilada

          Hargeisa 15/11/2014(SDN/QJ)oday  xaaji  cabdi kariin waraabe ayaa saaka isaguna  isku soo cumaamaday  sidii uu dejin lahaa golaha wakilda somaliland xili ay  dadwayne tiro  badani  iskugu soo baxen isagoo  ku  baaqay  in  lajoojiyo  maashinka ka dhanka ah  c/raxman  ciro  iaydoo la isku soo noqon doono  laba casho ka bacdi https://www.youtube.com/watch?v=VEGEQ6CyDtI&index=1&list=UUGmNqGmh7s8naDN8P8YU_SA Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidasporanews.com

          Read More

            Daawo:Gudoomiye Ku Xigeenka Golaha Wakilada Baashe Oo Shir Gudoominaya Fadhi Aan Kooramkiisu Buuxsamin

            Hargeisa 15/11/2014(SDN/QJ)gudoomiye ku xigenka golaha wakilada somaliland baashe maxamed faarax  oo saaka  shir gudoominayey  iyadoo  aanu  kooramku  buuxsamin  iyadoona uuna fadhigaa ka soo xaadirin  gudoomiiyaha golaha wakilada somaliland https://www.youtube.com/watch?v=fbzaSYAZ2UI&list=UUGmNqGmh7s8naDN8P8YU_SA Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

            Read More

              Guddoomiye Saleebaan Oo Goor dambe isa Soo Canaantay, Fadhigii Mu’aamaradaysnaa Ee Saakana Joojiyey

              Hargeysa:Nov,15,2014(SDN/QJ)-Guddoomiyaha Golaha Guurtida somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa saaka Baajiyey Kal-fadhigii Golaha Wakiillada oo  la doonayey in xilka Lagaga qaado Guddoomiye Cirro oo Xukuumaddu u malcuunsan tahay. Guddoomiye Saleebaan Maxamuud Aadan oo ay wehelinayaan Tiro ka tirsan Golihiisa Wakiillada, ayaa saaka soo galay Madashii Fadhiga Wakiillada, waxana ay codsadeen ina dhegaysto, isla-markaana la baajiyo Kulanka…

              Read More

                Akhri Magacyada 5-Xildhibaan Oo Ka Tirsan Xisbiga Waddani Oo Xabsiga Loo Taxaabay

                Hargeysa:Nov,15,2014(SDN/QJ)-Ciidanka Argagixiso la dirirka ee RRU-da loo yaqaanno ayaa maanta xabsiga dhigay 5-Xildhibaan Ka Tisan Golaha Wakiillada, kuwaas oo taageersan Guddoomiyaha Xisiga Waddani oo saaka ka Biyo Diiday Tallaabada Xukuumaddu kula wareegtay Xarunta Golahaas. Shanta Xildhibaan oo ka hor intii aa xidhin warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in Golahoodii lagu soo duulay, isla-markaana xukuumaddu si…

                Read More

                  Daawo:Gudoomiyaha Golaha Guurtida Oo Marka Tallo Faro Ka Haado Soo Dhex Golaha Iyo Guurtida Oo Mudo Labo Casha Ah Fasaxay Golaha

                  Hargeisa 15/11/2014(SDN/QJ)Gudoomiyaa golaha guurtisda somaliland asleban maxamuud aaada ayaa  iyo oday  xaaji  c/karin  warabe  ayaa saaka markay  isku cakirantay  cirkana isku shereertay  khilaafkii golaha wakulada somaliland ayaa  waxay  go,aan ku gaadhen in  mudo  labo  casho  ku  baaqen  inuu goluhu  fasax  ahaado https://www.youtube.com/watch?v=UFESYGDDXG4&feature=youtu.be Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

                  Read More

                    Dhamaan Reer Cali Shimbir waxay Hambalyo Aroos u Dirayaan Libaan Axmed Cali Shimbir Iyo Nuura Keyse Abdillahi oo arooskoodu ka dhacay Hargaysa

                    Dhamaan Reer Cali Shimbir Maxamed Cali Shimbir, Axmed Cali Shimbir iyo Caruurtiisa ,Buraale Cali Shimbir iyo Caruurtiisa, Cabdiraxmaan Cali Shinbir iyo caruurtisa,Cabdilaahi Cali Shinbiriyo Caruurtiisa,Caasha Cali Shimbir iyo Caruurteeda, Layla Cali Shimbiriyo Caruurteda, Sahra Cali Shimbir ,Ibraahin Cali Shimbir , Hodan Cumar Yare Caruurteeda , Foosiya Cumar Yare Caruurteda , Mahad Cumar Yare , Xaaji…

                    Read More

                      Mudaharaad isku badalay Dhimasho iyo dhawac oo ka dhacay Burco iyo Xildhibaano Wadaniya oo Xabsiga loo taxabay iyo xalada oo Cakiran

                      B15Nov14 (SDN/QJ)Wararka ka imanaaya magaaladda Burco waxa ay sheeggayaan in 3 qof ay ku dhinteen Magaaladda Burco ka dib markii mudaharaad shacabku ku muujinayaan inqilaabka ka socda Barlamaanka Somaliland ay isu soo baxeen ,ka dibna ciidamadda Somaliland ee Malatarigu ay xabad iyo rasaas shacabka ku rideen. Waraku waxa ay sheegayaan in xaaladda magaaladda Burco ay…

                      Read More

                        Maxaad ka taqaan Shuruucda xil ka qaadista Shir-Gudoonka Wakiilada

                        Hargaysa Nov 15,2014 (SDN)- Mudanayaasha Golaha wakiiladda Somaliland ayaa horaantii sanadkan Cod aqlabiyad ah ku Ansixiyey Xeer hoosaad fasiraya sida xilka looga qaadi Shir Guddoonka Golahaasi. Qoddobka 10aad: Xil-waayida Guddoomiyaha iyo ku-xigeenadiisa ayaa u qoran sidan:- 1.      Guddoomiyaha Golaha iyo labadiisa ku-xigeen waxay xilka ku waayi karaan arrimaha soo socda: Geeri Istiqaalo qoraal ah oo…

                        Read More

                          Waxaa indhaha shacabka JSL ay ku foogan yihiin kuna fiiqan yihiin in maanta lagu kala baxo Dastuurka qaranka

                          Dastuurka ayaa ugu sarreeya xeerarka dalka, xeer kasta oo aan isaga waafaqsanaynina waxa uu noqonayaa waxba kama-jiraan xaaraan ah. Nidaamka siyaasadeed ee JSL waxaa saldhig u ah nabad,talo-wadaag, dimuqraadiyad iyo hanaanka xisbiyada  badan. Awooda sharci sameynta ,wax ka bedelista iyo ansixintaba waxay gaar u yihiin oo iska leh golaha baarlamaanka (guurtida iyo Wakiilada ) .Xeerka diiwaangelinta codbixiya-yaasha…

                          Read More

                          Morocco oo Ka Sastey Cudurka Ebola Iyo Equatorial Guinea oo Dhabarka Saaratey Iney Marti Geliso (Cup Of Nation) By Jaahuur.

                          Equatorial Guinea-15-Nov-2014-(SDN/QJ)Akhyaartay qormadeena ciyaarha waxaynu ku eegeynaa koobka horyaalka Afrika (Cup Of Nation) oo bilhii aynu soo dhaafney jaahwareer ku jirey markii aay Morocco iska fogeysey in lagu qabto wadankeeda gundhigna uga dhigtey cudurka Ebola ee aafeeyey galbeedka Afrika. Haddaba xiriika kubadda cagta ee Afrika oo la dhakafaarsan waddanka aay u jaheen ahaayeen in lagu…

                          Read More

                            Gudoomiye Cirro oo ilaalo gaar ah ay weheliso iyo ciidamada RRUda oo saaka ku kala caf qaaday xarunta Wakiilada

                            Hargeysa Nov 15,2014(SDN/QJ)-Kulan manta lagu waday in uu ka dhaco baarlamaanka Somaliland Ayaan sidii loogu talogalay u qabsoomin ka dib kolkii goobta ay ka soo xaadireen ciidamo ay halkaa geysay xukuumada iyo ilaalo la socotay Guddoomiye Cabdiraxmaan Cirro. Xildhibaanada mucaaridka iyo Guddoomiyaha Gollaha wakiilada oo ay weheliyaan ilaalada Guddoomiyaha Baarlamaanka ayaaney u suurto gelin in…

                            Read More

                              DAAWO:Madaxweynaha Soomaaliya oo ka hadlay qorshaha dawlada ee 2016ka balse ka gaabsaday khilaafka isaga iyo Raiisul Wasaaraha

                              Muqdisho Nov 15,2014(SDN/QJ)-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shir jaraaid oo uu ku qabtay xarunta Madaxtooyada Soomaaliya ayaa waxa uu uga hadlay wax uu ugu yeeray Higsiga 2016ka. Madaxweynaha ayaanse sooba hadal qaadin khilaafka caalamku sida wada jirka ah u canbaareeyay ee u dhexeeya isaga iyo raisul wasaare C/weli sheikh.

                              Read More

                                Mareykanka oo ku goodiyay in uu jarayo gacan qabadka dhaqaale ee uu siiyo Soomaaliya

                                Washington Nov 15, 2014(SDN/QJ)-Dawlada Mareykanka ayaa ku hanjabtay in ay jari donto inta badan gacan qabadka ay siiso dawlada Soomaaliya sababo la xiriira isqabqabsadka madaxda sare ee dawlada. EARGEYGA Mareykanka ee Soomaaliya James P. McAnuty ayaa dhawaan ku hanjabay jarida mucaawinooyinka hadaan madaxweynaha iyo raiisul wasaaruhu wadashaqeyntii soo celin. Sidaa waxa jariirada AP u sheegay…

                                Read More

                                  Somaliland Parliamentary squabble sinks to a new low, tribalism

                                  Hargeisa- Somaliland’s lower house Wakiilo are currently embroiled in a  feud that lead to a show down between the opposition party Wadani and the ruling party Kulmiye and it could possible cost the speaker his post. Somaliland security forces are seen at the parliament building today, where the parliamentarians are expected to hold an agenda setting meeting. The parliaments agenda items…

                                  Read More

                                    Maraykanka Oo Cambaareeyey Tacaddiyadda Xukuumadda Siilaanyo Ku Hayso Saxaafadda Madaxa Bannaa

                                    Washington:Nov,15,2014(SDN/QJ)-Xukuumadda waddanka maraykanka ayaa luuqad adag ku dhaleecayay Tallaabooyinka tacaddiga ah ee xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ku cadaadinayso aorriyatul-qawlka iyo saxaafadda Madaxa Bannaan. Waaxda Arrimaha Dibadda u qaabilsan maraykanka, ayaa xukuumaddan Kulmiye uga digtay Beegsiga iyo ugaadhsiga saxaafadda Madaxa Bannaan iyo waliba Shakhsiyaadka afkaartooda cabira ee xadhiga lagaga aarsanayo. Qoraalka Xukuumadda Maraykanku soo saartay oo uu…

                                    Read More