Webmaster

    Moshinkii xaaranta ahaa, oo mooshin xalaal ah dhalay

    “Aduunyada nin nooloow maxaa aragti kuu laaban” Xildhibaanadii ku guul daraysatay moshinkii ay ka keeneen Raysal wasaaraha ayaa maanta aad uga carooday inuusan qabsoomin fadhigii baarlamaanka oo logu qaybin lahaa moshin ka dhan ah Xukuumada, shirar u socday ilaa galabta ayaa waxaa la soo wariyey iney goaan ku gaareen iney moshin ka keenaan Gudoomiye Jawaari…

    Read More

      DAAWO:Xasan Ciise oo ka Hadlay dhacdooyin​kii Barlamanka ee Shalay

      Hargeysa Nov 16, 2014(SDN/QJ)-Guddoomiyihii urur siyaasadeedkii haray ee Xaqsoor Md Xasan Ciise ayaa ka hadlay shaqaaqadii shalay ka dhacday Xarunta Gollaha Wakiilada ee Hargeysa. Xukuumada ayaa ciidan laxaad leh waxa ay dhoobtay agagaarka xarunta Wakiilada waxaana la iska hortaagay Guddoomiyaha Wakiilada oo hogaaminayay garabka mucaaridka. Isku daygii Xukuumada ee ahaa in xilka laga tuuro Gudoomiye…

      Read More

        Somali taxi driver beaten and threatened in Lieksa

        Somali-born Abdi is the first dark-skinned taxi driver ever to be hired in Lieksa, North Karelia. A week ago, after two months on the job, he received death threats and was verbally abused and physically assaulted after his night shift. Police are investigating the incident as a racist crime. Abdi (full name undisclosed) moved to…

        Read More

          Shacabka Oo Is Weydiinaya Sababta Faysal Cali Waraabe Uga Aamusan Yahay Tallaabooyinka Qallafsan ee Xukuumaddu dalka Ka Waddo Maalmahan

          Hargeysa:Nov,16,2014(SDN/QJ)-Gebi ahaanba shacabka somaliland, ayaa si weyn isu weydiinaya sababta uu Guddoomiyaha Xisbiga Ucid oo caan ku ahaa inaanu xaqa ka gabinini uu Haatan Afkiisa uga xidhay tallaabooyinka qallafsan ee xukuumaddu dalka ka wadddo maalmahan dambe. Dadweynaha ku Nool somaliland, ayaa warbaahinta kala duwan kala socday Boqolaal siyaasi oo dhexda usoo xidhay inay ka falceliyaan…

          Read More

            Qaramada Midoobay Oo Ka Hadashay Dhibka Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo Ka Aloostay Aqalka Baarlamaanka

            Nairobi:Nov,16,2014(SDN/QJ)-Qaramada Midoobay ayaa ka hadashay dhibaatada ka taagan Aqalka Golaha Wakiillada somaliland oo maalmihii ugu dambaysay ay hadheeyeen Khilaafka Dhinaca Madaxtooyada laga soo tahriibiyey. War qoraal ah oo kasoo Baxay xafiiska Wakiillka qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Somalia, ayaa lagu sheegay in laga warwarsan yahay dhibaatada ka dhalan karta khilaafka Wakiillada la dhex dhigay. Warkan…

            Read More

              Akhri Sababta Mudanayaasha Reer Awdal u Qaadaceen Mooshinka Ka Dhanka Guddoomiye Cirro oo ay Markii Hore Taageersanaayeen

              Hargeysa:Nov,16,2014(SDN/QJ)-Mudanayaasha Aqalka Wakiillada kaga jira Gobolka Awdal, ayaa shalay si u diiday inay qayb ka noqdaan Shirqool  Madaxtooyada kasoo baxay, kaas oo la doonayey in si xoog ah xilka looga qaado Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi(cirro). Sida ay sheegayaan xogaga soo gaadhaya Qurbejoog.com, waxa Mudanayaasha Reer Awdal  ay markii hore ogolaayeen in meesha laga…

              Read More

                Xukuumadda Oo Ciidamo Wajiga Duuban Ku Daadisay Hareeraha Aqalka Guddoomiye Cirro Ka Deggen yahay Magaalada Hargeysa

                Hargeysa:Nov,16,2014(SDN/QJ)-Ciidamo la sheegay in ujeeddo gaar ah laga leeyahay, ayaa Xalay fiidkii hore la geeyey agagaarka Aqalka uu Guddoomiyaha Golaha Wakiilladu ka deggen yahay Magaalada Hargeysa, waxana wararku intaas ku darayaan in ciidamadaasi dhaqdhaqaaqyo  badan ilaa xalay samaynayeen. Wararka aanu helayno ayaa sheegaya in ciidanku dabagal ku hayeen cidkasta oo gelaysa am aka baxaysa Xarunta…

                Read More

                  “Ninka Baashe La Yidhaahdo Oo Iska Awr-kiraale ah Oo Aan Leeyahay Qoladii Khaatumo Naga Qabta, ayaa la doonayaa….”Muj. Cali Gurey.

                  Hargeysa:Nov,16,2014(SDN/QJ)-Guddoomiye-ku-xigeenka Saddexaad ee Xisbiga Ucid Mujaahid Cali Gurey ayaa sharraxaad ka Bixiyey ujeeddooyinka ay xukuumaddu ka doonayso Qalalaasaha ay ka waddo Golaha Wakiillada iyo cidda la doonayo in meesha la dhigto. Mujaahid Cali-gurey oo ka hadlay arrintan, ayaa farta ku fiiqay Halka loo socdo iyo cidda ay xukuumaddu la doonayso inay saarto Kuraasta laga kicinayo…

                  Read More

                    Mudahaaradadii lagaga soo Hor Jeeday Qaabkii ay Xukuumadu u faro gelisay Golaha Wakiilada iyo Dareenka Shacabka Magaalooyinka Burco iyo Ceerigaabo DAAWO

                    Hargaysa 16,Nov 2014 (SDN/QJ)- Allaah ha u naxariistee Ruux Dumar ah, ayaa ku geeriyootay, shan kalena way ku dhaawacmeen Muddaharaad xooggan oo gelinkii hore ee shalay  gilgilay magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer ee Somaliland. Muddaharaadka ayaa dadweynaha ku dhaqan magaalada Burce ee sameeyey waxay kaga soo horjeedeen Mooshin ay Xildhibaannada Muxaafidka ah ee Xukuumadda…

                    Read More

                      Dareenka ay Mudanayaasha Wakiiladda ee Gobolka Awdal ku qaadaceen ka qayb galka Fadhigii Shalay DAAWO

                      Hargaysa 16.Nov 2014 (SDN/QJ)- Mudanayaasha Golaha Wakiilada ee Gobolka Awdal Khaasatana ku abtirsada Xisbiga Kulmiye ayaa Sabab u noqday inuu Shalay Furmi waayo Kalfadhigii 26aad ee Golaha Wakiilada Jamhuuriyada Somaliland kadib Markii uu Kooramku dhaafi waayay 38 Mudane. Mudanayaasha Reer Awdal ayaa Sababta ay fadhigaas u qaadaceen ku sifeeyay Markii ay arkeen in Talada Somaliland…

                      Read More

                        “Waxaa Muuqata in Xukuumada Maanta Joogtaa Ay Xalaashatey Daadinta Dhiiga Dadkii Doortey iyo Ku Xad gudubka Dhamaan Shuruucda Iyo Dastuur Dalka”Xisbiga Ucid

                        Hargaysa 16.Nov 2014 (SDN/QJ)- Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID ayaa ku tilmaamay xukuumadda madaxweyne Siilaanyo inay xalaashatay daadinta Dhiiga dadkii soo doortay, kadib markii ay Shalay  dad rayid ah ku dishay Magaalada  Burco ee Xarunta Gobolka Togdheer,kuwaas oo mudaharaad ay kaga soo hor-jeedaan xilka qaadista Guddoomiyaha Golaha Wakiillada sameeyey, isla markaana waxay cambaareeyeen xadhiga xildhibaanada…

                        Read More

                          Taliyaha Ciidanka Booliska oo Ka Hadlay Ciidamada ay Geeyeen Golaha Wakiiladu nooca ay ahaayeen

                          Hargaysa 16.Nov 2014 (SDN/QJ)- Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Sarreeye Guuto Cabdillaahi Fadal Iimaan Ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay wararka sheegaya in uu xarunta Baarlamaanka geeyay ciidan RRU ah isla markaana ka qaaday ciidankii hore u jogay. Sarreeye Guuto Cabdilaahi Fadal Iimaan waxaa kale oo uu sheega in tirade ciidanka booliksa ha ee ay Xarunta Baarlamaanka…

                          Read More

                            “Maanta Xukunkii Milateri ee Siyaad bare aanu ka diidnay ayaa dalka ka Jira” Xildhibaan Baar Siciid

                            Hargaysa 16.Nov 2014 (SDN/QJ)- Xildhibaan Baar Siciid Faarax oo ka mid ah xildhibaanda golaha wakiilda Somaliland ee laga soo doortay Gobolka Sanaag ayaa  xukuumada uu hogaamiyo madaxwayne siilaanyo dhaliil usoo jeedisay isla markaana xukumada somalilland faro galin ba an ku hayso aqalka barlamaanka Xildhibaan baar ayaa sidoo kale sheegtay in manta aan indhaha laga qarsan…

                            Read More

                              Wasaaradda Arrimaha Dibada ee Maraykanka “Somaliland Waxay Ka Gudbaysa Xadkii Lagu Unkay”

                              Washington 16.Nov 2014 (SDN/QJ)- Madaxa wasaaradda arrimaha dibadda ee dalka maraykanka u qaabilsan xidhiidhinta siyaasadda iyo ganacsiga mandaqadda beriga iyo badhtamaha Afrika Mr. Brian Phipps ayaa qoraal toos uu ugu diray xafiiska wasiirka arrimaha dibadda Somaliland, wuxuu isagoo ku hadlaya magaca afka dawladda maraykanka canbaareeyey falalka ay xukuumadda Siilaanyo ku xidh xidhay weriyayaal bishani lagu…

                              Read More

                                Fadhigii Baarlamanka Somalia oo Fashilmay,Gudoomiye Jawaari oo isaga cararay iyo Mudanayaasha oo ka dhex Heesay DAAWO

                                Muqdisho 15.Nov 2014 (SDN/QJ)- Fadhigii Golaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee Sabtidii maanta, ayaa maalintii labaad ku dhammaaday Buuq, Qaylo iyo Saxan Xildhibaannada taageeran Raysal-wasaaraha Xukuumaddu ku hor-istaageen Mooshin ka dhan ah Raysal-wasaare Cabdiweli Sheekh oo ay dhawaan soo gudbiyeen Mudanayaasha taabacsan Madaxweynaha oo khilaaf ba’ani ka dhexeeyey dhawrkii toddobaad ee u dambeeyey. Buuqa, Qaylada iyo…

                                Read More

                                  Daawo:Wasiir Ku Xigeenka Amaanka Oo Ku Faanay In Ilaa Iyo Haatan Ay Shan Xildhiban U Xidhan Yihiin

                                  Hargeisa 15/11/2014(SDN/QJ)wasir  ku xigenka aminga somalialnd ayaa saaka ka hadlay  xadhiga xildhibanada golaha wakilada isagoo wasiirku  ugu baaqayinay  ilaaliyan amaanka isgoo  ku  faanayba inay  ilaa iyo haatan  ay xidhan yihiin  5 xildhiban http://youtu.be/uopLyVB7mlw?list=UUj53Q4qchNyqvg6xkrKt2pg Hargeias SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

                                  Read More

                                    Daawo:Waa Xuskii 20 Guuradii Dagaalkii 1994kii Oo Waji Kale Leh ,Golahii Inqilab Baa Xukuumadu Samaysayu Mujahid Cali Yuusuf

                                    Hargeisa 15/11/2014(SDN/QJ)gudoomiye ku xigenka sedaxad  ee xisbiga ucid mujaahid  cali  guray  ayaa mudaharaydaii maanta ka dhacay  guud ahaan dalka  ku  tilmaay xuskii 20 guuradii  dagaalkii sokeye 1994  oo uu sheegay  inuu nooc kale  ku  bilaabmay  iasgoo xukuumada ugu  baaqay  inay  umada ka dayso  khlakhalka iyo  burburinta https://www.youtube.com/watch?v=J_YqYCvbiYM Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

                                    Read More