Akhri Tirada Dadka Caalamka Lagu Addoonsado Oo La Baahiyey
New york:Nov,18,2014(SDN/QJ)-Walk Free oo ah Hay’ad ku Hawllan arrimaha Dadka caalamka ku Nool ee wali addoonsiga loo Haysto, ayaa soo saartay tiro dad ah oo caalamka lagu addoonsado sidii waayo waayo dhici jirtey. Hay’adan oo xarun ku leh dalka Australia ayaa shaacisay in 36 milyan oo qof ay ku jiraan Nolol aad u liidata oo…
