Somaliland Oo Caalamka I Dirtay Farriin ay Ku Baabi’inayso Sawir Foolxun Oo laga Dhex Arkay Mu’maamaraddii Wakiillada Dhawaan Ka Dhacday
Hargeysa:Nov,19,2014(SDN/QJ)-Xukuumadda somaliland ee uu Hoggaamiyo Madaxweyne Siilaanyo, ayaa qoraal dheer oo ay ku masaxayso Hantaago ay gacanteeda ku geysatay oo ka dhalatay Dhibkii dhawaan Baarlamaanka ka dhacay u dirtay caalamka. Farriintan oo maalintii Isniintii ay Wasaaradda Arrimaha Dibaddu dirtay, ayaa caalamka Gacanta dhaw siiyo somaliland lagu wargeliyey in arrintii Golaha Wakiillada ay Guurtidu gacanta ku…
