Webmaster

    War Degdeg:Ciidamo Tiro Badan Oo Dhooban Waddooyinka Ku Dhaw Baarlamaanka Somaliland Iyo Shacabka Oo Aan Loo Ogolayn Inay Halkaas Kasoo Dhawaadaan

    Hargeysa:Nov,15,2014(SDN/QJ)-Saaka shacabka reer Hargeysa waxa ay kusoo tooseen Ciidamo indhahooda ku cusub, kuwaas oo Hawlgallo ka wada dhammaanba waddooyinka ku dhaw dhaw Xarunta Baarlamaanka somaliland oo Khilaaf xooggani ka taagan yahay. Mid kamid ah Hawlwadeenada Qurbejoog.com, ayaa saaka indhihiisa kusoo arkay Boqolaal ka tirsan ciidamada Booliska iyo Argagixiso la dirirka, kuwaas dhooban Goobaha Isgoysyada iyo…

    Read More

      “400- askari ayaa Barlamaanka loo diyaariyey si hawlgal Inqilaab ah oo loogu talo galay inuu Baarlamaanka ka dhaco lagu fuliyo, waxa kale oo la Go’aamiyey in Afarta Habeenimo Wixii ka bilaabma” Guddoomiye Cirro

      Hargeysa:Nov,15,2014(SDN/QJ)-Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland, Ahna Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani, ayaa xalay saqdii dhexe ka Hadlay Tallaabo xukuumaddu si awood ah ugula wareegtay Golihii iyo dabino la maleegay si meesha looga tuuro Guddoomiyenimadiisa. Guddoomiye Cirro oo goor dambe oo xalay ahayd la hadlay Warbaahinta, ayaa caddeeyey in ciidan aad u tiro badan la dhoobay…

      Read More

        Officials say US, frustrated with Somali leaders, threatens to cut funding, will boycott forum

        MOGADISHU, Somalia — The United States has threatened to make significant cuts in the financial assistance it gives to Somalia because of political bickering by its leaders, officials said. The top U.S. representative to Somalia, James P. McAnulty, recently threatened an aid cut unless the country’s bickering president and prime minister begin working together, a…

        Read More

          Dur-Dur Band chooses Mpls. for first gig in 20 years

          When Somalia collapsed into a civil war more than two decades ago, the nation’s cultural community suffered. For Somalis, a big blow came when the Dur-Dur Band, the country’s preeminent party band of the 1980s, dissolved. Since then, its members have been separated far from their homeland. Tonight, members of the popular musical group will…

          Read More

            Amar Madaxtooyada Kasoo Baxay Oo Lagu Xidhay Xogyahihii Guud Ee Golaha Wakiillada

            Hargeysa:Nov,15,2014(SDN/QJ)-Xoghayihii Guud ee Golaha Wakiillada somaliland Cabdirisaaq Siciid Ayaanle, ayaa waxa lagu xidhay Amar kasoo Baxay Madaxtooyada kadib markii uu si badheedh ah uga Hadlay saluugga uu ka qabo tallaabada lagu beddelay Ciidankii Ilaalada u ahaa Golaha. Xadhiga Xoghayaha Waxa warbaahinta u xaqiijiyey Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Mudane Cirro oo xalay Saqdii dhexe warbaahinta LLa Hadlay,…

            Read More

              AFHAYEENKA XISBIGA WADDANI EE QAARADA YURUB OO KU SUGAN WADANKA KENYA AYAA XUKUUMADA KULMIYE UGA DIGAY INAY XOOG IYO BAQDIN-GELINTA MUWAADANIINTA XAL U MOODO

              Nairobi Nov 15,2014(SDN/QJ)-Soomaaliland waxay dadaal iyo dagaalba ugu jirtay mudo dheer sidii ay uga midho-dhalin lahayd kalsooni u helida gooni isu-taageeda iyo madaxbanaanideeda si ay uga mid noqoto Dawladaha Aduunka ka jira, una hesho Ictiraaf ama aqoonsi buuxa. Hadaba si aynu u gaadhno gunta yoolka aynu higsanayno waxaa hubaal ah inaynu soo jiidhnay derbiyo waaweyn…

              Read More

                2-day event builds Christian-Muslim relationships

                EXCELSIOR, Minn. (AP) – The Evangelical Lutheran Church is hosting a two-day conference designed to build bridges between Christians and those of Muslim faith. The conference is on Friday and Saturday. Experts will talk about tough topics, including how to overcome barriers put up by extremist preachers. Many of the activities take place at Mount…

                Read More

                  Xubnaha Baarlamaanka iyo Xukuumadda Kaga Jira Beesha Habar-yoonis Oo Shir Albaabadu u Xidhan yihiin ku Leh Hargeysa iyo Wasiir Waran-cadde Oo Looga Dhaartay

                  Hargeysa:Nov,14,2014(SDN/QJ)-Sida ay sheegayaan wararka aanu Ka Helayno Hutel Kaah ee Magaalada Hargeysa, waxa Maanta Kulan Qado ah iskugu yimi Haldoorka, Madax-dhaqameeda, wasiirrada iyo Xubnaha kaga jira Golayaasha Baarlamaanka iyo Guurtida, waxana Kulankaas lagu lafoguray KHilaafka ka taagan Aqalka Wakiillada somaliland. Kulankan oo ah mid  qarsoodi ah, isla-markaana uu soo Abaabulay Suldaanka Guud ee Beesha Habaryoonis…

                  Read More

                    Suldaanka Ruuxiga ah ee Beesha Habar-yoonis Oo Luuqad Adag Kaga Falceliyey Weerarka Madaxtooyadu Ku Hayso Guddoomiye Cirro

                    Hargeysa:Nov,14,2014(SDN/QJ)-Suldaanka Guud   ee Beelaha Habar-yoonis SuldaanSuldaan Maxamed Suldaan Xirsi Qani, ayaa Noqday Hoggaamiyii ugu horreeyey xagga dhaqanka ee si badheedh ah uga hadlo Hujuumka  Madaxtooyada somaliland ku Hayso Xilka uu Guddoomiyaha Golaha wakiilladu ka Hayo Aqalka Baarlamaanka somaliland. Suldaanka Guud ee Beelahaasi waxa uu muujiyey inaanu ku qanacsanayn Tallaabada La Doonayo in Meesha lagaga saaro…

                    Read More

                      Muran Soo Kala Dhexgalay Jaaliyadda Somalida Denmark Oo Loo Hakinayo Kulamo Xogol-xaadh u ahaa Shireynaha Arrimaha Soomaalida ee Copenhagen ka Dhacaya

                      Copenhagen:Nov,14,2014(SDN/QJ)-Dawladda Waddanka Denmark ayaa ku Hawllan qorshe lagu hakinayo kulan Gogol-xaadh u ahaa shirka dhawaan la filayo in somalida loogu qabto magaalada Copenhagen. Kulankani ayaa ahaa mid hor dhac u ah Shirka 19-ka bishan Soomaaliya loogu qabanayo Magaalada Kopenhagen, waxa ayna wararku sheegayaan in muran adag uu hadheeyay Jaaliyadda kunool Dalkaasi oo ka shaqeyneysa Shirkan,…

                      Read More

                        Kenyan Airways Oo Soo Bandhigtay Khasaare Ku Habsaday Oo Gaadhay 10-Bilyan Oo shillin

                        Nairobi:Nov,14,2014(SDN/QJ)-Shariikadda Diyaaradaha ee     Kenyan Airways, ayaa Baahisay Khasaare laxaad leh oo soo gaadhay, kaas oo lagu qiyaasay ilaa iyo 10-Bilyan oo shilinka dalka Kenya ah. Qiimeyntan la sameeyay ayaa ah mudo sanad badhkiis ah, oo ku dhamaatay bishii September ee sanadkan 2014-ka. Masuuliyiinta Shirkadan ayaa sababta keentay hoos u dhacaan ku go’aamisay amaan darada…

                        Read More

                          Khaliifka Islaamiyiinta ISIL Oo Soo Diray Cajalad Uu Ku Beeninayo Dilkiisa Oo Hore Loo Baahiyey

                          Mousil:Nov,14,2014(SDN/QJ)-Khaliifka kooxda Islaamiga ah ee ISIL Abu Bakr al-Baghdadi ayaa soo saaray cajalad maqal ah oo uu soo duubay si uu u beeniyo  warar dhawaan Reer Galbeedku Baahiyeen oo sheegayey inuu duqayn ku geeriyooday ama ku dhaawacmay. Cajalada codka ah oo soconaysa 17 daqiiqo oo laga soo daayay baraha bulshada ayaa uu al-Baqdadi ku sheegay…

                          Read More

                            Warar Cusub Oo Kasoo Kordhay Kontinarkii Hubka iyo Dirayska Diday Ee Dhawaan Dekedda Muqdisho Lagu Qabtay

                            Muqdisho:Nov,14,2014(SDN/QJ)-Warar cusub ayaa kasoo kordhaya Kontinar cabsi iyo shaki ku abuuray Dawladda Federalka somalia, kaas oo Bishii hore lagu dhex arkay Hub, dirays Militeri iyo Agab kale oo kamid ah waxyaabaha qarxyada loo adeegsado. Shabakadda wararka ee IHS Maritime, ayaa iyadu qortay warar ka faahfaahsan kii hore, kuwaas la xidhiidha Halka uu ku dambeeyey Kontinarkaas…

                            Read More

                              “Siilaanyo waa Nin aanu Saaxiib Nahay aadna usoo wada shaqaynay, Reerkiisa iyo Kaygu asxaab bay ahaayeen, waana nin aanu dadka isaga sokayno.” Cali Khaliif

                              Miniapolis:Nov,14,2014(SDN/QJ)-Siyaasiga Ku Hawllan Fadqalaynta Deganaanshaha Gobolada Bariga somaliland Cali Khaliif Galaydh, ayaa markii ugu horraysay Si cad u sheegay xiisaha uu qabo wada hadallo uu la yeesho Xukuumadda somaliland, si meesha looga saaro Xurgufta ka taagan deegaanada Bariga somaliland. Cali Khaliif Galaydh ooh ore u sheegay inuu yahay Madaxweynaha Kooxda Khaatumo, isla-markaana iska diiday inuu…

                              Read More