Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad ee Wakiilada oo ka hadlay asbaabaha ay u hortaagan yihiin Komiishanka Cusub
Hargaysa 28.Oct 2014 (SDN/QJ)- Guddoomiye-ku-xigeenka Koowaad ee Golaha Wakiillada Somaliland Baashe Maxamed Faarax, ayaa ka hadlay khilaafka Golaha Wakiilladda labada garab ukala jabiyey, waxana uu sheegay in khaladku ka yimi dhinaca Guddoomiyaha. Guddoomiye Baashe Maxamed Faarax oo saxaafadda la Hadlay, ayaa sheegay in Guddoomiye cirro si gaar ah wax uga Beddelay Wixii Goluhu ansixiyey oo…
