Webmaster

    Dawlada Maraykanka oo la Sheegay inay Xayiraad dhanka Socdaalka ah ku soo Rogtay Prof Cali Khaliif Galaydh

    Washington 27.Oct 2014 (SDN/QJ)- Dawladda Maraykanka,ayaa xayiraad ku soo rogtay Dr Cali Khaliif Galaydh ka dib markii ay u aqoonsatay in uu yahay dagaal ooge fidno ka dhex wada Somaliland. Xayiraadda lagu soo rogay hor joogaha kooxda nabad-diidka ah ee khaatumo,ayaa ka dambaysay markii dawladda dalka Itoobiya waddankeeda ka mastaafurisay Cali Khaliif Galaydh oo socdaalkiisii…

    Read More

      TACSI: Marxuum Cali Khayreh Ilaahay haw naxariisto

      Dr.  Faysal  Cabdi Badhaadhe ,  Musharraxa Golaha  Wakiillada Somaliland ee Gobolka Togdheer  isagoo ka tiiraanyaysan wuxu  tacsi u dirayaa  Saleebaan Cali Khayreh  oo maanta  aabbihii Cali Khayreh ku geeriyooday magaalada Burco ee xarunta Gobolka Togdheer.  Dr. Faysal Cabdi  Badhaadhe wuxu Ilaahay uga baryayaa  Saleebaan Cali Khayreh iyo dhammaan ehelkii iyo asxaabtii uu ka baxay  Marxuum…

      Read More

        Magacaabis Guddi dhex dhexaadin ah oo kala dhex gala Madaxweynaha iyo Ra’iisal Wasaaraha

        Markii aan arkay isku shaandhayntii uu Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed ee ku sameeyay qaar ka mida ah Golaha Wasiiradiisa, Markii aan arkay War saxaafadeedkii ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Mudane Xasan Sheekh Maxamuud uu ku diidan yahay Isku Shaandhaeynta Golaha Wasiirada ee uu sameeyay Ra’iisal Wasaaraha, Markii aan arkay in…

        Read More

          Waxaa la soo gaahdey waqtigii la cadeyn lahaa ee la cayimi lahaa Doorashooy​inka isbarkan ee mugdiga iyo mad-madowg​a galey

          Maanta waxaa taagan oo la soo gaadhey waqtigii caqli saliim ah lagu cayimi lahaa ee la mudeyn lahaa waqtigii ay doorashooyinka isbarkani ku qabsoomi lahaayeen waxaana ilaa hada lumey 3 bilood, waxaa ay komishankii hore umudeeyeen in diiwaangelinta codbixiyayaashu bilaabmaan bishii hore ee Sebtembar ayna dhamaadaan bisha Decembar 2014. halkaana waxaa ku cad in waqti ku lumay, Laakiin…

          Read More

            Wasiirka Waxbarasha​da oo Maanta kormeer ku maray Iskuulaadk​a ay Maamulaan Turkiga

            Muqdisho  Oct 27,2014 (SDN/QJ)-Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Barbaarinta Mudane Ciisa Maxamed Axmed “Guraase” iyo Wafdi uu hogaaminaya oo ay kamid ahaayeen Wasiir ku xigeenka Wasaarada Waxbarashada Mudane Xaamud Cali Xasan, ku simaha Agaasimaha Mudane Caraboow, Agaasimaha Waaxda Dugsiyada gaarka loo leeyahay Mudane Muuse Caraale ayaa maanta booqasho kormeer ku maray Iskuulaadka Turkiga ay gacanta ku…

            Read More

              Had Sahra Halgan originated from Somalia, she would have been nominated in a leadership position and a good example is Foiza Hajji Adan

              Somali land is extraordinarily conservative society whereby there are no zones for women and that is against the human act bill of  rights  and equal to discrimination and in the event Sahra Halgan born and originate from Somalia, she would have been nominated one of the top posts of Somalia. The majority of our women like Sahra were active…

              Read More

                Hambayo Meher Maxamed Yusuf Madar(Ilkacade)Cosob Yusuf Cilmi oo maherkodku ka dhacay Bristol

                Gudoomiye ku xigeenka Xisbiga Ucid ee Qarada  Yurub Maxamed Yusuf Cilmi Shaxaari,Gudoomiye ku xigeenka Uk Xuseen Bisad ,Khalid Adan Fure ,Maxamed Cusmaan Cuur ,Qawdhan Cali Qawdhan ,Mubaarik Xasan Tamuuje,Khadar Cabdi Jamac Diirta, Axmed Giiga,Yusuf Maxamed Cade ,Cumar Xaaji Aadan, Siciid Cimilo,Rashiid Xoorka,Mustafe Maxamed Tafay, Maxmuud Gaacush,Axmed Indho ,Cabdiraxmaan Basalo ,Yusuf Maxamed Cabdi Arabey,Maxamed Cali ,…

                Read More

                  “Nasiib darada Haysata Shacbiyoow Xildhibaanadii aad soo doorateen waxa Weeye Caqligoodii Iyo Maskaxdoodii Madaxtooyaday amaahiyeen+Beesha Caalamku hana soo fara geliso” Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble DAAWO

                  Hargaysa 26.Oct 2014 (SDN/QJ)- Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo ka Mid ah Golaha Wakiilada Kuna abtirsada Xisbiga Talada Somaliland haya ee Kulmiye haatanse Siyaasadiisu u janjeedhsatay dhanka Mucaaridka ayaa Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo ku eedeeyay inay Lugaha ku Walaaqayso Golaha Sharci dejinta amase Wakiilada Somaliland. Mudane Siciid Cilmi Rooble Waxa uu Cod Dheer Beesha Caalamka kaga…

                  Read More

                    Daawo:Madaxawynaha Oo Maanta Xadhiga Ka Jaray laba Dabaqa Oo Lagu Lagu Kordhiyey Wasaarada Xanaanad Xolaha Somaliland Oo xadhiga Ka Jaray

                    Hargeisa26/oc/2014(SDN/QJ)Madaxawyanaha somaliland axmed maxamed maxauud siilanyo ayaa maanta xadhiga ka jaray dhisme laba dabaqa  oo lagu  kordhiyey  dhismaha wasarada xanaanad xoolaha somaliland https://www.youtube.com/watch?v=2inoPJwkghY&list=UUGmNqGmh7s8naDN8P8YU_SA hargeisa DNN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

                    Read More

                      “Cabdilaahi Abokor waxa lagu helay inuu qarankii Barobagaandheeyey oo uu yidhi xukuumadda madaxweyne siilaanyo waxa ku jira koox gunti-gaab aaanu u naqaano oo…”Garsoore Xuseen Jaamac Belel.

                      Hargeysa:Oct,26,2014(SDJ/QJ)-Garsoore Xuseen Jaamac Belel oo ahaa Garsoorihii saaka Xukunka Saddexda Sano ah ku riday Wasiir-ku-xigeenkii hore ee Wasaaradda Amniga Cabdilaahi Abokor, ayaa faahfaahiyey eedaha lagu helay Masuulkan hore uga tirsanaa Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo. Garsoore Xuseen Jaamac Belel oo saaka markii xukunkani dhacay u warramay warbaahinta, ayaa sheegay inay xukunkaas u cuskadeen qoddobo sharci oo cad…

                      Read More

                        DAAWO Xildhibaanada Muxaafidka Ah oo Ka Waramay Sababta Ay Maanta Uga Soo Qayb Gali Waayeen Fadhigii Aan Caadiga Ahayn Ee Golaha Wakiilada Oo Buuxsami Waayey

                        Hargeisa 26/oc/2014(SDN/QJ) xildhibanada  xisbiga kulmiye  ayaa shir  jaraa,id oo ay qabten  waxa ay kaga hadleen muranka hadheeyey golaha wakiilada somaliland iyo sababta ay xuildhibaanada muxaafidka ahi maanta uga soo xaadiri waayeen kalfadhigii maanta ee lagu balan sanaa in lagu ansixin lahaa todoba xubnood ee komishanka doorashooyinka qaranka somaliland Hargeisa/SDN/QJ Contuct@somalidiasparonews.com

                        Read More

                          Daawo:Khudbadii Madaxwayne Siilnyo Uu Ka Jeediyey Furitaankaa Wasaarada Xanaanada Xolaha Somaliland Oo Qaybo Cusub Lagu Kordhiyey

                          Hargeisa 26/oc/2014(SDN/QJ)madaxwaynaha somaliland axmed  siilanyo ayaa saaka xadhiga ka jaray  wasarada xanaanada xolha somalilans oo bariyihii ugu  danbeeyey  ay socotay  dib  u dhiskedu  iyadoo qaybo  cusub lagu kordhiyey https://www.youtube.com/watch?v=l-hZdKabLcU&feature=youtu.be Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidasporanews.com

                          Read More

                            Bulshada Afka Somaliga ku Hadashay ee ku dhaqan London oo cabasho ka cawday Baramijka Somaliweek oo isku badalay Goob dhaqanka lagu xumeeyo dawasho wacan waxii ka dhacay goobta

                            London26Oct14(SDN) waxa sanad walba lagu qabtaa london baramij lagu magacabo somaliweek oo lagu casumo abwaaniin iyo fanaaniin si loo dhirayo galiyo dhaqanka oo ayamaha fasaxa lagu beego kulanka oo ah in caruurta dhaqanka lagu baro gabayada iyo sheekooyinkii hore sanadkan ayaa ka duwan sanadahii hore iyaga oo la keenay heeso dhaqan dumisa hooyo somaliyeed oo…

                            Read More

                              Gudomiye Ku Xigena Koowaad Iyo Labaad Oo Ku Baaqay kala Fadhi Aan Caadi Ahayn Xili Uu Gudmiye Ciro Fasaxii Ku Celiyey Cadiga Iyo Khilaafka Shir Gudoonka Cirka Isku Shareeraya

                              Hargeisa 26/oc/2014(SDN/QJ)Khilaaf Hor  lrh  oo ka dhex curtay  shir gudoonka golaha wakilada somaliland  iyo gudoomiye ku xigeenka kowaad  iyo  kal labaad oo ku  baaqay  inay  qabanayaan kala fadhi aan caadi ahayn  xili gudoomiyaha golaha wakilada c/raxman maxamed c/laahi ciro  uu ku celiyey xildhibanada fasaxodii cadiga ahaa kadiba markii fadhigi  aan caadiga ahayn ee loo balansanaa…

                              Read More

                                Gudoomiyaha Golaha Wakilada Oo Hakiyey Kala Fadhigii Golaha Wakilada Kadib Markii Ay Ka Soo Xadiriwayen Xildhibanadi Kulmiye Iyo Khilafad Hor Leh Oo Ka Dhex Curtay Shir Gudonka Golaha Wakilada

                                Hargeisa 26/oc/2014(SDN/QJ)Kala  Fadhigi aan  caadiga ahayn ee golaha wakilada somaliland oo saaka  la filaayey inuu qabsoomo  o lagu ansixiyo  komishanka doorashooyinka cusuba ayaa saaka noqday  mid  fasilmay oo  aanay ka soo xaadirin  xildhibandii muxafidka ahaa ee garabka kulmiye  iyadoo saaka asalaadi  ay saa xadiren xildhibanadii kale  oo uu buuxsamiwaayey  kooramkii  dhankale  waxa iaygu  soo xaadiray…

                                Read More

                                  Wasiirku-xigeenkii hore ee Amniga Somaliland oo Saddex Sanno la Xukumay, iyo Qareenkii u doodayey oo Ganafka ku dhuftay.

                                  Hargeysa 26/oc/2014(SDN/QJ) Maxkamada Gobolka Maroodi-jeex ayaa Maanta Xukun Saddex Sanno ah ku riday Wasiirku-xigeenkii Amniga Cabdilaahi Abokor Cisman, waxa kale oo ay hal sanno ku xukuntay Ilaaliyihiisi Gaar ka ah oo la yidhado  Saleeban Cumar Gulleed. Fadhiga Maanta ee Maxkamada ayaa ahaa mid aan loo ogoleyn Warbaahinta iyada Maxkamada ay ku wareegsanyeen Ciidaamo baddan oo…

                                  Read More

                                    Maxkamadda Ciidanka Malatariga Somaliya oo saaka toogatay rag ku eedeysanaa dilkii Wariye Tima-Cadde

                                    Muqdisho 26/oc/2014(SDN/QJ)Maxkamada ciidamada qalabka sida ayaa dil toogasho ah ku fulisay saaka labo nin oo lagu eedeeyay in sannadkii hore ay dileen wariye Maxamed Maxamuud Tima Cadde oo ka howlgalayay TV-ga Universal. Labada nin ayaa horay maxkamaddu ugu xukunatay dil toogasho, iyadoo lagu fuliyay xukunkaas saakay, waxaana lagu toogtay iskoolka booliiska, halkaasoo ay ku suganayeen…

                                    Read More

                                      Akhri Sirta Ku Duugan Sababta Uu Ra’isal wasaare Cabdiweli Xilka Uga Xayuubiyey Wasiir Faarax Cabdiqaadir

                                      Muqdisho:Oct,26,2014(SDN/QJ)-Khilaafka haatan ka dhex curtay Ra’isal wasaare cabdiweli iyo madaxweyne Xasan sheikh ayaa waxa saldhig u ah xilka-qaadis uu ra’isal wasaaruhu ku sameeyey wasiirka caddaadalada Faarax cabdiqaadir oo ay saaxiib dhaw yihiin Madaxeyaha. Wasiir Faarax Sheekh C/Qaadir oo haatan loo magacaabay Wasiirka Xannaanadda Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa ayaa ugu magac dheer wasiirada uu saameeyey Is-beddelka…

                                      Read More