Webmaster

    Maraykanka Oo Somalia Kasoo Saaray Warbixin Dhiillo leh Oo Aan Lagu Farxin

    Washington:Oct,2014(SDN/QJ)-Dawladda waddanka Maraykanka, ayaa warbixin dheer kasoo saartay ammaanka guud ee dalka somalia, waxana ay xustay inaan ammaanka Somalia ahayn mid ay muwaadiniinta reer Maraykan isku hallayn karaan. Waaxda Maraykanka u qaabilsan Arrimaha dibadda oo warbixintan soo saartay, ayaa muwaadiniinteeda uga digtay inay Somalia u safraan, sababo dhinaca ammaanka ah, waxana la xusay weeraro qorshaysan…

    Read More

      Dhaqdhaqaaqyo Xilka Lagaga Qaadayo Ra’isal wasaaraha Somalia Oo Laga Dhex Bilaabay Baarlamaanka Somalia iyo Kulamo xalay dhacay

      Muqdsho:Oct,26,2014(SDN/QJ)-Khilaafka dibadda u soo baxay ee dhex yaallla madaxweyne Xasan sheikh iyo Ra’isal wasaarihiisa, ayaa haatan gaadhay heer laga fikiro in xilka laga xayuubiyo Ra’isal wasaaraha oo isaga ay idku dhaceen madaxweynaha. Dhaqdhaqaaqyo ilaa xalay shacabku dareemayeen ayaa ahayd inay xubnaha baarlamaanka ee madaxweynaha taageersani si gaar ah kulamo u lahaayeen, isla-markaana diyaarinayeen naqshadihii xilka…

      Read More

        Xaasaasiyadda Fadhiga Maanta Wakiilladu u Ballansan Yihiin iyo Madaxtooyada Oo Xubnaha Taabacsan ku Dhiirrigelisay inay Kursiga Ka Takhaan-tukhiyaan Guddoomiye Cirro

        Hargeysa:Oct,26,2014(SDN/QJ)-Xubnaha Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa waxa ay Maanta u ballansan yihiin kulan aan caadi ahayn oo dhawaan loogu yeedhay oo ujeeddadiisu tahay inay ku meel mariyaan Xubnaha        Komishanka doorashooyinka qaranka oo dhawaan madaxweyne Siilaanyo  ansaxiyey. Kulankan oo shalay ay ahayd inuu dhaco, ayaa waxa lagu wadaa iinuu saaka furmo, waxana Xubnaha Wakilada oo laba…

        Read More

          Ganacsade Kasoo Jeeda Beesha Madaxweyne Siilaanyo Oo Lagu Wareejiyey Xaruntii Akhriska Ee Gaandi Library

          Hargeysa:Oct,26,2014(SDN/QJ)-Xukuumadda Somaliland, ayaa Xaruntii wax lagu akhrisan jirey ee Gaandi Library ka iibisay Ganacsade kasoo jeeda Beesha Madaxweyne Siilaano oo muddo badan daba socday. Sida ay xaqiijiyeen dadkii gacanta ku Hayey Goobtaas ee keeni jirey Buugaagta ardaydu akhrisan jirtey oo aan wax lacag ah qaadi jirin, waxa ay sheegeen in si qabyaaladaysan goobtaas looga Iibiyey…

          Read More

            Madaxwayne: Hassan Sheikh Mohamoud Kala Saar ‘Geedi Socodka Nabada Iyo Saaxiibadaa Damul-Jadiid’

            DalJoog iyo QurboJoogba waxay isla markii la doortey Madaxwayne Hassan Sheikh Mohamoud walaac ka muujiyeen xulufadiisa ‘Damul-Jadiidka’, oo ula muuqday in ay yihiin isbahaysi ku salaysan xulafaysi qabiileed, isla markaana leh ujeedadooyin ku salaysan kala qaybinta ummadda Soomaaliyeed. Si kastaba ha ahaatee, dhamaan ummadda Soomaaliyeed, ayaa walaac ka muujiyey fikirka xajirka ah, ee uu Farah…

            Read More

              Raiisul Wasaaraha Soomaaliya oo ka jawaabay diidmadii Madaxweynaha ee isku shaandheyntii uu shalay sameeyay

              Muqdisho Oct 26,2014(SDN/QJ)-Raiisul Wasaaraha dalka Soomaaliya Md Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa jawaab ka bixiyay diimo uu madaxweynaha Soomaaliya kala horyimi isku shaan dheen uu sameeyay raisul wasaaruhu. Raisul Wasaare Cabdiweli ayaa qoraakiisu disn u dhignaa;   “Hannaanka dawladnimo iyo haykalka siyaasadeed ee dalka soomaaliya waa mid maraya meel xasaasi ah,waxaana haboon in la dhawro dastuurka…

              Read More

                Dr Ali Issa Abdi, A Goldbricker in an Office of Non-Profit Making institute and a KHATUMO Warlord: How Long Can He Fool All?‏

                Dr Ali Issa Abdi is fooling his Associates in the office as well as the international community too long. He is misappropriating the organization’s power and it’s funds in financing Khatumo, an armed rebel in Sool region of Somaliland, that he has established by himself with his co-founder Professor Ali Khalif Galydh, the current leader…

                Read More

                  Madaxwaynaha Somalia oo ku gacan seray isku shandhayntii Raysal wasaraha iyo madaxwaynaha war ka soo saray

                  London 26Oct14(SDN) Warsaxafadeedka Xafiiska Madaxwaynaha oo nuqul ka mida soo garay qurbejoog waxa u  qornaa sida tan. Sida aad ka warqabtaan waxaan mar walba ku guubaabiyaa umadda soomaaliyeed iyo madaxda dawladaba, in ay u hoggaansamaan Dastuurka Ku Meel Gaar ka ah iyo shuruucda dawliga ahba. Waxa kale oo xusid mudan inaan mar walba hoosta ka…

                  Read More

                    Tiro dad ah oo Waxyeelo ka Soo gaadhay Qarax Gaadhi oo ka dhacay Muqdisho iyo Dalewarkii Gaadhigaas oo Gacanta lagu dhigay

                    Muqdisho 25.Oct 2014 (SDN/QJ)- Ugu yaraan 3 qof ayaa ku dhintay, shan ruux oo kalena way ku dhaawacmeen Qarax maanta ka dhacay Waddada Maka Al-Mukarama ee magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya, ka dib markii Gaadhi Walxaha Qarxa laga soo buuxiyey uu ku qarxay Jidkaas. Gaadhiga ayaa ku qarxay afaafka hore Hoteel Golden oo ku yaalla…

                    Read More

                      Mar hadii ay Mugdi & Mad-madow galeen Doorashooy​inkii is barkanaa Waa in sida ugu dhakhsaha badan ay Labada Xisbi ee Mucaaradka ah iyo Qaybaha kala Duwan ee Bulshada JSL ay isugu yimaadaan shir Talo Qaran ah

                      Waxaa aynu ka wada dheregsanahay marxalada guud ee cakiran ee maanta uu dalku maraayo iyo in milgihii iyo midnimadii qaranimo ay luntey oo meesha ka baxdey. Waxaanu si mug-leh u-soo dhaweyneynaa oo utaageereynaa muwqif ah in talo qaran ay isugu yimaadaan  xisbiyada mucaaridka iyo madasha wadatashiga iyo toosinta qaranku si wadanka loo bad-baadiyo oo looga…

                      Read More

                      Waxqabadka Dowladda ee Usbuucii la soo dhaafay

                      Mogadishu, 25 October 2014(SDN/QJ)- – Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheikh Ali Dhuhulow ayaa ka warbixiyey waxqabadka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin; Booqashadii Madaxweynaha ku tagey Ceelbuur iyo Beledweyn, Shirka Maalgashiga Soomaaliya ee London lagu qabtay, Deeq Raashin ah oo la gaarsiiey Shabeelaha Dhexe, Wacyigelinta Wax…

                      Read More

                        Weekly Press Conference on the Progress of the Government

                        Mogadishu, 25 October 2014 – The Minister of Information, Mustafa Duhulow, today addressed the media, providing an update on the progress of the Federal Government of Somalia (FGS) over the last week. The Minister discussed various issues: HE the President’s visit to El-Bur and Beledweyn; the Somalia Investment Conference in London; the delivery of food…

                        Read More

                          Raysal Wasaaraha Dawlada Federaalka oo Isku Shaandhayn ku sameeyay Golihiisa Wasiirada

                          Muqdisho 25.Oct 2014 (SDN/QJ)-Raysal-wasaaraha Xukuumadda Fedeeraalka ah ee Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmaed, ayaa Isku-shaandhayn ku sameeyey Golihiisa Wasiirrada, waxaanu isku beddelay qaar ka tirsan Wasiirrada, Wasiiru-dawlayaasha iyo Wasiir Ku-xigeennada Xukuumaddiisa. Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya Mustaf Sheekh Cali Dhuxuloow, ayaa Warbaahinta dawladda ka akhriyay Wareegto ka soo baxday Xafiiska Raysal-wasaaraha oo lagu kala beddelay qaar ka…

                          Read More

                            Daawo: Suxufi Siciid Khadar C/laahi Oo Sheegay Inuu U Sharaxanyahay Dorashada Golaha Wakilada Somaliland Ee Sanadka Soo Socda

                            Harbeisa 25/oc/2014(SDN/QJ)Suxufi Siciid Khadar Cabdilaahi oo ka mid ah dhalinyarada Reer Somaliland ee ku dhaqan magaalada Hargaysa ayaa shaaciyay inuu u taagan yahay doorashada Golaha wakiilada ee qabsoomi doonta sanadka soo socda ee 2015ka ,kaasi oo sheegay inuu doorbidayo inay dhalinyarada Reer Somaliland ka dhexmuuqdaan golaha wakiilada taasina mihiimid u keenaysa waxqabad muuqda oo laga…

                            Read More

                              Xukuumada Oo Ku Hawlan Sidii Maayar Ku Xigeenka Hargeisa Ugu Badali Lahayd Xildhiban Ka Soo Jeeda Axmed Dhagax Si Ay Taagero Uga Hesho Degmadasi

                              Hargeisa 25/oc/2014(SDN/QJ)Kulano isdaba jooga oo ka dhashay khilaafkii hadheeyey galaha deeganka haragaysa ayaa lugu qorashaynayaa ka dib markii ay caawa biloday qorshe lagu badelaayo maayar ku xigeenka hargeysa C/Casiis Cago weyne kaasi oo ay u aragtay inuu xal-u noqonkaro khilaafka taagan waxaan caawa shirar ay galeen masuuliyiin ka socda madaxtooyada iyo Maayarka hargeysa xildhibaanada beesha arabku lisla…

                              Read More

                                Daawo:Wasiir Xaglo Toosiye Oo Madaxwayne C/wali Xaabsade Digniin Uga Diray Qaska Ay Ka Wadan Gobalada Bari Cali Khalifna Ugu Baaqay Inuu Dadkisa Nabad U Horseedo

                                Hargeisa 25/oc/2014(SDN/QJ)Wasiirka caafimaadka somaliland axmd saleban ciise xaglo toosiye ayaa maanta  arimo  nbadan  ooy  ka mid  ahaye  sida ay xkumdau ugu diyargarawday   halista cudurka ebola  sidoo kale  waaxuu wasirku  ka hadlay oo uu baaq  u diray  cali  khalif  galayd  oo uu sheegay  inuu dadkiisa nabad  u horseedo   o ay xukumaduna soo dhawntisa diyar…

                                Read More

                                  Daawo:”Falaadhi GilGilasho Kaama Go,do Anagu Waxba Kaa Doonimayno Xilna Ka Qadimayno Ee Xeerkii Saxda Ahaa Ee Goluhu Ansixiyey Guurtida Horkeen”Xidhiban C/raxman Cisman Caalin

                                  Hargeisa 25/oc/2014(SDN/QJ)xildhiban  c/raxman  cisman  caalin  ayaa saaka ka hadlay   eedayntii  gudoomiyha  golaha wakilada somaliland  c,raxman (ciro) ku eedeyey  inayn xildhibanada kulmiye  ka danbeyaan mooshinka xil ka xayubinta ee eyey kenen  golaha   ayaa xildhibanku waxba kama jiran ku tilmaamay https://www.youtube.com/watch?v=GEPISbHjrPM&feature=youtu.be   Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

                                  Read More