“Author Archive”
Stories written by akguled

Somaliland: Mudanayaasha Golaha Wakiilladu Maxay Dhaafsadeen Meelmarinta Wareejinta Dekedda Berbera? Iyo Su’aalo dul Hoganayaa Hanka Gudoomiye Cirro

Hargaysa 11.Aug 2016 (SDN/QJ):- Mudanayaasha Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa Doraad Cod Aqlabiyad ah ku meel-mariyey Dhukumenti ay Xukuumaddu sheegtay inay ku soo koobtay Nuxurka Heshiis aan rasmi ahayn oo ay la gashay Shirkadda Imaaraadka Carabta laga leeyahay ee Dubai Ports World oo ay sheegtay inay Maalgelinayso Dekedda Berbera. Xildhibaan Maxamed Faarax Qabille, oo ka tirsan […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Aqoon yahano Taageersan Kooxda Khaatumo oo Iftiimiyey Sababta ay Afkaartoodii u badaleen Wada hadalna ula fureen Somaliland DAAWO

Minissora 11.Aug 2016 (SDN/QJ):- Waxaa socda Wada hadal u dhexeeya Xukuumadda Somaliland Iyo Kooxda Khaatumo ee uu Hogaamiyo Prof Cali Khaliif Galaydh kaas oo ka socda Degmada Caynabo. idinkoo mahadsan waraysigan daawada, oo dhuuxa.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Wasiirka Ganacsiga Iyo Maalgashiga oo La Weydiiyey Sababta uu uga Muquurtay Difaacida Wasiirada ee Heshiiska DPW

Hargaysa 11.Aug 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka ganacsiga iyo maalgashiga Somaliland Xuseen Aadan Cige “Dayr” ayaa ka hadlay sababaha keentay in wasiiro kale oo qaabilsanayn hawlaha ganacsiga iyo maalgashiga ay gacanta ku dhigaan heshiiska dekeda berbera. Wasiirka ganacsiga oo waraysi gaara siiyay wargeyska geeska Africa ayaa waxa uu sheegay in uu ku jiray gudidii uu madaxwaynuhu u […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Labada Beelood Ee Ku  Dagaalamay Deegaanka Bacaha  Oo Nabadayn Buuxa La kala  Dhex Dhigay+ Sulaadiinta Iyo Cuqaasha  Labada Dhinaca  Oo La Dhaariyey

Ceel Afweyn 11.Aug 2016 (SDN/QJ):- Waftidii Uu Hogaaminayey  Wasiiirka Arrimaha Gudaha Somaliland  ee arrimaha  nabadaynta  u  joogay  deegaanka   Bacaha oo  ka tirsan Degmada Dararweyne ee Gobolka Sanaag  ayaa   ku    iskugu  yeedhay   sulaadiinta  cuqaasha iyo wax garadka  labada ardaa ee  dhawaan  dirirtu  ku  dhex martay  Bacaha   halkaasi  oo  dagaal  ku  dhex  maray   kaas oo  sababay  […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Madaxweynaha Kililka Shanaad ee Itoobiya oo dhaleecayn Xoogan u soo Jeediyey Qoomiyadaha Amxaarada Iyo Oromada ee Qalalaasaha wada DAAAWO

Jig Jiga 11.Aug 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Kililka shanaad Cabdi Maxamed ayaa si ba’an u weeraray Kooxaha Amxaarada iyo Oromada ee itoobiya shidaya ..waa siduu hadalka u dhigaye.. Itoobiya ayaa hirdan adagi ka socdaa kaas oo u dhexeeya  dawlada iyo mucaaridka u badan Amxaarada iyo Oromada oo ah labada dalka Itoobiya u badan.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Wakaalada Qarsoodiga ah ee Dagaalada Mustaqbalka, Xogta Dahsoon DAAWO

Hargaysa 11.Aug 2016 (SDN/QJ):- Barnaamijkeenan xogta dahsoon waxaynu daahqaadaynaa mid ka mid ah hay’adaha caalamiga ah ee hadana sida qarsoodiga ah u hawlgasha, enaga oo si gaar ah u eegaynaa mashaariicdeeda waaweyn iyo saamaynta ay ku leedahay cududa Millateri ee dalka Maraykanka

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Xildhibaan Xoog oo soo bandhigay lacagtii lagu iibsadey Xildhibaanadii u muuraad qumiyey Madaxtooyada DAAWO

Hargaysa 11.Aug 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaan C.raxmaan Xoog oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiilada ee Mucaaridka ku ah Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ayaa dhaliil xoogan u soo jeediyey qaab maamulka Warbaahinta Xukuumadda.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Caalimkii Sharfay Carabta, Axmed Soo’il, (Xogta Dahsoon) DAAWO

Hargaysa 11.Aug 2016 (SDN/QJ):- Barnaamijkeenan waxaynu ku soo gudbinaynaa xikmadihii laga reebay caalimkii carbeed ee Axmed Soo’il oo dhowaan Xijaabtay.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Sawir Indhaha Soo Jiitay Oo Xildhibaan Kijaandhe Ku Muujiyey Aqlabiyadii Uu Golihiisu Ku Ansixiyey Heshiiska Dp World

Hargaysa 11.Aug 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaan Axmed Cabdi Nuur (Kijaandhe) oo ka mid ah Mudaneyaasha Golaha Wakiillada Somaliland, isla markaana ku jiray mudaneyaashii ka tanaasulay in ay dorraad ka qayb qaataan dooddii ansixinta isu bedeshay ee goluhu ku meel mariyey   Maalgelinta Dekedda Berbera ee Xukuumaddu la gashay Shirkadda Carbeed ee DP World ayaa intii lagu gudo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Madaxweyne Xasan Sheekh Ma baneen Doonaa Xafiiska marka la gaaro 10 September ?

Muqdisha 11.Aug 2016 (SDN/QJ):- Waxaa meesha ka baxay qodob kamid ah Dastuurka oo dhigayay in Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu kursiga Baneenayo marka la gaaro 10- bisha September oo ku eg xiliga rasmiga ah ee loogu tala galay in aqalka Madaxtooyada sii joogo. Qodobka 91aad ee Dastuurka KMG ee dalka ayaa dhigaya in marka […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »