QM Midoobay Oo Ka Hadashay 37-Badmaaxe Oo Afduub Loogu Haysto Xeebaha Somalia
Newyork:Oct,24,2014(SDN/QJ)-Jeffrey Feltman oo ah Sarkaal ka tirsan Jimciyadda Quruumaha ka dhexaysa, ayaa Ka Hadlay 37-Badmaaxe oo u kala dhashay dalal kala duwan oo afduub ahaan loogu haysto Xeebaha Somalia. “Budhcad badeeddu in ay wali haystaan tiradaas waxa ay kor u qaadaysaa dareenka caalamka”ayuu yidhi Feltman oo tilmaamay in colaadaha ka jira dalka oo xal- laga…
