Webmaster

    WAR DEG DEGA:Ethiopia oo dalkeeda ka mustaafurisay Cali Khaliif, iyo sababaha keenay arintaas

    Adis Ababa Oct 23,2014(SDN/QJ)-Dawlada dalka Ethiopia ayaa dalkeeda ka mustaafurisay siyaasiga Cali Khaliif Galeydh oo dhawaan loo caleemo saaray madaxweynaha maamul loogu magacdaray Khaatumo. Cali Khaliif ayaa Adis Ababa u tegay in uu uga qeybgalo shir halkaa loogu qabtay qaar ka mida maamulada dalka Soomaaliya oo ay soo abaabushay hayeda la yiraahdo   Horn Economic and Social…

    Read More

      Cudurka Ebolaha Oo Lagu Sheegay Somali Turkiga Wax Ka Barata

      Ankara:Oct,23,2014(SDN/QJ)-Wararka laga Helayo dalka Turkiga, ayaa sheegaya in qaar kamid ah ardayda somalida ee Halkaasi waxbarashada u joogta laga helay cudurka Ebolaha. Warkan, ayaa waxa Daabacday wakaalada wararka ee Turkiga Anadol, waxana ay tirada Ardayda somalida ee Xanuunkan lagu arkay lagu sheegay 3-qof, kuwaas la kala dhigay Cisbitaallo ku Kala yaalla gobolada kala ah Izmir…

      Read More

        CALI GUREY:DOORASHO-DOON IYO DOORASHO-DIID

        Hargeysa Oct 23,2014(SDN/QJ)-Guuddoomiyaha 3aad ee xisbiga mucaardka ah ee UCID Md Cali Gurey ayaa is barbar dhigay dhinacyada siyaaseed ee isku maan dhaafsan in dalka uu galo doorashooyin xor ah iyo in madaxweynaha mudada loo kordhiyo. Gudoomiye Cali Gurey ayaa qoraal uu arinkaa ku eegayay waxa uu ku yiri” CAJAB! Anigu xeerka loo gudbiyay Guurtida ee…

        Read More

          Ciidanka Booliska oo Yeeshay Macalimiin noqonaya Tababarka Tababarayaasha DAAWO

          Madheera 23.Oct 2014 (SDN/QJ)- Wasiir ku Xigeenka Amniga ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Taliyaha Ciidanka Booliska ayaa  si wada jir ah u soo gabo gabeeyay aqoon isweydaarsi u socday 25 Macallin oo ka tirsan Ciidanka Booliska. Macallimiintan o noqonaya Tababarka Tababarayaasha ayaa Duruus siin doona Ciidamada kala duwan ee  Booliska . Madheera SDN/QJ contact@qurbejoog.com  

          Read More

            RW. Cabdiweli oo dalka dib ugu soo laabtay, kana hadlay cudurka dilaaga ah ee Ebolla

            Muqdisho, 22, Oct, 2014…Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo safar shaqo ugu maqnaa dalka Burundi, ayaa maanta dib ugu soo laabtay dalka, waxana kusoo dhaweeyay garoonka diyaaradaha Muqdisho masuuliyiin ka tirsan labada gole ee dowladda, Taliyeyaasha Ciidamadda iyo dadweyne faro badan. Ra’iisul Wasaaraha ayaa uga qeyb-galay…

            Read More

              Michael Zehaf-Bibeau, slain Ottawa shooter, had criminal record in Quebec, B.C.

              Michael Zehaf-Bibeau, the slain gunman in Wednesday’s shooting at the Ottawa War Memorial and Parliament Buildings, had a criminal record in Quebec and British Columbia. Court documents obtained by CBC News show that Zehaf-Bibeau pleaded guilty to charges including drug possession and robbery. Zehaf-Bibeau, a Canadian born in 1982, was charged with drug possession in 2004….

              Read More

                Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo Luqad adag kula Hadlay Gudoomiye Saleebaan Gaal iyo Fidnooyin uu Sheegay inay dalka ku soo Fool leeyihiin DAAWO

                Hargaysa 22.Oct 2014 (SDN/QJ)- Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo ku abtirsada Xisbiga Kulmiye Balse haatan u Janjeedhsamay dhanka Mucaaridka gaar ahaana lagu Tiriyo inuu Saaxiib dhow la yahay Gudoomiyaha Aqalka Wakiilada ahna Gudoomiyaha Xisbiga Waddani ayaa Si adag uga hadlay Ficilada ay Xukuumadu ku doonayso inaan doorasho dalka ka dhicin, Sidoo kale Xildhibaan Siciid Cilmi…

                Read More

                  Xildhibaan Ibraahin Buubaa oo Si La Yaableh ula Garnaqsaday Gudoomiyaha Golaha Guurtida DAAWO

                  Hargaysa 22.Oct 2014 (SDN/QJ)- Xildhibaan Ibraahin Mahdi Buubaa oo ah Gudoomiyaha Gudi hoosaadka Joogtada ee Golaha Wakiilada ayaa Hadal Garnaqsi ah u diray Gudoomiyaha Golaha Guurtida Mudane Saleeban Maxamud Aadan oo uu Xusay inuu Qayb weyn ku leeyahay Khilaafka ka dhex jira Golaha Wakiilada. Xildhibaankan Buubaa oo daba Socday Shir jaraa’id oo Mudanayaal Muxaafid ahi…

                  Read More

                    Maxaa ka Jira in Maayarada Magaalooyinka Burco iyo Berbera ay u Janjeedhsameen Xisbiga Waddani

                    Nairobi 22.Oct 2014 (SDN/QJ ) Waxaa Maalmahanba magaalada Nairobi ee dalka Kenya ku sugnaa qaar ka mid ah maayirada dalka Somalilnd oo u baqoolaya wadanka Finland oo ay ka Heleen martiqaad rasmiya”. Gudoomiyaha xisbiga wadani ahna Gudoomiyaha Golaha wakiilada somaliland cabdiraxmaan ciro ayaa ka dabatagay si uu maayirada qaarkood Ugu soo xero galiyo xisbigiisa wadani waxaanu…

                    Read More

                      Daawo:Xildhiban Ibrahin Ruush Oo Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Ku Eedeyey Inuu Wax Ka Badalay Xeerkii Diiwan Galinta Codbixyasaha Shacana Ka Qaday In Fadhiga Aan Cadiga Ahayn Lagu Eegi Dono Sababta Xerka Loo Badalay

                        Hargeisa 22/oc/2014(SDN/QJ) xildhibaanada golaha  wakilada  garabka xukuumada ayaa gudoomiye c/raxman ciro  ku eedeyey   inuu  wax  ka abadalay  xeerkii ay  ansixiyeen  ee loo gudbiyey  golaha guurtida somaliland oo uu sheegay  inuu godoomiyuhu  jabiyey  xeer  dasduuriya https://www.youtube.com/watch?v=MLzRLQWDFTo&list=UUj53Q4qchNyqvg6xkrKt2pg Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

                      Read More

                        Khilaafkii Golaha Wakiilada Oo Mar Labaad Dib Usoo Cusboonayaday Iyo Xeearar La Isku Soo Dhexmaray

                        Hargeisa 22/oc/2014(SDN/QJ) waxa  maanta  markel  dib usoo cusboonaday  khilaaf  balaadahan oo ku  sla  lahaa xerrkii diiwan  galinta  iyo  oo  doorashooyinka oo dhawaan ay  ansixiyeen  golaha wakilada somaliland  kaasi  oo ay  golaha wakiladu  u  gudbiyen   aqalka guurtida  somaliand  oo ay  soo celiyen n ayaa muran  baahsan  ka  dhex  dhaliyey  xildhibanada golaha wakilada somaliland   iyagoo…

                        Read More

                          Laba Kaclaynta iyo Dib u Curashada Khilaafkii Golaha Wakiilada,Mooshino isku Lidi ah oo lala Ruclaynayo Iyo Hanjabaada Mudanayaasha

                          Hargaysa 22.Oct 2014 (SDN/QJ)- Xildhibaannada Golaha Wakiillada Somaliland ee Muxaafidka iyo Mucaaradka kala ah, ayaa eedaymo iyo hanjabaado kulul is-weydaarsaday, isla markaana Mudanayaasha Muxaafidka ah, ayaa sheegay in Guddoomiyaha Golaha Wakiilladu ku kacay sharci-jebin haddii uu Golaha Furo iyadoon arrintaas la sixinna ay Xilka ka qaadi doonaan. Hase-yeeshee, Xildhibaannada Mucaaradka ah oo Sharci-darro ku tilmaamay…

                          Read More

                            Daawo:”Hadii Mooshin Ka Dhana Gudimye Criro La Keeno Anana Waxaanu Kenaynaa Mid Ka Dhana Madaxwayne Siiranyo Oonu U Hayno Qiil “Xildhiban C/raxman Xog

                            Hargeisa 22/oc/2014(SDN/QJ) xildhiban c/raxman xoog  ayaa sheegay  in hadii xildhibanada golaha wakilada ee xisbiga kulmiye ay  keenan  mooshin  ka dhan  ah gudomiye c/raxman ciro ay  iyana keni doonan  mid  xilka laga xayuubinayo  madaxwayne siilanyo   xili  ay  ka jawabayen  eedayn  xildhibanada muxfidku  u jediyen gudomiye ciro inuu wax  ka badlay  xeerkii ay ansixiyen https://www.youtube.com/watch?v=yXApGN3WRsI&feature=youtu.be Hargeisa…

                            Read More

                              Rakaabka Maraykanka Uga Imanaya Dalalka Gelbeedka Afrika Oo Loo Asteeyey Inay Shan Garoon Oo Kaliya kasoo Degaan

                              Washington:Oct,22,2014(SDN/QJ)-Xukuumadda waddanka Maraykanka, ayaa waxa ay soo saartay awaamiir cusub oo lagu soo rogay dadka ka imanaya dalalka xanuunka Eboluhu halakeeyey ee Galbeedka Afrika, kuwaas oo dalka Maraykanka soo gelaya. Waaxda arimaha gudaha ee dalka Maraykanka ayaa sheegtay in dadka si toos ah uga soo duulaya wadamada Gini, Sirelyoon iyo Layberiya ee usocda Maraykanka in…

                              Read More

                                Wiil 18-jir ahaa Oo Shabaabku Dhagax Ku Dileen Degaano ay Maamulaan

                                Dharuuro:Oct,22,2014(SDN/QJ)-Kooxda Islaamiyiinta ah ee Al-shabaab, ayaa xukun arjumaad ah ku fulisay Wiil dhalinyaro ahaa Gudaha Gobolka shabeelaha hoose, iyadoo lagu eedeeyey inuu Kufsi geystay. Xukunka dhagax ku dilka, ayaa Dhacay shalay galabti, waxana  uu ka dhacay deegaanka Dharuuro ee Gobolka Shabeellaha Hoose, iyadoo ninka lagu fuliyay ay Shabaabku magaciisa ku sheegeen Xasan Axmed Cali, oo…

                                Read More