Uncategorized

Dacwadii Mulkiyada iyo La Haanshiyaha Telefishanka Universal oo Weji kale Yeelatay loona Gudbiyay Ingiriiska DAAWO.

Muqdisho 12.Oct 2014 (SDN/QJ)-   Waxaa in Mudo ah Maxkamada Somalia ay ka Garnaqaysay Dacwad ku Saabsan Lahaanshiyaha Telefishanka Universal oo u dhexeeyay Axmed Abukar Mubaarik iyo Cabdiqaadir Axmed Maxamed .

Maxkamadu waxay burisay Xukun Maxkamadeed oo hore loo soo saaray in dhinac ka mid ah labada dhinac ee dacwadu u dhaxaysay Waxay Maxkamadu isaga Wareejisay Kiiskan Dalka Uk oo ah halka uu Telefishankani ka diiwaangashan yahay.
https://www.youtube.com/watch?v=gV57WCmiiLM#t=29
Muqdisho SDN/QJ

contact@qurbejoog.com