Uncategorized

Gabadh ka Soo Jeeda Israa’il oo Noqotay Qofkii u danbeeyay ee Kooxda Daacish ku Biirta DAAWO

Hargaysa 12.Oct 2014 (SDN/QJ)- Waxay Warbaahinta Israa’il si Xoog leh u qaadaa dhigayaan Haweenay ka soo Jeeda Yuhuuda oo da’deeda lagu qiyaasay 17 Sanno Jir oo Noqotay Qofkii Kowaad ee dalkaasi ka soo Jeeda ee Ku Biira Kooxda Daacish ee Dagaalka Xoogan ka wada Qaybo badan oo ka tirsan dalalka Ciraaq iyo Suuriya .

Dhallinyaro badan oo Maskaxdooda ay ku Oogan tahay Fikirka Jihaad doonka ayaa ku sii Qul qulaya Kooxda ISIS amase Khilaafada Islaamka .

Hargaysa SDN/QJ

contact@qurbejoog.com