Webmaster

    Xajkii oo guul ugu soo dhamaday Muslimiinta(SAWIRO)

    Maka Oct 09,20149SDN/QJ)- Dowlada Sucuudiga yaa sheegtay in si guul ah ugu soo dhamaaday Xujeydii timid Makkah sanadkaan, iyadoo in ka badan labo milyan oo qof ka soo daafaha caalamka sanadkaan. Dowlada Sucuudiga ayaa xil weyn iska saartay sidii loo yareyn lahaa khasaarooyinka ka dhasha ciriiriga xad dhaafka  ah ee ka jira Dawaafka Kacbada iyo Dhagax tuurka, waxaana dowaldu diyaarisay…

    Read More

      Ciidanka Ammaanka Finland Oo Xabsiga Dhigay Dhallinyaro Looga Shakisan yahay Inay Al-shabaab Xidhiidh la lahaayeen Al-shabaab

      Helsinki:Oct,09,2014(SDN/QJ)-War Kasoo Baxay Laamaha Ammaanka ee Dalka Finland, ayaa sheegaya in saddex N        in oo dhalashada wadankaas haystaa maalintii salaasadii loo xidhay shaki dhinaca argagixisada ah. Xaafiiska Baadhista Dalka Norway ee Loo yaqaano NBI,  ayaa sheegay ragas la xidhay markii la helay xogo rasmi ah oo loo soo gudbiyay hay’adaha Wardoonka. Waxaaney ka gaabsadeen inay…

      Read More

        Qaramaynta Qabyaalada

        Gayigan aan ku noolnahay manta, ee u samaysan in bulshooyinku ku dhawrtan danahooda hab qaramaysan, waxa uu dhabarka ku haya, dan bulshooyinku ay ku dhawranayaan wadarnimo taas oo aan kalinimo aan ku baylah tirmayn. Hadaba hadii aanay bulsho qarnigan aan joogno aanay u noolaan Karin kalinimo danaheedana aanay ku dhawran Karin kalidaas, waxa qaran u…

        Read More

          Cabdi Iley oo hab siyaasadeysan u quusiyey ma qancayaashii

          Shacabka Dowlad Deegaanka Somaalida Itoobiya ee ku kala nool daafaha aduunka iyo gudaha Dalkuba waxey hambalyo, hambalyo, hambalyo leeyihiin dhammaan Dadweynaha iyo Dowladda Deegaanka Soomaalida Itoobiya ee uu hogaaminayo Madaxweyne Cabdi Maxamuud Cumar. Waxay ugu hambalyeynayaan shirweynihii 8aad ee XDSHSI ee lagu qabtey Magaalada Fiiq oo Nabad iyo Guul ku soo gabagaboobey. Shacabka Dowlad Deegaanka…

          Read More

            “Dadkii markii ay qarannimadii waayeen ee waxa wax lagu cabbiraa qabiil noqday ayay qabyaaladdii iskaga noqdeen.” Boobe Yuusuf Ducaale.

            Hargeysa:Oct,09,2014(SDN/QJ)-Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo wacyigelinta Somaliland Mujaahid Boobe Yuusuf Ducaale, ayaa si adag uga Hadlay sida magacii iyo Muunadii qaranimada somaliland uliin baxay ee uu u yeeshay waji qabiil iyo reernimo xilli la doonayey in dadka qarinamada laga dhaadhicyo. Mujaahidka oo qoraal uu kaga hadlayo sida loo qiimo riday saraakiishii dhawaan lagu…

            Read More

              Somalis alienated from Norwegian job market

              A growing number of Somali immigrants are feeling humiliated by The Norwegian Labour and Welfare Administration (NAV), a new report shows. Independent research foundation Fafo’s study (in Norwegian) NAV’s treatment of this group has a negative effect on their trust in institutions and experience of inclusive Norwegian citizenship. NAV employees have explained that the major…

              Read More

                Uganda detains 10 terror suspects

                Uganda has remanded 10 people accused of sneaking into the country on a terror mission. The nine Somalis and one Kenyan, were on Tuesday remanded at Luzira prison by Buganda Road Magistrate’s Court. They had spent 13 days in police cells at the Special Investigations Unit (SIU) in Kireka. The suspects had appeared for mention…

                Read More

                  Waa Maxay Sababta Dhulka Sharciyeysan ee Ganacsate Cumar Caydiid leeyahay, Dad Kale loo Siiyey?

                  Waa Maxay Sababta Dhulka Sharciyeysan ee Ganacsate Cumar Caydiid leeyahay, Dad Kale loo Siiyey?? Su’aashani Waxay I Xasuusisay, Weedho Dhagaraysaan oo Ka Soo Yeedhay Rag Siyaasiyiin ah oo Damacooda Siyaasasiyeed ay Dalka iyo Dadka ay Colaadda Ku Geliyeen Sannadadii Nov.94 ilaa Jan.97. 1 ) Waxan Ilbidhiqsi Is Dul Taagi Doonaa Raadadkii Colaadeed ee Kursiga la…

                  Read More

                    Maxsuulka Kulamo ay Wada Lahaayeen Xukuumada Somaliland,Xisbiyada,Saxaafada iyo Midowga Yurub DAAWO

                    Hargaysa 09.Oct 2014 (SDN/QJ)- Wakiilka gaarka ah ee Midawga Yurub u qaabbilsan arrimaha Soomaaliya Michele Cervone d’Urso, oo booqasho ku jooga Caasimadda Hargeysa, ayaa kulammo la yeeshay Masuuliyiinta Xisbiyada Siyaasadda Somaliland iyo sidoo kale Saxaafadda dalka, waxaanu qoraal kooban oo ay ku baahiyeen Barta ay Twitterka ku leeyihiin Midawga Yurub ku sheegeen inay wada shaqayn…

                    Read More

                      Wasiirka Ciyaaraha oo Kormeer ku tagay Deegaanka Aataarta Qadiimiga ah ee Laasgeel iyo Hawlo hada ka Socda DAAWO

                      Hargaysa 09.Oct 2014 (SDN/QJ)-Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada,Ciyaaraha iyo Dalxiiska Mudane Cali Siciid Raygal ayaa  Soo Kormeer Deegaanka Aasaarta Qaddiimiga ah ee Laasgeel oo ay ka socoto Hawlo dib loogu hagaajinayo. Deegaanka Laasgeel oo u dhexeeya Magaalooyinka Hargaysa iyo Berbera ayaa Laga Helay Asaar Qadiimi ah oo Taariikh dheer leh Isla Markaana ay Daah fureen Markii Kowaad…

                      Read More

                        Dawlada Hoose ee Hargaysa oo Ku Hawlan Furitaanka Goobaha Biyo Mareenada iyo Banaynta Jidad Xidhnaa DAAWO

                        Hargaysa 09.Oct 2014 (SDN/QJ)- Maamulka Golaha Deegaanka ee Caasimada Hargaysa oo ay Weheliyaan Hawl wadeenada Dawlada Hoose ayaa Hawl gal isugu Jira Furitaanka Goobaha Biyo Mareenada ah iyo Jarista Geedka Garanwaaga waxay ka fuliyeen Jidka Taga Gegida Diyaaradaha ee Cigaal International Airport. Maayarka Caasimada Hargaysa C.raxmaan Maxamud Caydiid Solteco ayaa Sheegay in Dawlada Hoose iyo…

                        Read More

                          “Idaacadii Radio Hargaysa ee aan Soo Iibiyay Markaan Wasiirka Maaliyada ahaa Maanta la iima ogola inaan ka Hadlo” Eng Maxamed Xaashi

                          Hargaysa 09.Oct 2014 (SDN/QJ)- Wasiirkii hore ee Maaliyadda Somaliland, Eng. Maxamed Xaashi Cilmi, ayaa ka hadlay muhiimadda caddaaladda oo lagu hoggaamiyo dalka, maadaama oo caddaaladdu wax walba sees u tahay. Maxamed Xaashi Cilmi, oo ka hadlayey Munaasibad uu xisbiga UCID ku qabtey Hargeysa, ayaa isaga oo arrimahaa ka hadlaya waxa uu yidhi “Waxaan qabaa in…

                          Read More

                            Suldaan ka socda qabiilka Dirta ee Jubbooyinka Somalia Oo Sadex billood Ku xayiran Hargeysa Iyo Ujeedada Safarkiisa

                            Hargaysa 09.Oct 2014 (SDN/QJ)- “In maanta aan joogo dalka Somaliland oo ay joogaan ummadaydii aad ayaan ugu faraxsanahay, waxaanan u imi dano badan oo Oday iyo mid ehel-ba ah. Nin Oday ah oo socdaal dheer samaynayaa, macno daro meel uma tago, markaa waxaan u imi dadkaygii iyo dalkaygii oo aan imika dhex joogaa. Waxaan u…

                            Read More

                              Afar Dhallinyaro ah oo looga Shaki Qabo inay Maleegayeen Qaraxyo laga fuliyo Magaalada London oo Gacanta Ciidanka galay

                              London 09.Oct 2014 (SDN/QJ)- Saraakiil sare oo ka tirsan Boliska Magaalada London, ayaa sheegay inay Gacanta ku dhigeen Tiro rag ah oo lagu eedaynayo inay damacsanaayeen Weeraro ay ka fuliyaan Caasimadda London Nimankan ayaa Booliisku, waxa ay sheegeen inay qabteen shalay oo Salaasa aheyd, balse muddo lagu daba jiray dhaq-dhaqaaqooda, maadaama ay Booliiska shaki badan…

                              Read More

                                “Ciidanka cusub ee Madaxwaynaha Somaliland Digreetada ku magacaabay ee la yidhaa (OPU) waa sharci daro” Xildhibaan Ibraahin Buubaa

                                Hargaysa 09.Oct 2014 (SDN/QJ)-Afhayeenka Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Ibraahim Mahad Buubaa, ayaa sheegay in ciidanka ilaalinta Shidaalka ee uu Madaxweyne Siilaanyo Digreetada ku magacaabay ay sharci-darro tahay, isla markaan wuxuu ka hadlay dilkii habeen hore lala beegsaday sarkaal ka tirsan ciidanka ku sugan magaalada Saaxdheer Afhayeenka oo arrimahaas ka hadlaya ayaa waxa uu Yidhi…

                                Read More

                                  Maxkamada Dhagaraha Adduunka oo Guul daraysatay in Uhuru Kenyatta Kiiskiisa Cadaymo ku Filan u Hesho una Qiil dayaysa Joojinta Dacwadan

                                  Hague 09.Oct 2014 (SDN/QJ)- Waxa la soo gabagabeeyey dhagaysiga in dacwada loo haysto madaxweyna Kenya ay sii socoto ama la joojiyo, Maxkamada ICC ee ku taala Hague ayaa qabatay laba maalin oo dhagaysi ah,Iyadoo uu Shalay  ka qeyb galay madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta. Mr Kenyatta kama aanu hadlin maxkamada horteeda, waxaana uu wakiishay mid ka…

                                  Read More

                                    Akadamiyada Nabada Horaminta Somaliland Ayaa Maanta Hadhimo Sharafed U Samaysay Qaar Ka Mid Qurbejoga Somaliland

                                    Hargeisa 8/0c/2014(SDN/QJ)Akamadamiyada Nabada Iyo Horumarka Somaliland Ayaa Maanta Hadhimo Sharafeed U Samaysay Xubno Ka Mid Ah Qurbe Jooga Somaliland. Kulankan Oo Ka Qabsamay Hargeysa Ayaa Waxa Hadal Kooban Ka Soo Jeediyay Guddoomiyaha Akamadamiga Nabada Iyo Horumarka Somaliland Maxamed Faarax Xirsi. Waxa Uu Sheegay In Ay Xidhiidh Wanaagsan La Samaysan Doonaan Qurbe Jooga Isla Markaana Ay…

                                    Read More

                                      “Intii aan ku sugnaa dhulka barakeysan waan u soo duceeyay Ummadda Soomaaliyeed” Madaxweyne Xasan Sheekh DAAWO

                                      Muqdisho 08.Oct 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehliyaan xubno ka tirsan labada gole ee dowladda ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay. Madaxweyne Xasan Sheekh iyo wafdiga la socda waxaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ku soo dhaweeyay Guddoomiyaha Baarlamaanka mudane, xubno ka tirsan labada Gole ee…

                                      Read More