Webmaster

    Madaxada Mucaaridka Jabuuti oo Canada ku soo dhaweeyay Sheekh Cabdiraxmaan Bashiir oo mudo u xirnaa Xukuumada Jabuuti

    Ottawa Oct 07,2014(SDN/QJ)-Madaxda Mucaaridka Jabuuti ee dalka Canada ayaa caasimada Canada ee Ottawa ku soo dhaweeyay sheikh Cabdiraxmaan Bashiir oo mudo ku jiray xabsiga Gabod ee dalka Jabuuti. Sheekha ayaa xabsiga ku muteystay taageero uu u muujiyay shacabka reer Jabuuti ee isbedel doonka ah isla markaana ku mowqifka ah dalada mucaaridka ee USN. Safiirka Canada…

    Read More

      Xogo Daaha Ka Fayday Shir Madaxweyne Siilaanyo Maanta Markab Dushii Kaga Qaybgelayo Oo Loogu Soo Bandhigi Doono Arrimo Ka dhan ah Qaddiyada Somaliland

      Berbera:Oct,07,2014(SDN/QJ)-Ilo lagu kalsoon yahay oo ay heshay Shabakadda Qurbejoog.com, ayaa daaha ka fayday qorshaha ay wadaan xubnaha  katirsan Dalalka Midowga Yurub  iyo Maraykanka oo maanta wakiillo ka socdaa ay Madaxweyne Siilaanyo kula kulmi doonaan markab taagan xeebaha Berbera. Xogaha aanu Hayno ayaa sheegaya in madaxweyne Siilaanyo si Buuxa Maanta loogu wargelin doono Qorshe Beesha Caalamku…

      Read More

        Midowga Yurub Oo Tababaraya 1400-Askari Oo Katirsan Ciidanka Somalia

        Muqdisho:Oct,07,2014(SDN/QJ)-Sida uu warbaahinta u sheegay Sarkaal sare oo katirsan Midowga Yurub, waxa Tabararro kala duwan ay siiyaan Ciidamada xoogga Dalka Somalia oo ilaa iyo haatan ay 900-Askari oo kamid ahi heleen Tababaro. Jeneral Masiimo Mingiardi,oo ah taliye ka tirsan dhanka tababarida ciidanka Midowga Yurub ayaa sheegay inay inta sanadkan ka dhiman Tiradaas Gaadhsiin doonaa 1400-Askari….

        Read More

          “Annagu(Khaatumo) wada-hadal diyaar Baanu u nahaye Waxa Shardi ah inay Dhulkan………..” Cali Khaliif Galaydh

          Togga-Eerigo:Oct,07,2014(SDN/QJ)-Siyaasiga sheegta inuu Yahay Madaxweynaha Maamulka Khaatumo, Cali Khaliif Galaydh, ayaa ka Hadlay wadal iyo Wada-xaajood  ay kooxda uu Hoggaamiyaa la galaan somalilnad, waxana uu tilmaamay inaanay muuqanin wax astaan ah oo wada hadallka muujinaysaa. Cali Khaliif oo maalmihii ciidda ka Hadlay Goobo Miyi ah oo ku Yaalla Togga Eerigo, ayaa sheegay in loo Baahan…

          Read More

            Madaxweyne Siilaanyo Oo Komishanka Kusoo Daray Laba Xubnood Oo Golaha Dhexe Ee Kulmiye Kamid ah, Halka uu Wali Diiddan Yahay Xubintii Waddani

            Hargeysa:Oct,07,2014(SDN/QJ)-Madaxweyne Siilaanyo, ayaa Markii ugu horraysay Golaha Wakiillada Somaliland usoo gudbiyey xubno uu u qoondeeyey inay kamid noqdaan  Komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland, kuwaas oo ay ku jiraan Xubno katirsan Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye. Madaxweyne Siilaanyo, ayaa haatan ganafka ku dhuftay Xubin uu xisbigga waddani kusoo darsaday Guddidan, isagoo sababta ku sheegay inuu leeyahay astaamo…

            Read More

              Xildhibaanka Muslimka ah ee Madiga ku ah Aqalka Congress-ka Mareykanka,oo Sida Fiinta uga qayliyay Kufsiga Amisom kula Kacaan Haweenka Somaliyeed

              Minneapolis 08.Oct 2014 (SDN/QJ)- Xildhibaan Keith Ellison oo ah Mudanaha Keliya ee Muslimka ah ee ka tirsan Aqalka Congress-ka Mareykanka, ayaa markii ugu horreysay si damqasho leh uga hadlay Kufsi iyo Tacaddiyo Badheedh ah oo ay Ciidammada Midawga Afrika ee AMISOM ka jooga guda dalka Soomaaliya ay kula kaceen Haween Soomaaliyeed oo Masaakiin ah. Mudanahan…

              Read More

                Wasiirka Cukuse oo Dhagax dhigay Dhisme laba dabaq ah oo Wasaaradda Warfaafinta loo samaynayo DAAWO

                Hargaysa 07.Oct 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Wacyigelinta Mudane C.laahi Maxamed Daahir Cukuse ayaa dhagax dhigay dhisme cusub oo labo dabaq ah oo noqon doona xarunta wasaaradaasi, kaas oo dhismahiisu ka Socdo Wasaaradda Warfaafinta. Wasiir Cukuse oo Madashaasi ka hadlay ayaa Sheegay in Dhismayaasha ay Wasaaradiisu ku shaqaynaysay ay ahaayeen Kuwii Xiligii Somalia…

                Read More

                  Sucuudiga oo ka Aamusay Dalab uga Yimid Maxkamada ICC Kuna Rabto in loo Soo Gacan Geliyo Madaxweynaha Sudan oo Gudashada Waajibka Xajka u Jooga Dhulka Barakaysan

                  Jidda 07.Oct 2014 (SDN/QJ)- Maxkamadda caalamiga ah ee danbiyada dagaalka ee (ICC), ayaa dalka Sucuudiga ka codsatay in ay u  dalkooda qabtaan Madaxweyne ka mid ah hoggaamiyeyaasha waddamadda Muslimka oo dalka Sucuudiga u jooga gudashada waajibaadka Xajka. Maxkamadda caalamiga ah ee diambiyada dagaalka,ayaa boqortooyada uu ku yaallo xaramka barakaysan ee  sanad kasta ay caalamka Islaamka…

                  Read More

                    Weriye Maraykan ah oo Cudurka Ebola ku dhacay lagu Dawaynayo Cisbitaal ku yaala Maraykanka

                    Washington 07.Oct 2014 (SDN/QJ)- Weriye qaba virus-ka Ebola ayaa dib ugu soo laabtey Mareykanka si loogu daweeyo. Ashoka Mukpo, waa ruuxii shanaad ee American ah ee xanuunka Ebola laga helo. Waxaa u shaqo u joogey Liberia isagoo u shaqeynayey televishanka NBC, markii xanuunka laga heley toddobaadkii hore, waxaana Mareykanka dib loogu soo celiyey isagoo saran…

                    Read More

                      “Al-shabaab waxaa lagu soo qaaday duullaan balaadhan oo ay Gaalo oo dhan isku bahaysatay” Sheekh Fu’aad Shan-gole

                      Baraawe 07.Oct 2014 (SDN/QJ)- Sh. Fu’aad Maxamed Qalaf (Shan-gole), oo Al-shabaab u qaabilsan dhinaca dacwada ayaa sheegay in lagu soo qaaday kooxdooda duullaan la isku bahaystay, isagoo sheegay inaanay taasi niyad-jebin doonin. Madaxa dac-wada Al-shabaab ayaa intaas ku daray in dagaallada ay kula jiraan Ciiddamada dowladda iyo kuwa AMISOM ay sii wadi doonaan oo aysan…

                      Read More

                        Siday Bulshada Magaalada Burco uga Hadleen Jidad Cusub oo Laami ah oo Laga Hirgaliyay Magaaladaas DAAWO

                        Burco 07.Oct 2014 (SDN/QJ)- Dadwaynaha magaalada Burco ee Xarunta gobolka Togdheer,ayaa ka dareen celiyay isla markaana si weyn u soo dhaweeyeen dhismayaasha jidadka cusub ee laamiga ah ee laga hir galiyay gudaha magaalada Burco. Hadaba halkan ka daawo sida ay uga hadleen dadweynaha magaalada Burco waddooyinka cusub ee dawladda hoose ee Burco ay ku soo…

                        Read More

                          DAAWO : Dagaalkii Suugaanta oo Dib u bilaabmay Iyo Abwaan Ilka Jiir oo Jawaab Adag ka bixiyey Heestii Waxaro Dawasho Wacan

                          London 7Oct14(SDN) Waxa wadankan Uk ka bilaabmay  Dagaalkii Suugaanta oo Dib u ga bilaabmay Abwaaniinta la kala safan Xisbiyada Qaranka iyo   Abwaanka qarniga ee Siciid Abukar  Ilka Jiir oo Jawaab Adag ka bixiyey Heestii Waxaro  ee u tiriyey Abwaan Dhaglas  iyo abwaan Dhaglas oo sheegay inuu soo tiin doono heeso kale oo lagu tageerayo…

                          Read More

                            Madaxweynaha ayaa ka tacsiyeeyey geeridii Marxuum Maxamed Cusman Cumar

                            Maka, Boqortooyada Sucuudiga, 07 Oktoobar 2014 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Shiikh Maxamuud, ayaa ka tacsiyeeyey geeridii Allaah ha u naxariistee Danjire marxuum Maxamed Cusman Cumar, oo ku geeriyooday London xanuun hayey awgiis. “Innaa Lillaahi wa innaa Illayhi raajicuun, geeridu waa xaq, waxaan Eebbe ka baryayaa inuu dhammaanteen samir iyo iimaan naga siiyo Danjire…

                            Read More

                              Magacyada 6 xubnood oo Guddiga Doorashooyinka loo xulay oo Madaxweyne Siilaanyo caawa u gudbiyay Golaha Wakiilada

                              Hargeysa October, 6 2014 (SDN)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa golaha Wakiilada u gudbiyay 6 ka mid ah xubnaha loo xulay Guddiga Doorashooyinka. Sida lagu sheegay warsaxaafadeed caawa kasoo baxay xarunta Madaxtooyada, Madaxweyne Siilaanyo waxa uu golaha Wakiilada u gudbiyay lix xubnood ka mida Komishanka cusub ee doorashooyinka, kuwaasoo buuxiyay shuruudaha xeerku tilmaamay,…

                              Read More

                                Raysal Wasaaraha Somalia oo Ka Hadlay Xaalado Cusub oo ka soo Kordhay Baraawe DAAWO

                                Muqdisho 06.Oct 2014 (SDN/QJ)- Raysal-Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed oo ay weheliyaan Wasiirka arrimaha gudaha, Taliyaha Ciidammada iyo Raysal-wasaare Ku-xigeenka ahna Wasiirka Diinta iyo Aw-Qaafta Soomaailya, ayaa maanta si wada-jir ah uga hadlay la wareegidda xaruntii guud ee Al-Shabaab ee Baraawe. Raysal-wasaaraha Federaalka Soomaaliya waxa uu ku sheegay hadalka uu jeediyey…

                                Read More

                                  Madaxweyne Siilaanyo oo Mar labaad Xisbiga Waddani Ku Celiyay Xubintii ay u soo Xuleen Komiishanka Doorashooyinka Qaranka iyo Asbaabaha uu u Cuskaday

                                  Hargaysa 06.Oct 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane. Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu digreeto madaxweyne dib ugu soo celiyey Xisbiga Waddani inay Dib-u-soo Xulaan Xubinta Guddida Doorashooyinka Qaranka. Sida lagu Sheegay Warsaxaafadeed uu ku saxeexan yahay Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Axmed Saleebaan Dhuxul Waxa uu Madaxweynuhu Tixraacay qoraal ay u soo Gudbiyeen Xisbiga Waddani isla markaana…

                                  Read More

                                    Madaxweynaha Kenya oo Sheegay inuu Arbacada Hortagayo Maxkamada Caalamiga ah ee Denbiyada Dagaalka iyo Xilkii oo uu kaga tagayo Ku Xigeenkiisa

                                    Nairobi 06.Oct 2014 (SDN/QJ)-Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa Markii kowaad Daboolka ka qaaday inuu Qaabili doono oo Hor tagi doono maxkamadda dambiyada adduunka, kaddib markii ay Sidaas ka Codsadeen garsoorayaasha Maxkamadu.   Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa Wajihi doona Maxkamada Dhagaraha Adduunka 8 Bishan October, oo Ku Beegan Maalinta Arbacada ee Soo Socota.   Uhru…

                                    Read More

                                      Ingiriiska oo Mar kale Madaxweyne Siilaanyo Ku Casuumaya Markab Ciidan iyo arrimaha laga wada xaajoonayo

                                      Hargaysa 06.Oct 2014 (SDN/QJ)- Safiirka dawladda Britain u fadhiya Somaliland/Somalia Neil Wigan, ayaa sheegay inuu madaxweyne Siilaanyo kala hadlay inay wada hadallo ku yeeshaan masuuliyiin ka tirsan Ingiriiska Markab ciidan oo lagu wado inuu caawa soo istaago magaalo xeebeedda Berbera. safiirka dawladda Britain u fadhiya Somaliland/Somalia Neil Wigan ayaa maanta kulan xarunta madaxtooyadda Somaliland Kula…

                                      Read More

                                        Halkan Ka Daawo:Madaxweyne Axmed Silaanyo waxa uu maanta xafiiskiisa ku Qaabiley Safiirka Ingiriiska u fadhiya Nairobi Mr. Neil Wigan.

                                        Hargeisa 6/oc/2014(SDN/QJ)Madaxweyne Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta xafiiskiisa ku qaabiley Safiirka Ingiriiska u fadhiya Nairobi  Mr. Neil Wigan. Waxaana kulankaasi ka war bixiyey Wasiirka Arrimaha Dibeda Somaliland Mudane, Maxamed Biixi Yoonis iyo Safiirka. Hargeisa SDN/QJ Maxamed@Qurbejog.com Concat@Somalidiasporanews.com

                                        Read More

                                          War Degdeg ah: Al-shabaab Oo Saaka Soo Weerartay Magaalada Barawe, Gudahana u Soo Gashay

                                          Barawe:Oct,06,2014(SDN/QJ)-Xoogag Ka Tirsan Ururka Al-shabaab, ayaa Saaka Weerar culus kusoo qaaday Magaalada Barawe oo ay dhawaan iskaga Baxeen. Dadka deegaanka Baraawe ayaa soo warinaya inay maqlayeen dhawaqa rasaas aad u xoogan iyo madaafiic dagaalka la isku weydaarsanaayay, waxaana ay sheegeen in dagaalka uu ka dhacayay Koontaroolka Magaalada laga soo galo iyo wado ku aadan dhanka…

                                          Read More