Webmaster

    Kooxda Daacish oo Dhegta Dhiiga u daray Alan Henning oo ahaa Samafale Gacantooda ku Jiray fariina u diray reer Galbeedka DAAWO

    Baghdad 04.Oct 2014 (SDN/QJ)- Ururka argagixisada ee ISIS ayaa sheegay inay dileen Alan Henning oo ahaa la hayste u dhashey dalka Britain. Kooxda ayaa gelinkii dambe ee Jimcihii Shalay soo bandhigtey video muujinaya iyagoo gowracaya Mr Henning. Cajaladda ayaa u qaab ekayd sidii kuwii hore ee ay kooxda ku sheegatey inay ku gowraceen saddex qof…

    Read More

      Dawladu waxay Si Badheedha U Samaynaysaa Ciidan Aaan La Garanayn Jamaal Cali Xuseen DAAWO

      Hargaysa 04.Oct 2014 (SDN/QJ)- Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Ucid Jamaal Cali Xuseen ayaa Sheegay Maanta in Dawlada uu Hogaamiyo Madaxweyne Siilaanyo inay Samaysatay Ciidan aan la Garanayn Waxa ay Yihiin. Jamaal Cali Xuseen Waxa uu Xusay in Todobaadyadii u danbeeyay ay dalka ku soo Kordheen Dilal isagoo Korodhkaas u nisbeeyay fulin la’aanta Xukunada qisaasta…

      Read More

        Dekeda Berbera oo Xiliga Xajka laga dhoofiyay Milyan iyo Afar Boqol iyo Konton Neef Iyo Maamulka Dekeda oo ka Hadlay DAAWO

        Berbera 04.Oct 2014 (SDN/QJ)- Xoolo aad u Tiro badan ayaa Moosinka Xajka laga dhoofiyay Dekeda Magaalada Berbera ,Xoolaha Dekeda ka baxay ayaa Tiradoodu waxay dhamayd Milyan iyo Afar Boqol iyo Konton Neef kuwaas oo Dhamaantoodba la geeyay Dalka Sucuudiga oo ah Saylada ugu Weyn ee Xoolaha loo iibgeeyo. Maamulka Dekeda Berbera ayaa ka hadlay Sida…

        Read More

          ”Ciidanka Puntland meelkasta oo ay joogaan waxaan ku bogaadinaya Guulihii wanaagsanaa ee ay ka soo hoyeen la dagaalanka Burcad diimeedka” Madaxweynaha Punt land+SAWIRO

          Garowe 04.Oct 2014 (SDN/QJ)- Madaxwaynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta Magaalada Garoowe ee Caasimada dowladda Puntland gaar ahaan Garoonka Kubadda Cagta kula tukaday Salaadii Ciidul Adxaa Kumanaan Dadweyne ah .   Tukashada Salaada Ciida ayaa waxaa sidookale Goob joog ahaa Madaxwayne ku xigeenka Dowladda Puntland Cabdixakiin Cabdulaahi Xaaji Cumar Camay ,Wasiiro ,…

          Read More

            Muqdisho Sidii looga Ciiday Khudbadihii Hogaanka Dawlada Federaalka Somalia Halkan ka DAAWO

            Muqdisho 04.Oct 2014 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ahna kusimaha Madaxweynaha Dalka mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari, R.wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed, xubno ka tirsan labada gole ee dowladda ayaa maanta salaaddii ciidda kula tukaday masjidka Isbaheysiga Islaamka Kumanan Dadweyne ah oo isaga kala yimid Degmoyinka kala duwan ee Gobolka Benaadir….

            Read More

              Qaabkii Maanta Looga Ciiday Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool Halkan Ka DAAWO

              Laascaanood 04.Oct 2014 (SDN/QJ)- Waxaa Magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool ayaa saaka si wayn looga Ciidey iyadoo dadka magaalada ku tukadeen Badankooda  Musalaha weyn ee magaalada  Laascaanood .   Salaada Waxaa la Tukadey 8:10 am , Waxaa Culimada Magaalada Laascaanood ay Xasuusi yeen Shacab waynah ku nool Laascaanood Alle ka cabsiga iyo in ay saxaan…

              Read More

                Halkan Ka Daawo:Marwada Madaxwaynaha Somaliland Aamina Maxamud Jirde Ayaa Saaka Muaansibada Ciidal Odxada Kala Qayb Qashay Xarunta Agoomaha Hargeisa

                Hargeisa 4/oc/2014(SDN/QJ)marwada madaxwaynaha somaliland  aamina maxamud  jirde  ayaa saaka muaansibada ciidal odxada  kala qayb gashay  xarunta agoomaha hargeisa iyadoo caruurta ugu  hanbalyeysay  musaibada ciida adcada in  ilaahay snadkaa snadkisa bashbash iyo barwaaqo  ku gaadhsiyo  sido  kalena u mahad  naqday cid  allaala  ciddi  ka qayb qaadtay  ciidkoda Hargeisa SDN/QJ Maxamed@Qurbejog.com Concat@Somalidiasporanewss.com

                Read More

                  Salaada Ciida Kadib oo uu Raysal Wasaare Cabdi Weli Sheekh ka hadlay arrimo door ah DAAWO

                  Muqdisho 04.Oct 2014 (SDN/QJ)- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa dadka Soomaaliyeed iyo dhammaan shucuubta kale ee Muslimiinta adduunka ugu hambalyeeyey munaasibadda Islaamiga ah ee Ciidul Axdaa. Mudane Cabdiweli ayaa farriintan hanbalyada ah ugu rajeeyey dadka Soomaaliyeed iney nabad ku ciidaan, kuna gaaraan ciidan ciideeda horumar, nabad, barwaaqo iyo midnimo….

                  Read More

                    Khudbadihii Madaxweyne Siilaanyo Ku Xigeenkiisa iyo Gudoomiyaha Golaha Wakiiladu ka Jeediyeen Tukashada Salaada Ciidul Adxa DAAWO

                    Hargaysa 04.Oct 2014 (SDN/QJ)- Boqolaal ka Mid aha Shacabka Caasimada Hargaysa ayaa Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo Waxa uu Saaka Kula Oogay Tukashada Salaada Ciidal Adxa Masjid Jaamaca Caasimada Hargaysa . Madaxweynaha Waxaa Wehelinayay Xubno door ah oo ka Tirsan Golaha Wasiirada,Taliyeyaasha Ciidamada iyo Madax kale Dhinaca Kale Madaxweyne Ku Xigeenka Jamhuuriyada…

                    Read More

                      Sweden Oo Qorshe ay Ku Aqoonsanayso Reer Falastiin Soo Bandhigtay

                      Stockholm:Oct,04,2014(SDN/QJ)-Dawladda Waddanka Sweden, ayaa Bannaanka Keentay qorshe lagu aqoonsanayo Maamulka Cadaadisku saaran yahay ee Reer Falastiin. Ninka Ra’isal wasaaraha ka ah Dawladda Sweden Stefan Lofven, ayaa Isugu tilmaamay Mixnadda ka aloosan Dhulka falasteen lagu xallin karo aqoonsi la siiyo shacabka reer Falastiin ee muddada dheer loo diidan yahay Madax Bannnaanida. “Dagaalka u dhexeeye Falastiin iyo…

                      Read More

                        Qaabkii Saaka looga Ciiday Magaalo Xeebeedka Berbera Halkan ka DAAWO

                        Berbera 04.Oct 2014 (SDN/QJ)- Waxaa Maanta Guud ahaan Caalamka Islaamka oo ay Somaliland ku Jirto looga Dabaal Degay Munaasibada Ciidul Adxa Madax Sare oo ka Tirsan Golayaasha Qaranka ayaa Bulshada ku dhaqan Magaalada Berbera ee Gobolka Saaxil waxay Saaka kula Tukadeen Barxad Weyn oo ku taala Magaalada Berbera. https://www.youtube.com/watch?v=u_Ei77Q8Z9w&feature=youtu.be

                        Read More

                          “Aafada maanta ina haysataana waa qabiil, Qabiilna maanta meel uu ina gaadhsiinayaa ma jirto oo qabiil iyo…..” Madaxweyne Kuxigeenka Somaland

                          Hargeysa:Oct,04,2014(SDN/QJ)-Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland, Mudane  Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici oo maanta shacabka kala qaybgalay Munaasibadda Ciida, ayaa bulshada ku guubaabiyey inay midnimo muujiyaan oo dhinac iska dhigaan kala qaybsanaanta. Waxa uu mudane Saylici usoo jeediyey shacabka inay qabyaalada iska dhaafaan oo ay midnimo iyo wadajir  ku wada Noolaadaan, “Maanta Haddaynu nahay umadda Reer Somaliland waxa inoo taalla…

                          Read More

                            Muqdisho Oo Laga Mamnuucay Inay Soo Galaan Dadka Da’doodu Ka Weyntahay 40-Jirka

                            Muqdisho:Oct,04,2014(SDN/QJ)-Caasimadda Somalia ee Muqdisho, ayaa saaka oo ciid ah waxa laga Mamnuucay inay soo galaan, kadib markii ay Dawladda Xasan Sheekh Go’aankaas Soo Saartay Maalintii Khamiistii ina Dhaaftay. Ciidamada Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Xukuumadda Soomaaliya ayaa waxa ay dadka ku celinayaan halka loo yaqaan Siinka dheer, halkaasi oo gaadiidka lagu baadhaayo, dadka da’dooda ay ka…

                            Read More

                              Madaxweyne Siilaanyo Oo Shacabka kala Qaybgalay Tukashada Salaadda Ciidda

                              Hargeysa:Oct,04,2014(SDN/QJ)-Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud ayaa Maanta salaaddii ciida kala qaybgalay Boqolaal Dadweyne ah oo ku tukanayey Masjid  jaamaca weyn ee Magaalada Hargeysa. Madaxweynaha oo ay Tukashada salaadda ciida ku wehelinayeen Xubno kamid ah Golihiisa Wasiirrada iyo Taliyayaasha kala duwan ee ciidamada qalabka sida, ayaa si weyn shacabka ugu boorriyey inay kala shaqeyeen Nabadgelyada iyo…

                              Read More

                                St. David’s Center’s autism treatment preschool reaches out to Somali families

                                When St. David’s Center for Child and Family Development decided to establish a new autism day treatment (ADT) preschool program in Northeast Minneapolis, mental health paraprofessionals went door-to-door to talk to parents and recruit potential students. “We went out into the community,” recalled paraprofessional Amina Hassan of this unusual approach. “We just knocked on doors…

                                Read More