Webmaster

    Saraakiil Sare Oo Ka Socota Guddiga Ilaalinta Saxafiyiinta ee CPJ Oo Booqanayo Wariyayaal Turkiga Ku Xidhan

    Ankara:Oct,02,2014(SDN/QJ)-Xubno Wasti ah oo ka Socda Guddida Ilaalinta Saxafiyiinta ee CPJ oo ay wehelinyaan xubno Machadka caalamka saxaafadda u qaabilsan, ayaa lagu wadaa inay dhawaan Booqdaan wariyayaal ku xidhan Dalka turkiga. Madaxweynaha Turkiga, Rajab Dayib Erdogan oo dhawaan booqday magaalladda New York, kana qeyb galay Shirkii Golaha Guud ee QM, ayaa si rasmi ahaan u…

    Read More

      Al-shabaab Oo Si Weyn Uga Hortimi Sheegashadii Madaxweyne Gaas ee Buuralayda Galgala

      Baraawe:Oct,02,2014(SDN/QJ)-Kooxda Al-shabaab, ayaa si weyn uga hortimi sheegashadii uu madaxweyne Gaas ku tilmaamay inay ka gaadheen dagaal ay Buuralayda Galgala kula galeen Cutubyo ka Tirsan Ururuka Al-shabaab. Afhayeenka Hawlgallada ee Al-Shabaab Shiikh Abuu Muscab oo ka hadlay dagaalka dhexmaray Ciidamada Dowladda Puntland iyo dagaalo ay ka fureen dhowr jiho oo deegaanada dalka ah ayaa sheegay…

      Read More

        Imisa Tahriibe ayaa 10-Kii Sano ee Ina Dhaafay u Geeriyooday Dhibaatada Suudalka?

        Washington:Oct,02,2014(SDN/QJ)-Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Dadka Dadka Qaxaya ee IOM, ayaa daaha ka Fayday tirada dadka tahriibayaasha afrikaanka ah ee Tobankii sano ee ugu dambeeyey ku dhintay tahriib ay ku jireen. Warbixinta ay soo saartay Hay’adda Muhaajiriinta Caalamku, waxay tilmaamay in laga soo bilaabo sanadkii 2000, ay dad Tiradooda lagu sheegay 40,000 iska carareen…

        Read More

          Dayuuradadaha Dagaalka Ciraaq Oo Raashin iyo Hub u Daadiyey Kooxaha Daacish Iyo Maraykanka Oo Si Weyn Uga Cadhooday

          Mousil:Oct,02,2014(SDN/QJ)-Diyaaradaha Dagaalka ee dalka ciraaq iyo Raashin iyo Hub tiro badan dusha uga daadiyey Cutubyo ka tirsan kooxda Daacish, taas oo Keentay inay Maraykanku si weyn uga cadhoodo raashinka iyo Hubka kooxdan Gacantooda galay. Duuliyayaashii Diyaaradaha Hubka Daadiyey, ayaa cadhada Reer Galbeedka kaga jawaabay inay ku khaldameen  daadinta raashinkaas, ujeedkooda ahaa Ciidamo Ciraaq ah oo…

          Read More

            Shacabka reer S/Land Taag iyo Tamar danbe uma hayaan in Digo & Danbas laga iibiyo oo hadana Cawsleh kale loo soo muuseeyo ee Qiime mugleh ha ku sameeyaan musharaxii​nta utaagan Madaxweyne​,ku-xigeen ama Xildhibaan​oba

            Muwaadinow  hadii  uu mar walba musharax aan aqoon ka cokaneyni ina yidhaahdo Tolaayey ka soo kacaay oo idoorta oo aynu sanaaduuqda ubuuxino gun ayeynu noqoneynaa, Hadii doorashada soo socota hadana Cawsleh la inoo soo muuseeyo oo la inaga iibiyo digo iyo danbas kale  weynu tacab khasaareynaa oo gob jabtey ayeynu noqoneynaa. Waa in shacabku isweyndiiyaa maxeynu ku dooraneynaa Hogaanka Wanaagsan?  Maxeynu se ku…

            Read More

              Puntland Oo Weerar Ku Qaadday Saldhigyadii Al-shabaab Ku Lahaayeen Buuralayda Galgala iyo Madaxweyne Gaas Oo Ka Hadlay

              Garowe:Oct,02,2014(SDN/QJ)-Ciidamada Qalabka Sida ee Maamulka Puntland, ayaa Maalintii shalay weerar ku qaaday Xarumihiii Ururka Al-shabaab ku Lahaa Buuraylada Galgala, waxana arrintaas Ka Hadlay Madaxweyne Cabdiweli Maxamed Cali(gaas). Madaxweyne Gaas, ayaa shir Jaraa’id oo shalay Galabtii ku qabtay Qasriga Madaxtooyada ku xaqiijiyey inay Ciidamadu si rasmi ah ula wareegeen gacan-ku-haynta Saldhigyo Muhiim ahaa oo kooxda Al-shabaab…

              Read More

                Muxaadaro kusaabsan Fadliga Maalinta Arafo oo lagu qabtay Magaalada Gaalkacyo

                Gaalkacyo Oct 02,2014(SDN/QJ)-Muxaadaradaani ku saabsanayd Fadliga iyo Dheeraadka ay leedahay Maalinta Arafo ee 9ka bisha Dul xija ayaa waxaa soo jeedinayay Sh.C/caziiz Axmed Aadam oo kamida Culimada ugu Waawayn Magaalada Gaalkacyo ahna Maamulaha Dugsiga Hoose Dhexe ee Ibnu Cabaas (Gaalkacyo) , waxaana ay ka dhacday Masaajidka Wayn ee Ramadaan. Sh.C/caziiz ayaa waxaa uu aad uga…

                Read More

                  Waa Weriye Hargaysa Ku Nool oo Araga Naafo ka ah “Indho la’a” Xiisaha ku duugan Xog-warran lala Yeeshay

                  Hargaysa 02.Oct 2014 (SDN/QJ)- Mowliid Maxamed Odowaa waa nin dhalinyaro ah oo mihnadda Saxaafadda kaga hawl-gala hay’ado warbaahineed oo Idaacadda Dawladda ee Radio Hargeysa ka mid tahay u xil-saaran barnaamijyo todobaadle ah oo uu soo saaro, laakiin waxa uu weriyeyaasha kale ee dhiggiisa ee inta badan bahda saxaafadda ka tirsan kaga duwan yahay inuu la’…

                  Read More

                    “Ciidamada Puntland waxay la wareegeen gacan ku haynta Buuralayda Galgala” Madaxweyne Cabdi Weli Gaas

                    Garowe 02.Oct 2014 (SDN/QJ)- Madaxwaynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo Warbaahinta kula Hadlayay Aqalka Madaxtooyada dowladda Puntland ee Garoowe ku xaqiijiyay in Ciidamada Qalabka Sida ee Puntland ay 1-10-2014 si rasmi ah ula wareegen Fariisimihii Ururka Al-shabaab ee Buuraha Galgala.   ”Waxaa sida lawada ogsoonyahay Cadowga Burcad diimeedka ah ee argagixisada Caalamiga ah…

                    Read More

                      “Reer Gabiley Doraad Awdal-bay U Codeeyeen Oo Daahir Riyaale Ayay Soo Saareen , Shaleyna Reer Burco Ayey U Codeeyeen Oo Siilaanyo Ayey Soo Saareen , Maantana ….” Cali Guray DAAWO

                      Gebilay 02.Oct 2014 (SDN/QJ)- Xisbiga Ucid ayaa u Joojin Waayay awaamiir uu Maayarka Gebilay iyo Taliyaha Qaybta Boolisku si Wada jir ah uga Mamnuuceen in Huteelada Gebilay lagu qabto Shirarka Xisbiyada Waxayna Taageerayaal Cusub oo ku soo biiray ay ku soo dhaweeyeen Mid Ka Mid ah Huteelada Gebilay. Cali Maxamed Yuusuf Cali Guray Gudoomiye ku…

                      Read More

                        Wasiirka Maaliyada ee Punt land oo ka Hadlay Natiijada Socdaal uu Dibada ugu Maqnaa DAAWO

                        Boosaaso 02.Oct 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Shire Xaaji Faarax ayaa dib ugu soo laabtay magaaladda Boosaaso ee xarunta gobolka Bari,isagoona kasoo Socdaalay dalka Isutaga Imaaraatka Carabta. Garoonka diyaaradaha ee Bandar-qaasim ayaa,waxaa kusoo dhaweeyey Guddoomiyaha gobolka,duqa degmada Bosaso,Ganacsato,mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda Maaliyadda iyo qaar kamid ah Shacabka magaaladda. Wasiirka Maaliyadda Puntland Shire Xaaji…

                        Read More

                          Cabdi Good oo Wuxuu Hees ku Qoslaba isagii loo Fikiray iyo Kalmado Halqabsi leh oo laga duubay DAAWO

                          London 02.Oct 2014 (SDN/QJ)- Cabdi Good Cabdi oo ah Soo Saaraha Barnaamijka Isir raaca Af Somaliga oo Mudooyinkii u danbeeyay noqday Mid hadal haytiisu aad ugu dhex baahday bulshada ku hadasha afka Somaliga isla markaana uu kaga hadlo Sidii Suugaanteena loo waafajin lahaa anshaxa Suuban ee diinta Islaamku ina farayso ayaa Naqdigiisa waxa uu ku…

                          Read More

                            Wasiir Warancade iyo Macdanta oo Safar aan La Shaacin Ku tagay Dubai iyo Kulan ay la qaateen Shirkadaha Shiidaal baadhista Somaliland Maxaa la isku afgartay DAAWO

                            Dubai 02.Oct 2014 (SDN/QJ)- Wasiiradda Wasaaraddaha Macdanta iyo Arrimaha Gudaha ayaa Shir Xasaasi ah Waxay kula Yeesheen Magaalada Dubai Shirkadaha Sahaminta iyo Baadhista Shiidaalka ka wada Deegaamo ka tirsan Somaliland. Labada Wasiir ayaa ka hadlay Socdaalkan aan hore loo Shaacin ee ay ku tageen Magaalada Dubai . Dubai SDN/QJ contact@qurbejoog.com

                            Read More

                              Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey ugu Qaabilsan Dhalinyarada oo Booqday Soomaaliya

                              Muqdisho Oct 02 2014(SDN/QJ)– Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey ugu qaabilsan dhalinyarada Mudane Ahmed Alhendawi ayaa booqasho laba maalmood ah ku bixiyey magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya si uu madaxda Soomaaliya ugala xaajoodo kaalinta dhalinyarada Soomalaiyeed ee hindisayaasha dhismaha nabadda iyo dowladnimada ee Soomaaliya iyo weliba siyaabaha Qaramada Midoobey ay ku caawin…

                              Read More

                                Dood Xiiso Badan oo dhexmartay labada Afhayeen ee Xisbiyada Wadani iyo Kulmiye iyo Xisbiga Ucid oo aan ka soo Qaybgalin Arimo aan la cadayn iyo Wariye Duraan oo ka rali galiyey Tagerayasha Ucid

                                London  02Oct14(SDN/QJ)Dood Xiiso Badan oo dhexmartay labada Afhayeen ee Xisbiyada Wadani iyo Kulmiye iyo Xisbiga Ucid oo aan ka soo Qaybgalin Arimo aan la cadayn iyo Wariye Duraan oo ka rali galiyey Tagerayasha Ucid ka dib markii uu casuumad u diray madaxda xisbiga ee ucid ee uk ku sugan oo aan marwalba ka qayb galin…

                                Read More

                                  Maayarka Gebilay oo Huteelada ka Mabnuucay Shirarka Xisbiyada iyo Ucid oo u Joojin Weyday

                                  Hargaysa 01.Oct 2014 (SDN/QJ)- Maayerka magaalada Gabiley Shucayb Maxamed Muuse, ayaa  soo saaray Amar uu ku mabnoocayo Xafladaha Siyaasadeed ee lagu qabto Huteellada magaaladaas, isla markaana waxa uu Mulkiilayaasha iyo Masuuliyiinta Hudheellada Gabiley ku amray inaanay Meheradohooda u oggolaan karin in Munaasibadaha Siyaasadeed ay ku qabsadaan Xisbiyada Siyaasaddu, ciddii amarkaa u hoggaansami waydana wuxu ugu…

                                  Read More