Webmaster

    There is no greater glory than feel affection for, nor any greater punishment than jealousy

    The reason influence me writing is that, I have come across someone who upset for a an achievement accomplished by talented personality originated our country. Such achievement was recognized throughout the world, let alone somaliland. Usually when we notice high talented youths in any part of the world, it affects our emotion positively and if that personality originate from us, then it is expected ,…

    Read More

      Axkaamta Udxiyada iyo Aadaabta Ciida (Muxaadaro​)

      Gaalkacyo.12.1435 , 02.10.2014 Iyadoo Maalinta Sabtida ee nagusoo aadan ay Ciidi doonaan Dhamaan Muslimiinta joogta daafaha Caalamka ayaa Muxaadaradaani ku saabsan Axkaamta Udxiyada iyo Aadaabta Ciida waxaa lagu qabtay Masaajidka Ramadaan ee Magaalada Gaalkacyo , waxaana soo jeedinayay Dr.Aadam Muxamed Cigaal oo kamida Culimada ugu waawayn Magaalada Gaalkacyo ahna Gudoomiyaha Jaamacada Bariga Afrika (Gaalkacyo). Muxaadarada…

      Read More

        Ra’iisul Wasaare Cabdiweli oo Dadka Soomaaliyeed ugu Hanbalyeeyey Munaasibadda Ciidul Adxaa

        Muqdisho Oct 03, 2014(SDN/QJ)- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa dadka Soomaaliyeed iyo dhammaan shucuubta kale ee Muslimiinta adduunka ugu hanbalyeeyey munaasibadda Islaamiga ah ee Ciidul Axdaa. Mudane Cabdiweli ayaa farriintan hanbalyada ah ugu rajeeyey dadka Soomaaliyeed iney nabad ku ciidaan, kuna gaaraan ciidan ciideeda horumar, nabad, barwaaqo iyo midnimo….

        Read More

          Baarlamaanka Turkiga Oo Dawladda u Fasaxay Inay Ka Qaybqaadato Hawlgallada Ka Dhanka ah Xoogagga Daacish

          Stanbul:Oct,03,2014(SDN/QJ)-Golaha Baarlamaanka Waddanka Turkiga, ayaa Dawladdiisa u fasaxay inay  kamid Noqoto Gulufka ka dhanka ah Xoogagga Daacish. Mooshin Baarlamaanku Meelmariyey ayaa si toos ah Dawladd ugu oggolanaaya inay Hawlgallada Militeri ee Koodaas lagu Hayo Qaybteeda ka qaadan karto, iyadoo xoogaggaasina haatan dagaallo  ka wadaan Goobo Ku dhaw xuduudda Turiga iyo Syria u dhaxaysa. Mooshinkan ayaa…

          Read More

            Chine Oo Degniin Maraykanka Ugu Jeedisay Xiisadda Ka Taagan Hong-Kong

            Bejing:Oct,03,2014(SDN/QJ)-Xukuumadda Waddanka Shiinaha, ayaa Maraykanka iyo xulufadiisa uga digay tageerada ay siinayaan Mudaharaadadda ka socoonaya Jasiirrada Hong-kong, kuwaas oo maalintoodii afraad gelaya. Wasiirka Arimaha Dibadda Shiinaha Wang-Yi ayaa arinta ka taagan Is-maamul Goboleedka Hong-Kong ku sheegay arin u taalla Shiinaha,waxaana Wadamadda reer Galbeedka uu uga digay beenta ay faafinayaan inay joojiyaan iyo taageeradda ay u…

            Read More

              Ciidamada Ammaanka Puntland Oo Xabsiga Dhigay Tiro shacab ah Oo Gaadhaysa 40-Ruux

              Garowe:Oct,03,2014(SDN/QJ)-Ciidamada Ammaanka Maamula Puntland, ayaa Hawlgallo ay ammaanka ku xaqiijinayeen deegaanka Karkaar ee Gobolka Qardho ku xidhxidhay ugu yaraan 40-ruux oo shacab ah maalintii shalay. Dadka la xidhay, ayaa waxay isugu jiraan kuwo lagu sheegay inay Khalkhal ku hayeen ammaanka iyo kuwo kale oo sida la sheegay dhir jaris ka waday Degmadaasi. Taliyaha Ciidanka Booliska…

              Read More

                “Qanjidhada iyo sambabada bisaaska xataa uma tuurayaane.Kuwani(xukuumaddu) innagaabay Ina Cuni Doonaan.” Muj. Cali Gurey

                Hargeisa:Oct,03,2014(SDN/QJ)-Cali Maxamed Yuusuf(cali-gurey) oo ah Guddoomiye-ku-xigeenka Saddexaad ee Xisbiga Ucid, ayaa walaac ka muujiyey shirkadda la sheegay inay ku Guulaysatay Arrinta Diiwaangelinta Madaniga ah iyo waliba  ciidanka la sheegayo in loo unki doono ilaalinta arrimaha Shidaalka. Mujaahid cali-gurey ayaa war  qoraal kooban oo uu xalay soo dhigay Boggiisa Face-book-ga, waxa uu ku sheegay in Diiwaangelinta…

                Read More

                  Somaliland citizen Nadifa Mohamed was recognized as the best Young British Novelists according to Granta one of the 39 best African writers in 2014‏

                  An event was held in the Nigeria town of  Port Harcourt, which is the capital of rivers state, Nigeria. It lies along the bonny river and is located in the Niger delta. The town was prepared by its self to become the World Book Capital 2014.A panel of expert judges to select the African best writers and Margaret…

                  Read More

                    GOBOLADA BARI 90% TAAGEERO BUUXDA AYAY U HAYEEN GOONI ISU-TAAGA SOMALILAND​, BALSE XUKUUMADAN SIILAAYO AYAA KALA DIRTAY. (DOOD QIIMO BADAN OO DHEXMARTAY XISBIYADA WADDANI IYO KULMIYE)

                    London Oct 03,2014(SDN/QJ)-Dood ay isku wejeheen axsaabta Kulmiye iyo Wadani ayaa waxa lagu qaadaadhigay xaaladihii u danbeeyay ee dalka. Dooda ayaa si gaara waxa loogu eegay xaaladaha Gobolada Bariga Somaliland oo sanadihii u danbeeyay ay ka taagnaayeen qalaale siyaasadeed.

                    Read More

                      Dhulka Tiyaatarka Hargeysa Waa Mulki Beeli leedahay!!​!!

                      Waxan Maanta Warbaahinta Dalka ka soo Baxa Qaarkood ka HalacsadayQoraal uu ku Aaxeexnaa Maayorka Hargeysa, Ref: XDH/H  4 S/ 2014     Uj: Baneyn Dhul. Hordhac:  Magaca Beeleed oo Midaysan, Magaca Beeleed oo Gaf iyo Gardaro soo Noqnonaysa Tirsanaysa, Waxan Shacabka Somaliland ee Nabadda Jecel, Shacabka Somaliland ee Xalaal Maalka ah aan u Sheegayaa, in aanu Jirin…

                      Read More

                        “Xukuumadda Sharciga ku soo noqda, oo ka daaya Kufsiga aad maalin walba Sharciga kufsanaysaan.” Xildhibaan Siciid Gaani

                        Hargaysa 03.Oct 2014 (SDN/QJ)- Xildhibaan Siciid Warsame Ismaaciil oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa Madaxweyne Siilanayo iyo Xukuumaddiisa ugu baaqay inay ku soo noqdaan Sharciga dalka u yaalla, isla markaana ay kufsiga ka daawaan Shuruucda iyo Dastuurka waddanka u degsasn. Xildhibaan Siciid Warsame Ismaaciil (Gaane) oo ah Guddoomiyaha Guddiga Khayraadka Dabeeciga ah…

                        Read More

                          Xujaydii ka Soo Kicitimay Somaliland oo Mid ka Mid ahi Ku Geeriyooday Magaalada Barakaysan ee Makka kadib Markuu Gaadhi Jiidhay

                          Jidda 03.Oct 2014 (SDN/QJ)- Alle ha u naxariistee Marxuum Ibraahin Nuur Geelle oo ka mid ahaa Xujaajta Somaliland ka tegtay sannadkan, ayaa Shil Baabuur oo ka dhacay magaalada Makkah ee dalka Sucuudiga ku geeriyooday. Shilkan ayaa yimi ka dib markii Baabuur Arbacadii isagoo ka soo baxay Masaajid uu ku tukanayay oo ku yaalla Magaalada Barakaysan…

                          Read More

                            Punt Land iyo Alshabaab oo Midba Dhankiisa Ku Lib Sheegtay Dagaalkii Buuralayda Galgala

                            Garowe 03.Oct 2014 (SDN/QJ)- Dagaal  ku dhex maray Maamul goboleedka Puntland iyo kooxda Al-Shabaab eek u sugan buuraylada Gal-gala,ayay labada dhinac ka sheegteen guulo mid kastaaba uu dhankiisa ka gaadhay dhanka kale ee ay dagaalameen. Madaxweynaha Puntland, Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa sheegay inay ku qabsadeen howlgalkan saldhiggii ugu weynaa ee Al-shabaab ay ku lahayd…

                            Read More

                              Dowladda Somalia oo Mareykanka uga mahadcelisay doorkeeda Somalia

                              Washington Oct 03, 2014(SDN/QJ) – Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheikh Ali Duhulow ayaa booqasho ku jooga Washington DC si uu u xoojiyo xiriirka Mareykanka iyo Somalia. Wasiirka ayaa soo gaaray magaalada Washington DC 28kii September 2014 oo uu kulamo la qaadanayey mas’uuliyiinta Dowladda Mareykanka oo uu ilaa Jimcaha 3da October ay kulamdu sii soconayaan. Wasiirka ayaa sidoo…

                              Read More

                                Somaliland oo Ka Qayb gashay Shir Heer Caalami ah oo Lagaga Arrinsanayay Aafada Tahriibka oo Talyaaniga lagu soo Gunaanaday

                                Hargaysa 2.Oct (SDN/QJ)- Shir Heer Caalami ah oo ay ka qayb qaadanayeen Afartan Dawladood,Urur Goboleedka Igad iyo Midowga Africa ayaa lagu soo Gabo gabeeyay Magaalada Sanremo ee Cariga Talyaaniga kaas oo lagaga hadlayay Tahriibka isla markaana lagu soo Casuumay Somaliland .   Shirkan Caalamiga ah waxaa Soo Qaban qaabisay Hay’ada IOM Geneva Waxaanu Socday Mudo…

                                Read More