Shil Dhimasho Iyo Dhaawac Keenay Oo Ka Dhacay Aagga Gabiley
Gabiley:Oct,05,2014(SDN/QJ)-Laba Qof oo midkood ahaa Wiil yar oo Toban Bilood jirey, ayaa ku dhintay Shil gaadhi oo shalay ka dhacay Aagga Bari ee Magaalada Gabiley, halka ay ku dhaawacmeen shan qof oo kale. Qofka kale oo Halkaas ku geeriyooday ayaa waxa uu ahaa Aabaha dhalay Wiilkaas yar ee Tobanka Bilood jirey, waxana magaciisa lagu sheegay …
