Imaaraadka Carabta Oo Dhismayaal ay Somalia Ka Fulin Lahaayeen Ku Xidhay Shuruudo Dadka Somalida ahi Liqi Kari Waayeen
Muqdisho:Oct,06,2014(SDN/QJ)-Dawladda Imaaraadka Carabta ayaa Xukuumadda Xasan sheikh usoo bandhigtay Qorshe ay ugu dhisayso Dhismayaal qurux baddan oo ay Baarlamaanka Somalia uga dhisaan Xarunta ay Haatan ku shiraan. Bandhiggan ka yimi dhinaca Dawladda Imaaraadka Carabta, ayaa waxa ku xidhan sida la sheegayo shuruudo lagaga soo horjeedo Horumarka Turkigu ka wado Magaalada Muqdisho iyo Gebi ahaanba dhulka…
