Punt land oo ku Gacan Saydhay Meel adagna iska taagtay in Wadaag lagu noqdo Garoonka Gaalkacayo ee Xiisada ka abuuray Gal Mudug iyo Punt land
Gaalkacayo 29.Sep 2014 (SDN/QJ)- Dowlada Puntland ayaa waxay si xoogan uga biyo diiday in Maamulka Garoonka Galkacyo uu la wadaago Maamulka Galmudug, oo ka arrimiya Koonfurta Magaalada Galkacyo ee Gobolka Mudug. Waxay tani ka dambeysay markii Ra’iisal Wasaare C/weli Sheekh Axmed Maxamed uu doraad ku baaqay in labada Maamul, ay ka wada hadlaan xiisada ka…
