Webmaster

    Kulan lagu Gorfaynayay Sidii Beelaha Gabooye Diiwaangelinta uga Qayb qaadan lahaayeen oo Hargaysa lagu qabtay

    Hargaysa 29.Sep 2014 (SDN/QJ)- Kulan balaadhan oo lagaga hadlayay sidii beelaha gabooye  ee Reer Somaliland ay uga qayb qaadan lahaayeen diiwaan galinta Madaniga ah,ayaa maanta lagu qabtay magaalda Hargeysa. Kulankan oo ay ka soo qayb galeen Musharaxa Madaxweynaha ee Xisbiga UCID Jamaal Cali Xseen,Wasiir ku-xgeenka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Somaliladn Shugri Xariir Ismaaciil,xildhubaanno iyo masuuliyiin…

    Read More

      Halkan Ka Daawo:Wasiirka gaashan Dhiga Oo Saaka Hor Tagay Golaha Wakiilada Iyo Su,aalahay Waydiiyen

      Hargeisa 29/9/2014(SDN/QJ)Wasiirka gaashan dhiga ayaa maanta  hor  yimi fadhigii golaha wakiilada   isagoo wasiirku  ka  warbixiyey  waxqabadka wasaradiisa iyo  arimaha ciidanka qaran somaliland iyadoo xildhibanadu ay  halkasi  su,aalo  ku waydiiyen https://www.youtube.com/watch?v=dUhNEfFL0cc Hargeisa SDN/QJ Maxamed@Qurbejog.com Concat@Somalidiasporanews.com

      Read More

        Halkan Ka Daawo :Abaanduulaha Ciidanka Qaranka Ayaa Maanta Golaha Uga Waramay Dagaalkii Dhawan Ka Dhacay Deeganka Dhahar

        Harbeisa 29/9/2014(SDN/QJ) xukuumada somaliland ayaa maanta markii ugu  ka hadashay  dagaalkii ka dhacay magaalada dhahar taasi  ay dhawaan ciidanka qaranka somaililand  iyo ciidanka maamulka putland  kaasi  sababay  khasare dhimisho  iyo dhaawacba leh iyaduu xildhibanau halkasi su,aalo  ka waydiiyen  abaanduulaha qaranka Hargeisa SDN/QJ Maxamed@Qurbejog.com Concat@somalidiasporanews.com

        Read More

          Madaxweyne Siilaanyo oo Cod dheer ku Sheegay in aanay Soo Noolaanayn Midnimadii Somalia Si Kululna uga fal Celiyay Hadal ka Soo Yeedhay Dhigiisa Somalia DHAGAYSO+SAWIRO

          Hargaysa 29.Sep 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta ka qaybgalay Xaflada Qalinjebinta Ardayda Sanadkan ka baxday Jaamacada Hargeysa University, ka qaybgalka madaxweynaha ee jaamacada Hargeysa oo noqonaysa Jaamacadii Shanaad (5) ee uu madaxweynuhu sanadkan la qaybsado farxada Qalinjebinta Ardayda iyo Waalidiintaba. Jawiga Saaka ayaa ahaa mid ka duwan sidii…

          Read More

            Halkan Ka Akhri Tobanka Arday Ee Ugu Sarreeyey Dugsiyada Gaarka Loo Leeyahay ee Fasallada 4-aad

            Hargeysa:Sep,29,2014(SDN/QJ)-Maanta ayey ahayd markii wasaaradda Waxbarashada iyo tacliinta sare ee Somaliland ay ku dhawaaqday Natiijada Imtixaanaadka Fasallada siddeedaad ee Dugsiyada Dhexe iyo Kuwa Afraad ee Dugsiyada Sare, waxana la kala saaray Dugsiyada Gaarka loo leeyahay iyo Kuwa Dawliga ah. Halkan waxanu maanta idiinku Haynaa Magacyada Tobanka Arday ee ugu sarreeyey Dugsiyada Afraad ee Gaarka Loo…

            Read More

              Wasaaradda Waxbarashada Somaliland Oo Si Rasmi ah u shaacisay Natiijada Imtixaanaadka Shahaadiga ah ee Fasallada 8-aad iyo 4-aad

              Hargeysa:Sep,29,2014(SDN/QJ)-Wasaaradda Waxbarashada iyo tacliinta sare ee Somaliland, ayaa maanta si rasmi ah u shaacisay Natiijada imtixaanaadka Shahaadiga ah fasalada 8-aad ee Dugsiyada dhexe iyo kuwa 4-aad ee   Dugsiyada sare. Shir Jaraa’id oo ay Wasaaradda iyo xafiiska Imtixaanaadka oo iskaashanayaa saaka ku qabteen Xarunta xafiiskaasi ku  leeyahay Magaalada Hargeysa, ayey ku shaaciyeen Natiijada Gebi ahaanba  Ardaydii…

              Read More

                Minnesota Somalis Condemn Islamic State Recruiting

                MINNEAPOLIS (AP) — Members of Minnesota’s large Somali community gathered Sunday to condemn the recruitment of youth by terrorist groups and urge collaboration to find solutions to address the problem. About 100 people attended a town hall meeting to denounce groups such as the Islamic State and al-Shabab, which together have recruited more than two…

                Read More

                  Qorshaha Cabdi Iley & Siyaasaddiisa

                  Ma ogtahay in aad is hubsataa iney haboontahay. Ma ogtahay, Ciyaar aanad khibrad u lahayn, qawaaniinteeda aanad korka ka wada xafidsaneyn in aanad badin kareynin. Ciyaartaasi ha ahaato: Kubadda  Cagta, Kubadda Koleyga, Feedhka ama Orodadaba. Waxaa iyana la mid ah Qawaaniinta Ciyaarta Siyaasadda oo la hubo in aaney marnaba guuli kugu raaceynin Ficillo ku saleysan:…

                  Read More

                    Waar Cadowga Ciidanka OPU ee 520-ka askari lagu qiyaasey lagula Dagaalamay​aa Xoog badanaa? Waxaan leeyahay Xukuumada waxaa ka horeeya Xeerarkii lagu dhiqi lahaa iyo xeerarkii shidaalka oo qabyo ah

                    Dastuurka JSL wuxuu qeexayaa in ay jiraan oo keliya sadex ciidan oo qaab dhismeedkooda iyo waajibaadkoodaba ay xeerar dastuuri ahi ay qeexayaan oo uu nidaaminaayo waxaana ay kala yihiin noocyada Ciidamada JSL  ka dhisani sidan; 1- Ciidanka Booliska oo uu xil ka saaran yahay ilaalinta nabadgelyada iyo dhaqan gelinta xeerarka dawlada , waajibaadka saarana xeer…

                    Read More

                      MATAANAYNTA BERBERA & OODWAYNE “ TWIN OLD CITIES” : MAYOR CIDIN IYO MAYOR XOOG

                      Berbera iyo Oodwayne waa  magaallooyinka  ugu facawayn Somaliland. Waxa qarniyo badan ka dhexeeyay  xidhiidh sokeeye, ganacsi iyo dhaqan –dhaqaale . SAAXIL  waxa laga soo dejin jiray badeecad  ganacsi sida timirta, dharka, irbadaha  iwm. Waxa lagu soo qaaday jira awr loo yaqaanay  “ Kabadhe Iidoor “. Waxa lasoo marin jiray   Cadaadlay, waxaana loo gudbin jiray Oodwayne…

                      Read More

                        Qaar Kamid ah Wariya-yaashii Ka Hawlgeli Jirey TV-ga Maamulka Puntland Oo Xabsiga Loo Taxaabay

                        Garowe:Sep,29,2014(SDN/QJ)-Sida ay sheegayaan wararka saaka Naga Soo Gaadhaya Magaalada Garowe, waxa Ciidamada Ammaanku habeenkii xalay Jeelka dhigeen Tiro kamid ahaa Wariyayaashii ka Hawgeli jirey TV-ga Maamulka Puntland iska leedahay. Wariyayaashan oo lagu xidhay saldhiga ku yaala kantaroolka galbeed ee Garoowe ayaa sida aan wararka ku helayno wuxuu xadhigooda la xidhiidhaa Khilaaf soo kala dhex galay…

                        Read More

                          Uganda Oo Waji-gabax Kala Kulantay Magdhaw ay Qaramada Midoobay Kaga Dalbatay Diyaarado Kaga Burburay Somalia

                          Kampala:Sep,29,2014(SDN/QJ)-Militeriga Dalka Uganda, ayaa waji-gabax kala kulmay dalab ay u gudbiyeen Jimciyadda quruumaha ka dhaxaysa oo la xidhiidhay magdhaw ay ka doonayeen Diyaarado dhawaan kaga burburay Gudaha Dalalka Somalia iyo Kenya. Madax sare oo ka tirsan Qaramada Midoobay, ayaa jimciyadda Taliska Uganda ee Somalia ku sugan ku wargeliyey inaanay jirin wax mag-dhaw ah oo ay…

                          Read More

                            Natiijada Imtixaanaadka Shahaadiga Ee Dugsiyada Sare iyo Dhexe Ee Somaliland Oo Maanta Lagu Dhawaaqi Doono

                            Hargeysa:Sep,29,2014(SDN\QJ)-Waxa lagu wadaa in maanta la shaaciyo natiijada imtixaanaadkii shahaadiga ahaa ee Dugsiyada Sare iyo Kuwa dhexe ee Somaliland oo muddo laalnayd. Natiijada oo aalaaba lagaga dhawaaqo xafiiska imtixaanaadka Guud ee Qaranka, ayaa muddo badan la sugayey, waxana faahfaahin laga  bixin doonaa sida ay ardayda kala duwan ee Somaliland u kala sarraysay, iyadoo sidoo kalena…

                            Read More

                              Madaxweyne Siilaanyo Oo Maanta Ka Qaybgeli Doona Qalanjabinta Ardayda Jaamacadda Hargeysa

                              Hargeysa:Sep,29,2014(SDN/QJ)-Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamud (Siilaanyo), ayaa Maanta lagu wadaa inuu ka qaybgalo munaasibadda loo samayn doono ardayda ka qalinjabinaysa Jaamacadda Hargeysa. Munaasibaddan oo lagu waddo in maanta lagu qabto xarunta Jaamacadda Hargeysa, ayaa waxa sidoo kale madaxweynaha ku wehelin doono raxanta ugu badan Golihiisa Wasiirrada, Xubno Baarlamaanka iyo Guurtida ka tirsan, cuqaal iyo waxgarad…

                              Read More

                                Qoraagii Buuga Xamaasada Diineed abuuray ee Xadka Ridada Maxaa Ka Run ah oo Jawaab ka Bixiyay Dhaliilihii Sh.Maxamed Umal {DHAGAYSO}

                                Nairobi 29.Sep 2014 (SDN/QJ)- Cabdi-siciid Cabdi Ismaaciil oo ka mid ah qorayaasha Soomaaliyeed ayaa magaalada Nairobi ee Dalka Kenya waxa uu dhowaan ku soo bandhigay Buug cusub oo uu qoray oo uu qoraaga ugu magac daray XADKA RIDDADA MAXAA KA RUN AH!. Kadib Markii Buugaasi la soo bandhigay ayaa waxaa naqdiyay oo ka hor yimid…

                                Read More

                                  Haweenayda lagu Naanayso Carmalka Cad oo ahayd Maskaxdii Hogaaminaysay Weerarkii West gate oo ku Biirtay Kooxda Daacish

                                  Dimishiq 29.Sep 2014 (SDN/QJ)-  Sida uu daabacay wargeyska Daily star ee wadanka Britain  sirdoonka Dalkaasi ayaa aamisan in haweeneedda la yidhaahdo “Carmalka Cad” ee Samantha Lewthwaite in ay ku biirtay kooxda Daacish  iminkana ay ka barbar dagaalamayso kooxdaaasi  gudaha Syria. Haweenaydan oo dhalasho ahaan ka soo jeeda dalka Britain ayaa la aaminsan yahay in ay…

                                  Read More

                                    Madaxweynaha Galmudug oo Xeelad Dublamaasiyadeed ku oggolaaday in wada-hadal lagu dhammeeyo xiisadda Gaalkacyo

                                    Gaalkacayo 29.Sep 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha maamulka Galmudug Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid ayaa  ku dhawaaqay inuu oggolaaday baaq Axaddii Doraad uu soo saaray raysul wasaaraha Soomaaliya oo ku aaddanaa in wada-hadal lagu dhammeeyo xiisadda duullimaadyada garoomada Gaalkacyo. Cabdi Qeybdiid ayaa sheegay inuu maamulkiisa diyaar u yahay inuu wada-hadal la galo maamulka ay deriska yihiin ee Puntland,…

                                    Read More