Khilaaf Cakiran Oo Ka Taagan Bilowga Diiwaangelinta Madaniga ah Oo La Bilaabay Xilli Aan Sharcigeedii Baarlamaanku Ansixin
Hargeysa:Sep,28,2014(SDN/QJ)-Khilaaf Xooggan ayaa ka curtay Tallaabo xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ku Bilowday Diwaangelinta Madaniga ah kahor inta aanay ansixin sharcigeedii Golaha Wakiillada Somaliland. Xukuumadda ayaa laba maalmood ka hor bilowday Diiwaangelinta oo ay ku tilmaanay mid tijaabo ah, taas oo uu madaxweyne Siilaanyo ka qaybqaatay Qaadashadeeda, waxase arrintaas diiday mucaaridka. Diiwaangelinta oo la doonayey inay shalay…
