Webmaster

    Madaxweyne Siilaanyo oo Kaadhkii 1aad ee Khaldan ka Qaatay Diiwaangelinta Madaniga ah kana hadlay

    Hargaysa 27.Sep 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa ka hadlay muhiimadda diiwaangelinta Madaniga ah oo uu sheegay in la gaadhay wakhtigii qaadashada Kaadhka dhalashada lagu kala sooci lahaa qofka Muwaaddinka ah ee reer Somaliland iyo ka soogaleetiga ah. Madaxweynaha ayaa 25-kii bishan September ee aynu ku jirno oo ku beegnayd…

    Read More

      Xisbiga WADDANI Oo Si Adag Uga Hadlay Diiwaan-gelinta Madaniga Ah Ee Ay Xukuumadu Bilowday Iyada Oo Aan Baarlamaanka Laga Ansixin

      Hargeysa 27.Sep 2014 (SDN/QJ):-Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI ayaa si kulul u cambaareeyey talaabada ay Xukuumadu ku bilawday in ay dalka ka hirgaliso Diiwaan gelinta Madaniga ah iyada oo sharcigeedii wali aan Baarlamaanku ansixinin. Xoghayaha Xidhiidhada Gobalada ee Xisbiga WADDANI Md:Cabdilaahi Axmed Maxamed oo shir-jaraa’id ku qabtay magaalada Hargeysa ayaa sheegay in Xukuumadu ay ku…

      Read More

        Xafiiska Somaliland Ee UK Oo U Dhaw Inuu Xidhmo

        Hargeisa 27/ 9/2014(SDN/QJ) Somaliland ayaa 23 kii sannadood ee la soo dhaafay ku lahayd xafiis dalka Ingriiska, kaas oo qaban jiray xidhiidhinta danaha Somaliland ee dalka Ingiriiska oo ka mid ah waddammada sida mugga leh u daneeya Somaliland dhinacyada dhaqaalaha, dibudiska iyo siyaasaddaba. Waxa Xafiiska Somaliland ee UK iskaga danbeeyay haldoor iyo aqoonyahanno waayo aragnimo dublamaasiyadeed…

        Read More

          Waxqabadka Dowladda Soomaaliya ee Usbuucii la soo dhaafay

          Mogadishu, 27 September 2014 – Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheikh Ali Dhuhulow oo maanta warbaahinta la hadlayey ayaa siiyey warbixinta horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin; Furitaanka Kalfadhiga 5aad ee Baarlamaanka, Horumarka Warbaahinta Dalka, Cafiska ay Dowladda u fidisay Dhalinyarada Al-Shabaab, Arrimaha Abaaraha, Horumarka Isgaarsiinta…

          Read More

            Inexorableness of Democratic Elections If Need Peace and Development

            Free and fair elections are indispensable in comforting the consent of the governed, which is the substratum of democratic politics. Elections assist by means of the principal mechanism for decoding that consent into governmental authority. Introduction Democracy originated the term from the ancient Greece, which means ‘’rule by the people’’.  This denotes that people choose…

            Read More

              Sources on Final Days of Al-Shabab’s Godane

              WASHINGTON—It was shortly after 5:30 p.m. September 1, when Ahmed Abdi Godane and his bodyguards stopped their car along a road near Sablale, in Somalia’s Lower Shabelle region. Sources disagree on why. Some say the al-Shabab militant leader and his comrades heard the sound of drones overhead. Some say they had stopped earlier, and were…

              Read More

                Cali Gurey Oo Jawaab Yaab Leh Siiyey Boqor Buur-madow Oo Hore Ugu Simbiri-rixday Nasabnimada Mujaahidka

                Hargeysa:Sep,27,2014(SDN/QJ)-Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf (Gurey), ayaa Jawaab siiyey Boqor Cismaan Buurmadow oo dhawaan waraysi Dhinac u xaglinaya siiyey Midka mid ah Warbaahinta xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo Taageera. Mujaahidka oo Jawaabtiisa sidii caadadu ahayd kusoo qoray bogga uu  Face-book-ga ku leeyahay, ayaa u dhigay sidatan: “Been Madow Iyo Xirsi Gaab waa ayo dadka ay doonayaan inay Caligurey…

                Read More

                  “Waar Dilka Fuliya oo ninka nin u kas u dilaa Nabadgelyaduu waxyeelayaa oo…….”Sheekh Aadan Siiro

                  Hargeysa:Sep,27,2014(SDN/QJ)-Sheekh Aadan Xaaji Maxamud Siiro, ayaa ka Hadlay Dilkii Dhawaan deegaanka Qorilugud loogu geystay Saraakiil kamid ahaa Ciidanka qaranka Somaliland. Sheekh Aadan, ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay saraakiishaas la laayey, waxana uu soo jeediyey in dilalka noocaas oo kale ah laga hortago. Sheekhu waxa uu tilmaamay in xukuumadda iyo dadka caqliga lehba u midoobaan…

                  Read More

                    Qaraxyo Khasaare Keenay Oo Laga Fuliyey Magaalada Garisa

                    Garisa:Sep,27,2014()SDN/QJ)-Sida ay sheegayaan wararka laga helayo magaalada Garissa ee dalka Kenya, waxa Bambo-gacmeed Lagu tuuray Goobo Ganacsi ku dhaawacmay Dad tiradooda lagu sheegay ilaa iyo 7-ruux. Madaxa hay’ada dambi baadhista gobolka Waqooyi Bari Kenya Musa Yego ayaa xaqiijiyay qaraxan isagoo sheegay in dad aan la garanayn ay ku tuureen laba bam-gacmeed goob wax lagu cuno…

                    Read More

                      Ujeeddooyinka Shir Albaabadu u xidhnaayeen Oo Madaxweyne Gaas La Yeeshay Saraakiishiisa Ciidanka

                      Garowe:Sep,27,2014(SDN/QJ)-Prof. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ah Madaxweynaha Maamulka Puntland, ayaa shalay Galabnimadii iskugu yeedhay saraakiisha sarsare ee Ciidankiisa, iyadoo warar is khilaafsani kasoo baxayaan sababta ka dambaysa shirkaas. Wararka qaar ayaa sheegay in kulankaasi daarranaa sidii talo iskumid ah looga wada yeelan lahaa arrimaha kasoo cusboonaaday Gobolka Mudug oo dhawaan Puntland dhaqdhaqaaqyo militeri ka…

                      Read More

                        Qareenada Difaacaya Madaxweyne-ku-xigeenka Kenya Oo Cabasho Ka Muujiyey Xafiisyada ICC-da

                        Nairobi:Sep,27,2014(SDN/QJ)-Cabasho xooggan ayaa kasoo baxaysa Qareenada Difaacaya Madaxweyne-ku-xigeenka Dalka Kenya oo ay dacwad la xidhiidha Dambiyo dagaal kaga socoto Maxkamadda Caalamiga ah ee ICC-da. Qareenada ayaa sheegaya in hanjabaado loo diray qaar kamid ah Markhaatiyaashii ay kiiskooda u haysteen, kuwaas oo tiradooda lagu sheegay ilaa iyo 24-markhati oo haatan shaki geliyey wixii ay ogaayeen. David…

                        Read More

                          Barawe:Haweenay Shabaabku Dhagax Ku Dileen iyo Sababaha ay u Cuskadeen

                          Barawe:Sep,27,2014(SDN/QJ)-Ururka Al-shabaab ayaa maalintii shalay Magaalada Barawe ku Dilay Haweenay ay ku eedeeyeen inay isku mar guursatay Saddex Nin oo kala duwan. Sida ay wararku sheegayaan, Haweenayda ayaa magaceeda lagu sheegay Safiya Axmed Jimcaale, waxana lagu dilay Dhagax xilli eedeedu salka ku Haysay inay sharciga ka tallaabsatay. Dilka Haweeneyda ayaa waxaa ka qeybqaatay ku dhawaad…

                          Read More