Webmaster

    Cuqaasha iyo Wax-garadka Beesha Dhuux-weyn Ee Isaxaaq Carre Oo Beeniyey Warar Been Abuura Oo Sheegayey Inay Beeshaasi Kalsoonidii Kala Noqotay Suldaanka Guud Ee Beesha Suldaan Yuusuf Muxumed Xiirey

      Hargeysa 30/9/2014(SDN/QJ) – Cuqaasha iyo Wax-garadka Beesha Dhuux-weyn ee Isaxaaq Carre ayaa Beeniyey Warar been abuura oo sheegayey inay Beeshaasi kalsoonidii kala noqotay Suldaanka Guud ee Beesha Suldaan Yuusuf Muxumed Xiirey , Cuqaasha iyo Wax-garadka Beeshan oo maanta warbaahinta kula hadlaayey magaalada Hargeysa ayaa waxa cod dheer ku sheegeeen in laga been abuuray magacayadooda bayaan…

    Read More

      Golaha Wakiillada Somaliland Oo Maanta Cod Aqlabiyad ah Ku meel Mariyey Xeerka Diiwaangelinta Madaniga ah Oo Dhawaan Madaxweyne Siilaanyo usoo Gudbiyey

      Hargeysa:Sep,30,2014(SDN/QJ)-Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa Maanta Cod Aqlabiyad ah ku meel-mariyey Xeerka Diiwaangelinta Madaniga ah oo uu Madaxweyne Siilaanyo Dhawaan usoo Gudbiyey Gudbiyey, iyadoo Sidoo Kalena Meel Mariyey Qaraar Kale oo dooddii Goluhu ka Yeeshay  Arrinta Diiwaangelinta Ka Dhashay, kaas oo ah In Labada Doorasho ee Madaxtooyada iyo Baarlamaanku ay isku mar Qabsoomaan.  Xeerka Maanta  La…

      Read More

        Suxufiga Ruug Cadaaga ah ee Siciid Cali Muuse oo Loo Magacaabay Xubin Cusub oo Komiishanka Doorashooyinka Somaliland

        Hargaysa 30.Sep 2014 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Golaha Guurtidda Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa maanta u Gudbiyey Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland  laba xubnood oo ka mid noqon doona Komishanka Doorashooyinka Qaranka cusub, kuwaas oo ay Golaha Guurtiddu magacabaan. Guddoomiye Saleebaan Maxamuud Aadan waxa uu magacaabay Wariyaha Ruug Cadaaga ah ee Siciid Cali Muuse iyo C/qaadir Iimaan Warsame, kuwaas…

        Read More

          Halkan Ka Daawo: Taliyaha Ciidanka Bilayska C/lahi Fadal Ayaa Hadlay Dhaawacii Taliyaha Saldhiga Degamada Arabsiyo

          Hargeisa  30/9/2014(SDN/QJ)Taliyaha Ciidanka booliska c/aalhi fadal  iiman ayaa saaka ka hadlay  dhaawacii taliyaha degmada arabsiyo  ka dib  markii loola soo caray  cisbitaalka  guud ee magaalada hargeisaisagoo taliyhu sheegay  inay  sida ugu dhakhsiyaha badan  u hor keeni doonan  maxkamada Hargeisa SDN/QJ Maxamed@Qurbejog.com Concat@somalidiasporanews.com

          Read More

            Toogasho Ka Dhacday Deegaanka Arabsiyo iyo Taliska Booliska Somaliland Oo Ka Hadlay

            Hargeysa:Sep,30,2014(SDN/QJ)-Toogasho loo geystay Taliyihii  Saldhigga Boliska Magaalada Arabsiyo ee Waqooyiga Hargeysa, ayaa waxa Ka Hadlay Taliska Guud ee Ciidanka Booliska iyo Wasiirka Caafimaadka Somaliland, iyagoo sheegay in lala Tacaalayo Xaaladiisa Caafimaad. Sarkaalka La Toogtay oo magaciisa la yidhaahdo Cabdi Maxamed Case, ayaa waxa toogtay midka mid ah Ciidanka Saldhigga uu xukumo Oo Haatan Gacanta Lagu…

            Read More

              Halkan Ka daawo:Wasirka Caafimaadka Somaliland Ayaa Saaka ka Hadlay Dhaawacii Taliyaha Arabsiyo

              Hargeisa 30/9/2014(SDN/QJ) wasiirka wasaarada  caafimaadka somaliland  axmed saleban xaglo  toosiye ayaa  saaka ka hadlay  dhaawacii taliya  degmada arabsiyo oo saaka askari  ka tirsan  saldhiga arabsiyo ku toogtay  maxakamada gabilay  ka dib  marka ahalkaasi  ay u tagen  dacwad  ay  isku hayen Hargeisa SDN/QJ Maxamed@Qurbejog.com Concat@Somalidiasporanews.com

              Read More

                Halkan Ka Daawo: Askari Ka Tirsan Saldhiga Arabsiyo Toogtay Taliyihiisa Ka Dib Markii Dacwad Iskula Tagen Maxkamad Gabilay

                Hargeisa  30/902014(SDN/QJ)Askari Ka Tirsan Ciidanka Booliska Degmada Arabsiyo Ee Gobolka Gabiley Ayaa Maanta Toogtay Talyaha Degmada ArabsiyoCabdi Casae Oo AHaa Talyihiisii Talyaha La Toogtay Ayaa Waxaa Ku DHacay Sida Ay Noo Sheegeen Dad Goob Jooga Shan Rasaasoot Oo Qaar Kmida Ay Kaga Dhaceen Talyaha Meelo Halisa Isla Markaana loolasoo Carar Isbitalka Magaalada Gabiley Kadibna Ay…

                Read More

                  Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Xirsi Cali xaji Xasan Ayaa Casho Sharaf U Sameeyey Ardaydii Ka Qalin Jabisay Jaamacad Hargeisa Oo Tiradoodu Ahayd 800 Oo Arday

                    Hargeisa 29/9/2014(SDN/QJ)Xukumadda Jamhuuriyadda Somaliland ayaa sanadkan  muujisay dhiirigalinta tacliinta dalka ee heer jaamacadeed ka dib markii madaxwayne Axmed Maxamed Silaanyo uu ka qayb gallay dhamaan qalin jabintii Ardaydii waxka baratay dhamaan jaamacadaha  dalka, siiba Amount University, Admas University, Golis University, Alpha University, iyo Jaamacada Hargeysa University  oo ku dhawaad ay kor u dhaafayaan 3,000…

                  Read More

                    Geerida Safiirkii Somalida Ufadhiyey Qahira Oo Lasoo Xaqiijiyey

                    Qahira:Sep,30,2014(SDN/QJ)-Safiirkii Somala u fadhiyey Magaalada Qahira Cabdilaahi Xasan Maxamed (koofidheer), ayaa lasoo aqiijiyey inuu xalay ku Geeriyooday Halkaas. Allah u naxariisto Danjire Koofi Dheere waxaa shalay abaarihii 11:00Am ku soo booday xanuun degdeg ah isagoo hore u qabay cudurada macaanka iyo dhiig karka. Nasiib darro waxa uu galay koomo isagoo loo la caray isbitaal ku…

                    Read More

                      Xildhibaan Cali Marreexaan Oo Gucle Ugu Jira Sidii Wiil Uu Xidid La Yahay Uu Ugu Soo Dari Lahaa Komishanka Doorashooyinka Ee Cusub

                      Hargaysa:Sep,30,2014(SDN/QJ)-Xildhibaan Cali Xasan Marreexaan Oo Kamid ah Mudanayaasha Golaha Wakiillada Somaliland, isla-markaana caan ku ah Dhegonugaylka Madaxtooyada, ayaa maalmahan Gucle ugu jira sidii uu xubin uu xidid la yahay ugu soo dari lahaa Komishanka Doorashooyinka ee lagu wado  in dhawaan la dhisi doono. Wararka aanu helayno ayaa sheegaya in Wiilka uu Xildhibaan Cali-marreexaan doonayo in…

                      Read More

                        Khilaafada Islaamiga ah Ee Daacish Oo Caasimadda Baqdaad Kaabiga U Saaran

                        Baqdad:Sep,30,2014.2014(SDN/QJ)-Khilaafada Islaamiga ah ee Daacish, ayaa dedaalkoodii ugu dambeeyey ugu jira sidii ay ugu dhawaan lahaayeen Magaalada Caasimadda Dalka Ciraaq ee Baqdaad. Kooxdan ayaa horumar ballaadhan ka samaysay Dagaal cusub oo ay Halkaas ka waddo inkastoo ay xulufo caalami ah ku Hayaan weerarro joogto ah,balse waxa la aaminsan yahay inaan wali xal waara loo helin…

                        Read More

                          Wasiir Xirsi Oo Weedho Dhaxal-gal Ku Sagootiyey Ardayda Ka Qalinjabisay Jaamacadaha Dalka Ee Sii Badanaysa

                          Hargeysa:Sep,30,2014(SDN/QJ)-Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa Weedho Taariikhi ah ku sagootiyey Ardayda Cadadkoodu sii Badanayo ee Sida Joogtada ah uga Qalinjabinaya Jaamacadaha Kala Duwan ee Dalka Somaliland, gaar ahaa kuwii shalay ka Qalinjabiyey Jaamacadda Hargeysa. Wasiir Xirsi waxa  oo Hadal Qoraal ah  oo uu Ardayda Ku Dhiirrigelinayo soo dhigay Boggiisa uu ku…

                          Read More

                            Radio Hargeysa Oo Ku Kaliyeysatay Wacyi-gelinta Diwaangelinta Dadweynaha Iyo Macluumad Fashil ku dhow

                            Hargaysa 30.Sep 2014 (SDN/QJ)- Diwaangelinta Madaniga ah ee dadweynaha reer Somaliland, ayaa bilaabantay toddobaadkii hore, waxaana degmooyinka Hargeysa la geeyay shaqaale diwaangeliya dadweynaha. Diwaangelinta Madaniga ah, ayaa waxa markiiba lagu bilaabay Madaxwaynaha Somaliland, Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo Wasiirrada xukuumadda qaarkood oo la socday Madaxwaynaha, waxayna dhammaantood halkaasi ka sheegeen muhiimadda qaadashada kaadhka diwaangelinta…

                            Read More

                              24 Saacadood kadib MarkiiMadaxweyne Siilaanyo Digreeto ku abuuray Ciidamo Gaar ah oo loogu talo galay Ilaalinta Sahaminta Shiidaalka iyo Shirkad Qandaraaskii ku Guulaysatay

                              Hargaysa 30.Sep 2014 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha guddida qandraasyada qaranka Somaliland Md. Aadan Axmed Nugaal, ayaa ka warbxiyay tirada shirkado soo codsadey qandaraaska ciidamo loo sameynayo illaalinta shirkadaha shidaalka ee (OPU) iyo habkii ay u kala saareen shirkadahaasi, isagoo xusay inay ku guulaysatay qandaraaskaasi qiimayn ay sameeyeen ka dib shirkada Salahadiin kuna qaadatay lacag dhan $6,000,000, balse…

                              Read More

                                Gudi Golaha Guurtida oo Qodobo Cusub ka Soo Saaray Khilaaf ka Taagnaa Deegaanka Balli Diiriye oo Laba Beelood ay ku Muransanaayeen

                                Burco 30.Sep 2014 (SDN/QJ)- Guddidii ka tirsanayd Mudaneyaasha Guurtida Somaliland ee madaxweyne Axmed Siilaanyo u magacabay inay soo af jaraan khilaafka dhuleed ee ka taagnaa deegaanka Balliga Diiriye Guuleed ayaa Shalay Gabal  soo saaray qodobo lagu xaliyey khilaafkaasi. Guddida xildhibaanada ah oo todobaadii u danbeeyey magaalada Burco u jogay sidii ay xal uga gaadhi lahaayeen…

                                Read More

                                  Xisbiyada Mucaaridka oo Khaati ka Taagan Gegida Diyaaradaha ee Cigaal ee Caasimada Hargaysa DAAWO

                                  Hargaysa 30.Sep 2014 (SDN/QJ)- Madaxda Xisbiyada Mucaaridka Somaliland ayaa Cabasho ka Muujiyay Hab dhaqan ay Xuseen inuu Guracan yahay oo Markasta oo ay Madaarka Caasimada hargaysa ku soo dhawaynayaan Madaxdooda kala Kulma kuwaas oo kaga yimaada Mas’uuliyiinta Maamusha Madaarka Cigaal. Maalintii Shalay ayaa Madax ka tirsan Labada Xisbi Mucaarid waxay Madaarka ku soo dhawaynayeen Mas’uuliyiin…

                                  Read More

                                    “Way na Habaarayaan inta aynu u ducaynayno,Ardayda Waxaan leeyahay Waa Wakhtigii Tuutaha La Xidhanayay” Faysal Cali Waraabe {DHAGAYSO+DAAWO}

                                    Hargaysa 30.Sep 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa Ka hadlay Hadalo ka soo yeedhay Madaxwaynaha Somaliya,Waxaa kale oo uu Ardayda Jaamacadaha ka baxaysa u soo Jeediyay in la gaadhay Xiligii ay Tuutaha u Xidhan lahaayeen Adkaynta Midnimada Somaliland Waxaanu Hadalkan ka Jeediyay Munaasibad loo sameeyay dufcadii 11aad ee ka qallin Jebisa…

                                    Read More

                                      “Ragga Bilaabay Jabhadaynta ee Cali Khaliif, Waxanu Leenahay Aqbali mayno Cali Khaliifow Kaalay ” Muuse Biixi Cabdi {DHAGAYSO }

                                      Hargaysa 30.Sep 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi  ayaa ka dhawaq ka soo Yeedhay Madaxweynaha Dawlada Federaalka Somalia oo uu ku sheegtay qaar ka Mid ah Gobolada Somaliland inay Hoos tagaan Dawlada Federaalka . Gudoomiye Muuse Biixi waxaa kale uu fariin u diray  kooxda Cali Khaliif Galaydh  isagoo sheegay inuu yimaado Miiska Wadda…

                                      Read More

                                        Maxaa ka soo Baxay Gudidii uu Madaxweyne Siilaanyo u Saaray Daraasadaynta Tabashadii Madax dhaqameedka Awdal DAAWO?

                                        Hargaysa 30.Sep 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland ahna Guddoomiyha Gudiga qiimayta tabashada Madaxdhaqameedka Awdal uu u saaray Madaxwynaha Somaliland Axmed Xaaji Cali Cadami,ayaa sheegay in guddigoodu ay  yeesheen todoba kulan isla markaana ay jiraan waxyaabo u qabsoomay iy daraasado ay sameeyeen isla markaana arrintii loo xil-saaray ay meel fiican u marayso.   Wasiir Axmed Xaaji…

                                        Read More

                                          Maamulaha Madaarka Caasimada oo Xisbiyada Mucaaridka ku riixay eedo ay u Jeediyeen DAAWO

                                          Hargaysa 30.Sep 2014 (SDN/QJ)- Maamulka Sare ee Madaarka Caasimada Hargaysa ee Cigaal International Airpote ayaa Beeniyay Warar ay Xisbiyada Mucaaridku ku sheegeen in loo diiday in Madaxdooda lagu soo dhaweeyo Qolka Nasashada ee Madaarka Cigaal. Maamulaha Madaarka Cigaal International Airport Maxamed Yuusuf  Ismaaciil Waxa uu Sheegay in aanay haba yaraatee Waxba ka Jirin in Qolka…

                                          Read More