Webmaster

    Ciidanka Boliska wadanka Uk oo qabtay 7 jawaan oo Qaad qalalan oo la shiiday iyo Sadex nin oo ka ganacsada

    London 27Sep14 (SDN/QJ) Ciidanka Booliska wadanka uk ayaa waxay badhitaan ka bilaabeen goobo soomalidu ku ganacsato ee xaafada church road ee ku taala galbeedka London oo  ay ku soo qabteen jawaan  Qaad qalalan oo la shiiday iyo Sadex nin oo dadooda lagu qiyasay  41 ilaa 52 jira oo ka ganacsanayey iyo dhalinyaro ku qayilaya goobta…

    Read More

      Xisbiga Ucid Oo Ku Baaqay In Caafimaadka Madaxwayne Siilaanyo La Baadho Doorashadda Ka Hor, Kuna Naqdiyey Wakhti Ee Uu Dhalashadiisa Ku Kala Qortay

      Hargaysa(SDN/QJ) Xoghayaha arimaha gudaha ee xisbiga Mucaaradka ah ee Ucid Abdiqani Ibrahim Salaf (Kaptanka) ayaa ka dhawaajiyay in madaxwaynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo)la baadho caafimaadkiisa maadaama ayuu yidhi uu qalday kaadhka dhalashadiisa,waxaanu sidaasi ku sheegay qoraal kooban oo uu warbaahinta u qabiyey, qoraalkaasi oo dhamaystiranina waxa uu u dhigmaa sidan:- “Waxaanu codsanaynaa hadaanu nahay…

      Read More

        Halkan Ka Daawo: Salaadiinta Gobalka Awdal Raaligalin Ka Siiyey Salaadiinta Galbeedka Burco Hadalkii Waiirka Xidhiidhka Golayaasha Ku Duray Salaadiintasi

        Hargeisa26/9/2014(SDN/QJ)odayaasha  iyo salaadiinta gobalka awdal ayaa maanta  raali galin  ka bixiyey   hadal  uu wasiirka xidhiidhka golayasha   uu ku  duray  salaadin  ka yimid galbedka boorama iyagoo odayaashasi   xaal  marin   ka siiyey  hadalkasi  una sheegay Hargeisa SDN/QJ Maxamed@Qurbejog.com Concat@somailidiasporanews.com

        Read More

          Madaxweyne Siilaanyo Oo Mujaahid Xamarji U Qoondeeyey Kamid Noqoshada Komishanka Qaranka Oo Dhawaan La Shaacin Doono

          Hargeysa:Sep,26,2014(SDN/QJ)-Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamuud (siilaanyo), ayaa la sheegayaa inuu dhawaan xubin-nimada Guddida Doorashooyinka qaranka kusoo dari doono Guddoomiyihii Hore ee Gobollada Maroodijeex iyo Togdheer Axmed Cumar X. Cabdilaahi Xamarji. Wararka ay qurbejoog.com, Helayso, ayaa sheegaya in Mudane Xamarji ooh ore iskaga casilay Xilkii Guddoomiye-nimada Gobolka Togdheer uu madaxweynuhu usoo bandhigay Kamid ahaanshaha Guddida Doorashooyinka oo …

          Read More

            Qodobbada lagaga hadlay Shir hor-dhac u ah Shirka Maalgashiga ee ay Somaliland iyo Ingiriisku wada-qabanayaan oo lagu soo gebo-gabeeyey London

            London 26Sep(QJ/SDN)  Shir hordhac u ah Shirka Ganacsiga iyo Maalgashiga Somaliland ee 14-ka bisha October ee sannadkan 2014-ka lagu qabanayo magaalada London ee waddanka Ingiriiska, ayaa Ar lagu soo gebo-gabeeyey  London,  shirkan oo ay kaasoo ay ka qaybgaleen Madax kala duwan iyo Maalgashaayaal caalami ah oo ka warramay sida ay u danaynayaan inay Somaliland Mashaariic…

            Read More

              Xulka Haweenka Dalka Qatar Oo Xijaab Dartii Uga Baxay Ciyaaraha Kubadda Kolayga Asia

              Doha:Sep,26,2014(SDN/QJ)-Xulka Haweenka ee Dalka Qatar uga qaybgelayey tartanka Kubadda Kolayga ee qaaradda Asia, ayaa iskaga Baxay tartankaas, kadib markii loo diiday xijaabta timaha lagu daboolo oo ay  xidhnaayeen. Kooxda Qatar ayaa codsatay inay ku ciyaaraan xijaabka, balse arrintan waxaa diiday xidhiidhka kubada Kolayga caalamiga ah ee FIBA oo sheegay in dastuurkooda uu ku qoran yahay…

              Read More

                Dalka Brazil Oo Hawada Kusii Daayey Kumanaan Kaneeco ah Daawo ahaan Loo Isticmaalayo

                Rio Djenerio:Sep,26,2014(SDN/QJ)-Kooxo khubaro caafimaad ah oo u dhashay dalka Brazil, ayaa hawada dalkaasi kusii daayey Kumanaan kamid ah noocyada kaneecada ah, si looga hortago xanuunka Denque Fever oo dalkaas faro baas ku haya. Nooca kaneecada cusub ee hawada lagu beeray, ayaa khubaradu sheegeen inay ka hortegayso cudurkaas, kaas oo ka dhasha isla kaneecada, balse nooc…

                Read More

                  Sarkaalkii Budhcad-badeeda Somalidda Mudug ugu Caansanaa Oo Ku Dhintay Muran Ka Dhashay Lacagtii Laga Qaaday Wariyihii Maraykanka ahaa Ee Lasii Daayey Dhawaan

                  Galkacyo:Sep,26,2014(SDN/QJ)-Koox Budhcad soomali ah oo muddo  laba sano ka badan afduub u haysatay Wariye Reer Galbeed ah, ayaa isku rasaaseeyey lacago madax-furasho ah oo ay wariyahaas ka qaateen sii dayntiisa. Lacagta kooxdan budhcadda ah la siiyey, ayaa qaddarkeeda lagu sheegay ugu yaraan Hal Milyan iyo Lix Boqol oo Kun oo Dollar, taas oo keentay inay…

                  Read More

                    Xayiraad Caalami ah Oo La Saaray Hoggaamiyaha Cusub ee Ururka Al-shabaab

                    New York:Sep,26,2014(SDN/QJ)-Jimciyadda quruumaha ka dhaxaysa ayaa xayiraad saartay Hoggaamiyaha cusub ee ururka Al-shabaab ay dhawaan doorteen oo aan hore loo aqoonin. Guddida gaarka u ah Ammaanka ee qaramada midoobay, iyagoo tixraacaya qaraaradada 751 ee soo Baxay 1992 iyo 1907 iyo 2009 ee kusaabsan walaaca Somalia iyo Eretria, waxa uu go’aamiyay in hogaamiyaha cusub ee Al-shabab…

                    Read More

                      The Government losing popularity due to corruption, injustice, tribalism, it is guaranteed that, the two opposition parties (Ucid and Wadani) will win the majority of the seats of our parliament‏

                      The upper most important development factor in any country in the world is justice and not the number of number of roads, schools or any other elements pertaining to the development. Let me one factor of injustices responsible by this administration. It was confirmed that 73 % of Somaliland work force are from one clan…

                      Read More

                        DAAWO:Faarax Shirdoon”dagaalku joogsan maayo ilaa aqalka cad aanu calan madow ka taagno

                        Mosul Sept 26,2014(SDN/QJ)-Nin uu adeer u yahay raiisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Cabdi Shirdoon Saacid oo mudo ahaa reer Canada isla markaana u Jihad tegey dalka Ciraaq ayaa wareysi uu bixiyay waxa uu uga waramay xaalado dhawr ah. Wareysiga uu bixiyay Faarax Maxamed Shirdoon ee uu siiyay VICE tv ayuu uga waramay ujjeedooyinka kooxda ISIS ee ka…

                        Read More

                          Ninkii Sugayay iyo Ninkii kalaba Xukuumada Siilaanyo Gabalkeedi​i wuu dhacey, Wixii aduun,anfa​c iyo agab wadanka ka maqana iyaga ayey ku maqan tahay oo ku gafanoobey​

                          Bilow-geenu waa Bisinka iyo Saliga iyo Tabaariga iyo Tiirarka adag ee Eebe!  Waa taxanaheenii iyo tusbax furkeenii tusamada ahaa ee tusaaleynta ahaa ee dul marka,iyo duur xulka ahaa ee digniinta iyo durniinka ahaa ee qaawinaayey Xukuumadeena Demen ,Dul-yar, Danbas iyo Digo badan iyo hawl-wadeenadeeda qaarkood  gaar ahaan kuwa  qiyaameeyey qaranka ee qorsheystey qalin kuxadka iyo qandaraasyada qarsoon iyo…

                          Read More

                            Dowladda Somalia oo ku dhawaaqay Wacyigelinta La Dagaalanka Musuqmaasuqa

                            Mogadishu, 26 September 2014(SDN/QJ0 – Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheekh Cali Duhulow, ayaa maanta ku dhawaaqay barnaamijka Wacyigelinta La Dagaalanka Musuqmaasuqa Soomaaliya. Wasiirka ayaa ugu horreyntii yiri “Musuqmaasuqa waa noocyo badan yahay waxaana ka mid ah Laaluush , dhaqaalaha dalka oo la lunsado, shaqada oo la siiyo saaxiibada iyo qaraabada, sharciga oo la is hortaago,…

                            Read More

                              Golaha Wasiirada oo Ansixiyey Heshiiska Qaramada Midoobey ee Xuquuqda Carruurta

                              Muqdisho, 26, September, 2014(SDN/QJ)Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta shir-guddoomiyey kulanka caadiga ah ee Golaha Wasiirada oo lagu ansixiyey Heshiishka Qaramada Midoobey ee Xuquuqda Carruurta, waxana Heshiiskan oo uu soo gudbiyey Wasiirka Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Mudane Faarax Sheekh Cabdiqaadir uu wax badan ka tarayaa ilaalinta Xuquuqda carruurta Soomalaiyeed….

                              Read More

                                From His Excellency the Prime Minister of Somalia, Abdiweli Sheikh Ahmed: “Somalia adopts the Convention on the Rights of Child”

                                Mogadishu, 26 September 2014 – Today, the Honourable Farah Sheikh Abdulkadir, Minister of Justice and Constitutional Affairs for the Federal Government of Somalia adopted the United Nations Convention on the Rights of the Child (UNCRC) which provides children protection under the law. His Excellency the Prime Minister of Somalia, Abdiweli Sheikh Ahmed said: “It was…

                                Read More

                                  NUSOJ Convenes over 40 Journalists on Safety and Conflict Sensitive Reporting Workshop in Mogadishu

                                  Mogadishu, 26 September, 2014-The National Union of Somali Journalists convened over 40 journalists on Safety and Conflict Reporting workshop between 23 – 25 September 2014 in Mogadishu’s Siyaad City Hotel in Mogadishu. The training attracted journalists from Mogadishu’s Benadir region, Middle Shabelle, Lower Shabelle, Bay and Lower Jubba and was supported by the United States…

                                  Read More

                                    Daawo Sawiro;Casho sharaf Sheekh Maxamed Aadan ..Imaamka Masaajidka Cali Mataan Hargaysa..Lasoco Warbixin kooban…

                                    London26Sep14(SDN/QJ) jaaliyada somaliland ee uk uu gudoomiye u yahay imaan ayaa waxay casho sharaf u sameyeen imaamamka masjidka Cali Mataan oo booqasho ku jogay wadankan uk , isaga oo casuumad ka helay jaaliyada somaliland ee biristol imaamka ayaa la filayaa inuu la kulmo qaybo kale oo ka mida jaaliyada somaliland  . halkan sawiro ka mida…

                                    Read More

                                      Xukumada Somaliland oo goaansatay inay Tvga Universal u soo celiso sii daynta tabinta wararka iyo inay dib u furtaan Xafiiskiisa Somaliland

                                      London 26Sep14(SDN/QJ) xukumada somalialnd ayaa waxaywada hadal ay la waday tvga universal waxay goaan satay inay xayiradii ka qaado tvga universal sida ay heshay warbaahinta qurbejoog , waxana tvga universal iyo wasarada warfaafintu ay goaan sadeen inay heshiis cusub wada galaan iyo in tvga universal uu  tabiyo wararka xisbiga kulmiye iyo horumarka somaliland , heshiskan…

                                      Read More