“Dadka reer Somaliland waa dad xor ah oo xaq u leh madax-banaanidooda,Dawlada Xamar waxay cadaysatay Cadaawada ay u qabto Somaliland” Wasiirka Madaxtooyada
Hargaysa 25.Sep 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka madaxtooyada ayaa ka hadlay qaadashada kaadhka dhalashada oo maanta si tijaabo ah looga bilaabay Caasimada Somaliland ee Hargaysa,isagoo sheegay inay dadka reer Somaliland Xoryihiin .Sidaasina waxa uu ku sheegay qoraal ku baahiyay barta xidhiidhka bulshada ee Facebook-ga . Waxanu yidhi “ Dadka Reer Somaliland Waa Dad Xor Ah Oo Xaq…
