Daruuro Colaadeed oo Dul Hoganaya Magaalada Gaalkacayo kuwaas oo Salka ku haya Ismaandhaafka Garoomada Diyaaradaha ee Punt land iyo Gal Mudug
Gaalkacayo 25.Sep 2014 (SDN/QJ)- Garoonka diyaaradaha ee magaalada Gaalkacayo ee ay maamusho Puntland,ayaan haba yaraatee Shalay wax diyaarad ahi ka soo deign ka dib markii is maandhaaf uu dhashay isticmaalka garoon kale oo dhinaca Galmudug ka aliso ay ka hir galisay koonfurta magaalada Gaalkacayo. Madaxweynaha Maamul goboleedka Galmudug Cabdi Xasan Gaybdiid ,ayaa ku hanjabay in…
