Webmaster

    Odayaashii Gadh-wadeenka ka Ahaa Shirkii Xiingalool Oo Garowe Isku Shubay iyo Hadalkii Wasiir Cadami Oo Hal Bacaad Lagu Lisay Noqday

    Garoowe:Sep,23,2014(SDN/QJ)-Waxgaradkii iyo Cuqaashii katirsanaa Beesha Warsangeli ee shirku uga socday Deegaanka Xiingalool ee Bariga Gobolka Sanaag, ayaa shalay isku shubay magaalada Garowe ee Maamulka Puntland, iyadoo Halkaasna si weyn loogu soo dhaweeyey. Waftiga Garowe ka degay,ayaa waxa hoggaaminayey Suldaanka Guud ee Beelaha Warsangeli Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan Suldaan Maxamuud, waxana si mug leh u soo…

    Read More

      Somaliland Oo Ku Dhawaaqday In Wada-hadalladii ay La Lahayd Dhiggeeda Somalia ay dhawaan Dib u Bilaabmi Doonaan

      Hargeysa:Sep,23,2014(SDN/QJ)-Xukuumadda Somaliland ayaa ka Hadashay halka ay marayso wada-hadalladii u dhexeeyey Somaliland iyo Somalia oo muddooyinkii ugu  dambeeyey dubu-dhac badani ku imanayey. Wasiirka arrimaha Dibadda Somaliland Maxamed Biixi Yoonis oo ka Hadlay  habsanka ku yimi wada-hadallada iyo  xilliga rasmiga ah ee loo ballansan yahay inay dib u furmaan wada-hadalladaasi. Maxamed Biixi  waxa uu sheegay in…

      Read More

        Wasiirka Madaxtooyada Somaliland: Ciidanka Jamhuuriyadda Somaliland Malaha Qabiil ee Waa Halgamayaal Qaran

        Hargeysa Sept 23,2014(SDN/QJ)-Wasiirka wasaarada Madaxtooyada Somaliland Xirsi Cali Xasan ayaa qoraal uu dhigay internetka waxa uu uga waramay safar uu shalay ku tegay magaalada Gebilay oo maalmihii u danbeeyay ay ka taagnaayeen kacdoon ka dhashay saraakiil dhawaan lagu dilay degmada Qurulugud. “Waxay ahayd galabta abaaro 4:00pm kadib markii wafti aan kamid ahay isla markaana ka…

        Read More

          Boqor Buur Madow oo Sas ka Qaaday Hadal uu Yidhi Murashaxa Madaxtinimo ee Xisbiga Ucid DAAWO

          Hargaysa 23.Sep 2014 (SDN/QJ)- Boqor Cismaan Aw-maxamuud Buur Madow, ayaa markii ugu horraysay dhaliilay qaabka uu uga hadlay Musharaxa Madaxwenaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Jamaal Cali Xseen oo dilka saraakiishaa sheegay in aan looga hal galin sidii loo baahnaa. “Waxaan doonayaa inaan halkan uga diro Tacsi tiiraanyo leh, labadii Mujaahid ama Sarkaal ee Gacanta…

          Read More

            Baarlamanka Somalia oo Gudo Galay Mooshin ka Dhan ah Shirkad lagu wareejiyay Maamulka Dekeda Iyo Sharci Jebin ay ku eedeeyeen Raysal wasaaraha

            Muqdisho 23.Sep 2014 (SDN/QJ)- Waxaa Mudooyinkii u danbeeyay Magaalada Muqdisho aad looga hadal hayaa Heshiis ay dawlada Federaalka ee Somalia ugu Wareejisay Maamulka Dekeda Magaalada Muqdisho Shirkad laga Leeyahay Dalka Turkiga. Shirkadan ayaa hore u  Shaacisay in Shaqaalaha Dekeda ka hawl gala oo Tiradoodu ka badan tahay Shan kun oo Qof ay ka soo reebi…

            Read More

              Wasiirka ugu Da’da Yar Golaha Xukuumadda oo Soo Bandhigay Caqabadaha kala Soo Dersay Golaha Wasiirada Somaliland ee uu Xubinta ka Yahay

              Hargaysa 23.Sep 2014 (SDN/QJ)- Wasiir Ku-xigeenka Kalluumaysiga iyo Kheyraadka Badda Somaliland Cabdikariim Axmed Mooge, ayaa sheegay in qaddarinta dhaqanku farayo marmar ku keento inuu ka ammuuso arrin muhiim ah oo talo dhaxal-gal ah kaga geysan kari lahaa Golaha Wasiirrada dhexdeeda, laakiin taasina soo afjarmi doonto, maaddaama wakhtigan Cirro la wada yeeshay.   Barnaamij taxane ah…

              Read More

                Gudoomiyaha Gobolka Salal oo Wasiirka Caafimaadka Ku Eedeeyay inay ka Gaabisay Gobolkaas {DAAWO}

                Hargaysa 23.Sep 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Gobolka Salal C.risaaq Waaberi Rooble ayaa ka hadlay Habka Isu Socodka Xuduuda ay Wadaagaan Somaliland iyo Jabuuti oo Mudooyinkii u danbeeyay labada dhinacba ay adkeeyeen dadka isaga gudbaya labada dal. Gudoomiyaha Gobolka Salal Waxaa kale oo uu ka Hadlay Baahi Caafimaad oo ka Jirta Gobolka uu Mas’uulka ka yahay isagoo…

                Read More

                  Somali president leaves for UN meeting

                  MOGADISHU, Sept. 22 (Xinhua) — Somali President Hassan Sheikh Mohamoud on Monday left for a UN summit meeting in New York this week, state radio reported. The Somali leader will speak at the summit that is expected to bring world heads of states and government in New York to tackle key issues affecting the world….

                  Read More

                    Silanyo administration barred employment, education to over 70 % of Somaliland society, we are obliged to look for assistances else including the Somali federal government in Mogadishu

                    The injustices in Somali-land has reached to the point to the level where no can be silent and therefore all of us is obliged to speak against this injustices, as injustices to someone is injustices to all of us. Somali-land did not belong to a particular group, clan or segment of the society, Unfortunately in reality, it appears that, the resources and the tax…

                    Read More

                      Madaxweynaha Somalia oo u Baqoolay Dalka Maraykanka,Xili uu Raysal Wasaarihiina Waddanka ka Maqan yahay

                      Muqdisho 22.Sep 2014 (SDN/QJ)- Wafdi uu hoggaaminayo madaxweynaha dowladda federaalka ayaa maanta u ambabaxay dalka Mareykanka. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa inuu magaalada New York uga qeyb-galo shirka Golaha Guud ee Qaramada Midoobay. Madaxweynaha ayaa lagu wadaa inuu halkaas ka jeediyo khubad uu uga hadlayo horumarrada ay dowladdiisa ka sameyneyso gudaha dalka iyo…

                      Read More

                        Punt land oo Ka Jawaabtay eedayn uu Madaxweynaha Gal Mudug u Soo Jeediyay oo ku saabsanayd Cuna qabatayn lagu soo rogay Garoomadiisa

                        Garowe 22.Sep 2014 (SDN/QJ)- Iyadoo Madaxweynaha Maamulka Koonfurta Magaalada Gaalkacyo ee Galmudug Cabdi Xassan Cawaale “Qaybdiid” uu xalay warbaahinta ka sheegay in Dowladda Puntland ay Cunaqabatayn saartay Garoon Diyaaradeed Oo Galmudug ay ka dhisatay Duleedka Koonfureed ee Magaalada Gaalkacyo, ayaa hadalkaasi waxaa ka jawaabay Wasiirka Duulista iyo Hawada iyo Garoomada Puntland Xasan Xaaji Siciid oo…

                        Read More

                          Baaq Dhalinyarada Galbeedka Gobolada Somaliland

                            Anaga Oo Ah Dhalinyarada Kasoo Jeeda Gobolada Galbeedka Somaliland Kuna Sugan Magaalada Hargeisa Waxaanu Ka Xunahay Kana Murugaysanahay Dilkii Foosha Xumaa Ee Loo Gaystay Labadii Sarkaal Ee Ka Tirsanaa Ciidanka Qaranka Jamhuuriyada Somaliland Waxaanan Halkan Baaq Cod Dheer Iyo Mid Gaabanba Xukumada Uu Hogaamiyo Mdaxwayne Axmed Siilanyo Oo Aan Iyadu Wax Ay Qabato Daaye…

                          Read More

                            Maqaal:IFAFAALE FASHILADEED OO KU SOO FOOL LEH DIIWANGALINTA CODBIXIYAYAASHA IYO TA MADANIGA AH

                            Tan iyo Markii ay Somaliland bilawday nidaamka doorashooyinka madaxa bannaan ayaa waxa lagama maarmaan noqotay in la sameeyo hab diiwaan galineed (System registration) oo lagu kala saaro qofka gaadhay da’adii codaynta iyo in aan lagu celelin codixinta. 2009 kii ayaa ay ahayd markii ugu horaysay ee ay Somaliland samayso voting registration kaasi oo noqday hal…

                            Read More

                              Halkan Ka Daawo:Garabka Dhalinyarada Xisbiga Wadani Oo Beeniyey Inuu Xisbiga Ka Digo Rogtay Gudoomihii Garabka Dhalinyaradu

                              Hargeisa (SDN/QJ)Garabka dhalinyarad xisboga muraaidka ah wadani ayaa maanta  beenaiyey  xubno  ka mida xisbigasi  oo u diga rogtay xisbiga  muxxfidka ah  kulmiye oo uu sheegay  wiil ka mida dhalinta wadani  o isku magacabay  inu ahaa gudoomiyaha garabka dhalinyarada waani ay shegen  inaanu  waxba ka ahyn  xisbiga Hargeisa SDN/QJ Maxamed@Qurbejog.com Concat@somaalidiasporanews.com

                              Read More

                                Halkan Ka Daawo :Jamaal Cali Xuseen Oo Qaadacay Heshiiskii Shalay Ay Xukuumada Iyo Xisbiyada Ku Gaadhen Qasriga Madaxtoyada Oo Uu Sheegay Inaan Waxba Laga Badalin Xeerkii Diiwan Galinta

                                Hargeisa 22/9/2014 (SDN/QJ)Musharaxa Madaxwayne ee xisbiga ucid jamal cali xusen ayaa  maanta shegay  inaanu  isgu  waxba ka ogayn heshiiskii ay  shalay  xisbiyada iyo xukumadu  uuna sheegay inuu isagu  halkii   uu ka taaganyahay  isagoo intaasi  ku  daray  inan waxba laga badlin  xeerkii ay isku hayen Hargeisa SDN/QJ Maxamed@Qurbejog.com Concat@somalidiasporanews.com

                                Read More