Webmaster

    The Bedwetting Policy of Mr.Silanyo Regime

    I know why the caged birds are reciting the mourning song of condolence.  The heart is where the home is.  History, despite it’s wrenching pain, can not be unlived, but if faced with courage, need not to be lived again.  As An Octogenarian baby – boomer, I have learned lately in life, that people will…

    Read More

      Somali Women’s Circle Network: Nagala qayb gal ololaha “Duco Nabad Doon” ee Soomaaliya

      Ottawa Sept 24,2014(SDN/QJ)-Ururka Somali Women’s Circle Network ayaa baaq ay soo saareen waxa ay shicibka Soomaaliyeed uga codsadeen in ay gacan ka siiyaan “Duco nabad doon” oo Soomaaliya ay u qabanayaan,qoraal arinkaa ku saabsan oo ay haweenku na soo gaarsiiyeen ayaa sidan u dhigan; Haddaad tahay Somali Wadani ah, ama saaxiib Somalia, naga aqbal codsigaan,…

      Read More

        Seminar Designed to Build Relationships between Minn. Muslims, Law Enforcement

        Minnesota Muslims will meet with law enforcement Wednesday for the “Muslims, Somalis and Law Enforcement in Minnesota: Building Effective Relationships” seminar. It was designed to emphasize community engagement and enhance mutual understanding between the two groups. “This seminar has been prepared to meet the unique needs of the law enforcement community in our state and…

        Read More

          Maxkamadda Sare ee Ciidamada Qalabka Sida ee Somalia Oo La Magacaabay Guddoomiye Cusub

          Muqdisho:Sep,24,2014(SDN/QJ)-Maxkamadda sare ee Ciidamada qalabka sida ee Somalia, ayaa ugu dambayntii loo magacaabay Guddoomiye kadib markii uu Guddoomiyihii hore Mudane tuuryare u dallacay dhinaca Madaxa Sirdoonka Somalia. Wareegto kasoo Baxday wasiirka Gaashaandhigga Somalia Maxamed Sheekh Xasan, ayaa waxa uu ku sheegay inuu Gaashaanle sare Liibaan Cali Yarow u magacaabay Guddoomiyaha Maxkamada Sare ee  Ciidamada qalabka…

          Read More

            Agaasimihii Cisbitaalka Burco Oo Xalay Geeriyooday

            Burco:Sep,24,2014(SDN/QJ)-Waxa lasoo xaqiijiyey inuu Habeenkii alay geeriyooday allah ha u naxariistee Agaasimihii Guud ee Cisbitaalka Magaalada Burco Dr Cadbiqaadir Xaaji Muuse Muruqliqe. Allah ha u naxariistee Dr ayaa waxa shalay kusoo booday xanuun kedisa ah, waxana qalliin si degdeg ah loogaga sameeyey dhinaca caloosha, kaas oo aakhirkii sabab u noqday Geeridiisa. Marxuum dr cabdi qaadir…

            Read More

              “Anigu maan odhan cabashada reer Awdal Annaga Hanalla soo mariyo’e, waxanse doonayey inay Cabashadoodu noqoto qaab Deegaan oo aanay noqon Qaab Beeleed.” Boqor Buur Madow

              Hargeysa:Sep,24,2014(SDN/QJ)-Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buurmadow oo kamid ah Madax-dhaqameedka Reer Somaliland ee muxaafidka ah, ayaa  Bayaamiyey Hadal uu hore u yidhi oo xanaf  ku abuuray shacabka iyo waxgaradka reer Awdal. Boqor Cismaan oo shalay u warramay Qaarka mid ah Warbaahinta dalka, ayaa sheegay In ujeedadda uu hadalkaas u yidhi  ay  ahayd in Reer Awdal wixii…

              Read More

                German-US Reporter Held in Somalia Is Freed

                A German-American journalist who was kidnapped in Somalia more than two years ago was freed Tuesday, according to a Somali police official and a leader of the Somali pirates who held the journalist. The journalist, identified by the German weekly Der Spiegel as 45-year-old Michael Scott Moore, was immediately flown to Kenya’s capital, Nairobi, after…

                Read More

                Asxaabtay DAAWASHO Wanaagsan Dhacdooyinka Qosolka badan ee Kala Qabsada Garsoorayaasha Iyo Ciyaartooyda.(By Jaahuur)

                qurbejoog.com-23-Sep-2014-Akhyaartay qormooyinkeena ciyaarha waxaynu todobaadyadii aynu soo dhaafney ku soo guda jirney ixtiraamka aay ciyaartooyda iyo bahweynta ciyaarha jecel isu hayaan. Maantana aynu wada daawano dhacdooyinka qosolka badan ee kala qabsada ciyaartooyda kubadda cagta iyo garsoorayaasha inta ciyaarta lagu jiro. SDN/QJ jjaahuur@hotmail.com

                Read More

                  Halkan Ka Daawo:Madaxweynaha Somaliland Oo Qaabilay Wakiilka Norway u Qaabilsan Somalia +Shir Albaabadu U Xidhnaa Oo Madaxtoyada Ku Yeshen Qodabadii Ka Soobaxay

                  Hargeysa:Sep,23,2014(SDN/QJ)-Madaxweyne Siilaanyo ayaa maanta qaabilay wakiilka dalka Norway u qaabilsan somalia Jens Mjaugeal, oo booqasho gaaban ku yimi Magaalada Hargeysa. Kulanka madaxweynaha iyo Wakiilka oo qasriga madaxtooyada ka dhacay kadib waxa warbaahinta la Hadlay wasiirka arrimaha Dibadda Maxamed Biixi Yoonis, waxana uu sheegay in madaxweynuhu wakiilka ku boorriyey sidii Norway u dardargelin lahayd arrimaha Shidaalka…

                  Read More

                    Madaxweynaha Somaliland Oo Qaabilay Wakiilka Norway u Qaabilsan Somalia

                    Hargeysa:Sep,23,2014(SDN/QJ)-Madaxweyne Siilaanyo ayaa maanta qaabilay wakiilka  dalka Norway u qaabilsan somalia   Jens Mjaugeal, oo booqasho gaaban ku yimi Magaalada Hargeysa. Kulanka madaxweynaha iyo Wakiilka oo qasriga madaxtooyada ka dhacay kadib waxa warbaahinta la Hadlay wasiirka arrimaha Dibadda Maxamed Biixi Yoonis, waxana uu sheegay in madaxweynuhu wakiilka ku boorriyey sidii Norway u dardargelin lahayd arrimaha Shidaalka…

                    Read More

                      Halkan KaDAAWO: Beesha Urursuge Oo Deegaanka Jiidalli Ee Gobolka Sanaag Shir Ugu Soo Gabo Gaboobey

                      Hargeisa 23/9/2014 (SDN/QJ)Beesha Maxamed Muuse ”URURSUGE” Oo kamid ah Beelweynta Muuse Ismaaciil ayaa shir aayo ka tashi ah Oo mudooyinkii Udambeeyayba uga Socda deegaanka Jiidali usoo gabo gaboobey  Waxana Gunaanadkii shirkaasi Kasoo qayb galay Marti sharaf salaadiin Haldoor Boqoro uu kamid yahay Boqorka Beeshay Boqor Faysal Osmaan Baraag.  Sidoo kale beeshan ayaa sameeyay siyaaro iyo…

                      Read More

                        Halkan Ka Daawo : Muuse Biixi Cabdi Oo Jawaab Kulul U diray Madaxwaynaha Somaliya Xasan Sheekh Oo Wacad Ku Maray Inanay Somaliya Kala Go,i Karin

                        Hargeisa 23/9/2014 (SDN/QJ)Gudoomiyaha xisbiga muuse biixi  cabdi ayaa maanta si kulul  uga jawaabay  madaxwaynaa somaliya xasan sheekh maxamud oo maalintt shalay ahayd  hadal  saxaafad mariyey  sheegay  inaanay somaliya kala goa ,ayn  ahan doonto  18kedii gobal  kaasi  oo mall  kaga dhac  ku  ah bmadaxbanaanida somaililand Hargeisa SDN/QJ Maxamed@Qurbejog.com Concat@somalidiasporanews.com

                        Read More

                          Maxay Ku Heshiiyeen Madax dhaqameedka Gebilay iyo Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo? DAAWO

                          Hargaysa 23.Sep 2014 (SDN/QJ)- Wasiirro Xukuumadda Somaliland ka tirsan oo gelinkii dambe ee Isniinta u tegay magaalada Gabiley ee xarunta gobolka Gabiley deminta Xiisado siyaasadeed iyo kacdoon dadweyne oo ka taagnaa magaaladaas maalimihii u dambeeyey, ayaa shirar saacado badan socday oo ay la lahaayeen Madaxda Dhaqanka, Wax-garadka iyo Odayaasha magaaladaas saacado dambe oo caawa ah…

                          Read More

                            Aqalladii ay Ku Raaxaysan Jireen Siyaasiyiin Reer Yemen ahi Oo Shacabkoodu Boob iyo Bililiqo Ku Hayaan

                            Sanca:Sep,23,2014(SDN/QJ)-Inkastoo heshiis dhawaan jabhadda Xuutiyiinta iyo dawladda Yaman ay heshiis kala saxeexdeen, haddana waxa magaalada sanca ka Taagan boob lagu hayo aqallo ay lahaayeen siyaasiyiin caan ah oo dalkaas xukuumadihii kala duwanaa ee dalkaas kusoo jirey. Wararka ayaa intaasi ku daraya in boob ay u geysteen Xuutiyiintu guryo siyaasiyiin caan ah oo uu ka mid…

                            Read More

                              Wasiir Samaale Oo Tilmaamay in Isfahan Laga Gaadhay Xurguftii Gabiley Ka Taagnayd

                              Gabiley:Sep,23,2014(SDN/QJ)-Wasiirka Maaliyadda Somaliland Cabdicasiis Maxamed Samaale oo haatan wafti uu kamid yahay ku sugan yihiin Deegaanka Gabiley, ayaa shaaciyey in waxgaradka reer Gabiley lagu qanciyey in si wada jir ah loo dejiyo xaaladda ka dhalatay mudaharaadkii dhawaan Halkaasi ka dhacay ee dhimashada keenay. Wasiirku waxa uu sheegay in lasoo afjaray dareenkii cadhada lahaa ee reer…

                              Read More

                                Madaxweynaha Kenya Oo Muuqaal(Video) ahaan Uga Qaybgeli Doona Dacwadda Kaga Socota Hague

                                Nairobi:Sep,23,2014(SDN/QJ)-Madaxweynah Kenya oo la daalaa dhacaya dacwadda kaga socota magaalada The Hauge ee dalka Holand, ayaa loo ogolaaday inuu isagoo dalkiisa jooga Khadka Video-ga kaga qaybgalo dhegaysiga dacwaddaas. Bayaan ka soo baxay Maxkamadda Dambiyada dagaalka ayaa lagu sheegay in qareenada madaxweyne Kenyatta ay ka dalban karaan garsooriyaasha ICC-da in madaxweynaha uu qaab linkis Video ah…

                                Read More

                                  RRU Police barbaric brutality methods to shoot and kill protesters is a crime against humanity

                                  RRU police handle the demonstrations organised by citizens as a result of public grievances and treat the innocent as they fighting with combat enemies. Normally our protest is to speak against some injustice, event, public figure, potential occurrence, etc. Barbaric means uncivilized and brutal. You can use the adjective barbaric to describe anything that’s needlessly cruel, whether it’s…

                                  Read More