Webmaster

    Baqo Cararkii iyo Habkii uu u dhacay Caleemo Saarka Prof Cali Khaliif Galaydh Madashii la Joogay iyo Muuqaal Dhamaystiran DAAWO

    Toga Ergo 01.Sep 2014 (SDN/QJ)-Inkastoo Qorshahoodu ahaa inay Tuulada Saax dheer ku qabtaan Caleemo saarka Hogaanka Khaatumo ayaanay u Suuro gelin isla markaana ay Nafahooda la carareen kadib markii ay ku waa bariisteen Cutubyo ka tirsan Ciidamada Qaranka ee Somaliland oo ka soo dhaqaaqay Tuulada Kala baydh ee  Gobolka Sool.Waxay Cali Khaliif iyo Mas’uuliyiintii la…

    Read More

      Muqdisho iyo Xaalad Cusub Haweenka Muqayiliinta ah oo ku soo batay DAAWO

      Muqdisho 01.Sep 2014 (SDN/QJ)- Kolkii ay Dawlada Ingiriisku dalkeeda ka Mabnuucday Isticimaalka qaadka Isla markaana ay ku dartay Liiska Maandooriyeyaasha Sharci darada ah ayaa wadanka Kenya oo ahaa halka laga soo waarido qaadku waxa uu Suuq ka helay Somalia. Magaalada Muqdisho ayaa lagu soo Waramayaa inay Kordheen Tirada Haweenka ah ee Muqayiliinta ah ,Sidoo kale…

      Read More

        “Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo),markii uu ahaa Guddoomiyaha KULMIYE, waxa uu ku doodayay in Sagaal xubnooda komiishanka laga dhigo anaguna taas ayuunbaa weli ku taaganay” C.raxmaan Cirro

        Hargaysa 01.Sep 2014 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland,isla markaana ah, guddoomiyaha Xisbiga Mucaarikd ah ee WADDANI Md.. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cabdiraxmaan Cirro), ayaa ka hadlay, tirada komiishanka doorashooyinka iyo sida uu u arko taagta fariimaha siyaasadeed ee Somaliland ee ku waajahan beesha Caalamka Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cabdiraxmaan Cirro) waxa uu ku celiyay inay ku adkaysanayaan…

        Read More

          Kormeer Taliye Ku Xigeenka Guud ee Ciidanka Booliska Somaliland Ku Tegay Laascaanood iyo arrimaha uu Safarkiisu daaranaa Daawo

          Laascaanood 01.Sep 2014 (SDN/QJ)- Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Booliska Somaliland Sarreeye Gaas Cabdiraxmaan Liibaan Axmed (Fooxle) oo uu weheliyo Hoggaanka Hawlgelinta Ciidanka Birmadka ee Booliska, ayaa gaadhay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, halkaas oo ay kulammo kula yeesheen Saraakiisha Booliska iyo Badhasaabka gobolka, iyagoo ujeeddada socdaalkooda ku sheegay mid la xidhiidha dardar-gelinta hawlaha ammaanka ee…

          Read More

            Shiidaal La’aanta Hargaysa,Aamusnaanta Xukuumada iyo Cabashada dadweynaha Daawo

            Hargaysa 01.Sep 2014 (SDN/QJ)- Somaliland oo ka dhacday Shidaal la’aan ay cabasho ka muujiyeen gaadiidlayda,wasaarada ganacsida oo ka hadalka arintaasi ku riixday shirkado tiro yar oo keena shidalka. Kaalmaha lagu iibiyo Shiidaalka oo ku guda jira marxalad gabaabsi ah ayaa Kor u kiciyay Qiimaha iibka Shiidaalka ay hayaan iyagoo ka faa’iidaysanaya fursadan mar la araga…

            Read More

            Xiddigii Reer Kaamiruun Albert Abosse oo u Geeriyoodey Dagax Qoorta looga Dhuftey Mar uu Ciyaar Ku Jirey (DAAWO) By Jaahuur.

            Algeria-31-Aug-2014-(SDN/QJ)Saaxiibayaal qubanaheena ciyaaraha waxaynu haajireynaa xagaa iyo Algeria oo xiddiggii reer Kamiroon Albert Abosse una ciyaara naadiga JS Kabylie ayaa u geeriyoodey dhagax laga soo tuurey taageerayaash mar uu ciyaar ku jirey. 24-tan jirkan Albert Ebosse ayaa dhimashadiisa laga dhawaajiyey mar loo qaadey cisbitaal ku yaala Tizi Ouzou oo bariga ka xiga caasimadda Algeria ee…

            Read More

              Wasiirka Duulista Iyo Hawada Maxamuud Xaashi Cabdi Somaliland Waxa Uu Wadaa Kana Siliiga Ku Giiji Kana Ka Leexi.Boqor Raabi Yuusuf Ducaale

              Hargaysa 31/8/2014 (SDN/QJ)Boqor Raabi Yuusuf Ducaale Oo Ka Mid Ah Boqorada Somaliland,Ayaa Ka Hadlay Siliiga Ay Wasaarada Duulista Iyo Hawada Somaliland Ku Wareejisay Garoonka Diyaarada,Kaas Oo Uu Sheegay Inuu Wasiirku Doonayo Kana U Xagli Kana Ku Adkee. Boqorka Ayaa Waxa Kale Uu Usoo Jeediyay Wasiirka Duulista In Ay Dadkani Yihiin Shacab Iyo Maati Isku Jirta…

              Read More

                Khasaarihii ka Dhacay Xabsiga Godka Jilicow oo Xukuumada Somalia ay ka Hadashay

                Muqdisho 31.Aug 2014 (SDN/QJ)- Ugu yaraan 11 Ruux, ayaa ku geeriyooday dagaal ka dhashay weerar ay Malleeshiyada Al-Shabaab Duhurkii Axadda maanta ku qaadeen Xabsiga Godka Jilicow oo ku yaalla degmada Boondheera ee magaalada Muqdisho, kaasoo ay labada dhinac ee dawladda iyo Al-Shabaab-ba guul ka sheegteen. Kooxda Al-Shabaab oo sheegatay Masuuliyadda weerarkaas, ayaa waxa uu Afhayeen…

                Read More

                  Dhuxuloow:Weerarakii gaadmada ahaa ee Al-shabaab ku qaaday xabsiga Jilicow oo guuldaro ku dhamaaday

                  Muqdisho Aug 31, 2014(SDN/QJ)-Ciidadmada amniga ayaa gaashaanka u daruuray weerar gaadmo ah oo ay xarunta xabsiga Jilocow ku qaadeen kooxada nabad diidka Al-shaab abaaro 11:30 galinkii hore ee maanta. Weerarka kooxda nabad diinka oo socday mudo 45 daqiiqo ah ayaa ciidanka dowladdu waxay ku dileen dhamaan xubnihii Al-shaab ee weerarka soo qaaday. Ciidamada amniga ayaa xaqiijiyay…

                  Read More

                    Minister of Information: “Somali Forces Halt Terrorist Attack on Security Complex in Mogadishu.”

                    Mogadishu, 31 August 2014 – H.E. Mustafa Duhulow, the Minister of Information today praised security forces’ bravery in halting an attack on the Godka Jilicow detention centre in Mogadishu. “Around 11:40 am today terrorists attempted to force their way into a government detention centre in Mogadishu. 7 al-Shabaab members (5 wearing stolen security forces uniforms)…

                    Read More

                      “Iyadoo Loo Marayo Dariiq Diblo-maasiyadeed,Ayaa Loo Baahan Yahay Inay Somaliland Ka Jawaabto Eedahaas Beesha Caalamku U Soo Jeediyeen” Cabdiraxmaan Cirro

                      Hargaysa 31.Aug 2014 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland,isla markaana ah, guddoomiyaha Xisbiga Mucaarikd ah ee WADDANI Md.. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cabdiraxmaan Cirro), ayaa ka hadlay qodobo kala duwan oo ay ka mid yihiin, hawlgankii Ciidamada ee SAAX-DHEER,jidka loo baahan yahay inay Somaliland u marto macaamilka dunida, tirada komiishanka doorashooyinka iyo sida uu u arko taagta…

                      Read More

                        Ururka Daacish Oo Adduunku U Soo Warmo-Tumanayo (Qaybta 1aad ) Faallo: Qalinkii Xassan Cumar Hoorri

                        Hargaysa 31.Aug 2014 (SDN/QJ)- Madaxweyne Barack Obama ayaa kooxda Daacish ku sheegay in la mid yahiin cudurka Kansar “cancer” ee aan tegin ilaa iyo inta laga dabar-jarayo. Hoggaanka Xisbullah, Xassan Nasrallah, ayaa isaguna ku tilmaamay “Bahalo Yahaabur ah”. Sidoo kale, Madaxweynaha Iiraan Xassan Rouxaani ayaa Dunida Islaamka uga baaqay in ay ka digtoonaadaan “Argagaxisadaa Baahalaha…

                        Read More

                          Al Shabaab Oo Weerar Ku Qaaday Xabsiga Godka Jilacoow ee Muqdisho

                          Moqdisho  31/8/2014 (SDN/QJ)Al Shabaab ayaa sheegtay masuuliyada weerar lagu qaaday xarunta Nabadsugida ee Magaalada Muqdisho, gaar ahaan Xarunta Godka Jilicoow oo ku taalo Degmada Boondheere. Wararka ayaa sheegaya in qarax xoogan uu weerarku ku billowday, kaasoo ka dhacay bar-koontarool oo laga ilaaliyo xarunta, iyadoo qaraxa kaddib ay billaabatay rasaas xooggan oo u dhexeysay ciidamadii halkaas…

                          Read More

                            Jamaal Cali Xuseen Oo Shidaal Yaraanta Wadanka Ka Jirta Dusha Ka Saaray Xukuumadda

                            Hargeysa(SDN/QJ)-Musharaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Ucid Jamaal Cali Xuseen, ayaa Masuuliyadda Korodhka ku yimid Qiimaha Shidaalka dusha ka saaray Xukumadda. Isagoo sheegay in sicir bararka shidaalku saamayn ku yeelanayo nolosha dadka reer Somaliland ee danyarta u badan. Md. Jamaal, wuxuu xukuumadda si adag ugu canaantay masuuliyadda qiimo korodhka iyo weliba shidaal la’aanta dalka ka jirta,…

                            Read More

                              Dawladda Ingiriiska Waxaan Leeyahay Maanta Na Kari Maysid,Dabeecadayada Waad Taqaanaa. Cagta Adiga Ayaa Nagu Hayee Cagta Naga Qaad, Yeynaan kala dhimanin….Xaaji Cabdikariim Xusseen (Cabdi Waraabe

                              Hargeysa 31/8/2014 (SDN/QJ):-Xaaji Cabdikariim Xusseen (Cabdi Waraabe) oo ka mid ah mudanayaasha Aqalka Golaha Guurtida Somaliland, ahna ruug cadaa nabadeed, ayaa si adag uga hadlay  baaqyada ka soo yeedhay qaybo kamid ah wadamada Yurubta iyo Maraykanka kuwaasi oo ku aadanaa in ay xukuumada Somaliland dib uga soo noqoto qabsashada ay ciidamada Somaliland la wareegeen deegaanka…

                              Read More

                                Halkan Ka Daawo Ciidanka Bada Somaliland Oo Gacanta Ku Dhigay Doon Laga Leeyahay Dalka Yeman Oo Si Sharcidaro Aha Uga Kaluumaysanaysay Xabaha somalilaland Sidayna Tiro Tahriibayaala

                                Hargeisa 31/8/2014 (SDN/QJ) Ciidanka  Bada Somaliland Ayaa Gacanta Ku Dhigay Doon Laga LeyahayDalka Yeman Oo Si  Sharci Daro Ah Kaga Kaluumaysanaysay Ciidanka Bada Somaliland Oo  Gacanta Ku Dhigay Doon Laga Leeyahay Dalka Yeman Oo Si Sharcidaro Aha Uga Kaluumaysanaysay Xabaha somalilaland Sidayna Tiro Tahriibayaala Hargeisa SDN/QJ Maxamed Aadan@Qurbejog.com Concat@somalidiasporanews.com

                                Read More