Webmaster

    Muuqaalada Dhiilo Sidka leh Iyo Gumaadka Israa’il ku Hayso Rayidka Magaalada Qasa Daawo

    Gaza 02.Aug 2014 (SDN/QJ)- Ciidamada Yahuuda Israa’il ayaa labadii maalmood  ee lasoo dhaafay waxa ay xoojiyeen xasuuqa ay u geysanayaan Shacabka Reer Falastiin ee ku dhaqan Magaalada Gaza. Muuqaalo uu soo duubay Telefishinka Al-Jazeera ayaa muujinaya gantaalo ay rideen Ciidamada Yahuuda  ah oo ku dhacay dad rayid ah oo u badan dhalinyaro kuwaasoo dhaawacyadooda iyo…

    Read More

      Isku-shaandhayn Ballaadhan Oo Xalay Lagu Sameeyey Golaha Wasiirrada DDS Ethiopia

      Jigjiga:Aug,02,2014(SDN/QJ)-Fadhi ay Xalay Yeesheen Capinet-ka DDS Ethiopia oo uu Shirguddoominayey Madaxweyne Cabdi Maxamuud Cumar, ayaa isku shaandhayn Ballaadhan loogu Sameeyey Golaha Wasiirrada ee Deegaankaas. Xukuumadda DDS ayaa lagu soo kordhiyey Wasiirro cusub, halka qaar hore xilal u hayeyna loo Beddelay Goobo kale oo ka Tirsan Isla-maamulka DDS.   Isku-shaandhaynta ayaa sidatan u dhacday: 1-Cabdi Geedi…

      Read More

        DAAWO:Garaad reer Khaatumo ah oo ka dhex toosay munaasibadii sanad guurada 16aad ee Puntland

        Garoowe Aug 02,2014(SDN/QJ)-Garaad Abshir Saalax ayaa munaasabadii sanad guurada 16aad ee asaaska Puntland ka jeediyay khudbad uu ku dhaliilay madaxdii hore ee Puntland oo uu sheegay in ay garab siin waayeen si ay ula dagaalamaan Somaliland. Garaadku waxa uu aad ugu celceliyay in uu reer Puntland ka doonayo kaalmo ay kula dagaalamaan Somaliland,HALAKAN HOOSE KA…

        Read More

          DAAWO:Madaxweynaha Puntland oo ku goodiyaya in uu dib u la soo noqonayo Sool iyo Sanaag

          Garoowe Aug 02,2014(SDN/QJ)-Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland Cabdiweli Gaas ayaa khudbad uu ka jeediyay munaasabadii sanad guuradii 16aad ee asaaska maamulkaasi waxa uu uga waramay arrimo ay ka mid ahaayeen Xiriirkii ay u jareen dawlada dhexe iyo dib ula soo noqoshada gobolo uu sheegay madaxweynuhu in ay Somaliland ka heysato. HALKAN HOOSE KA DAAWO KHUDBADA GAAS…

          Read More

            “Maaha Wax La aqbali Karo Diwaangelinta Jujuubka Ah Ee Ay Wado Xukuumadu,Taas Oo Noqoneysa Jar Iska Xoornimo Iyo Indha Adeyg Loo la Badheedhayo Bulshada Somaaliland” Xildhibaan Maxamed F.Qabile

            Hargaysa 02.Aug 2014 (SDN/QJ)- Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile oo ka tirsan mudanayaasha Golaha Wakiillada Somaliland ayaa sheegay inaanay la aqbali karin diwaangelinta jujuubka ah ee ay wado xukuumadu,taas oo uu ku tilmaamay inay noqonayso jar iska xoornimo iyo indha adeyg loo la badheedhayo reer Somaliland. Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile waxa uu sidaa ku sheegay qoraal…

            Read More

              China sends 18th escort fleet to Somali waters

              A Chinese fleet departed for an escort missions in the Gulf of Aden and Somali waters on Friday. This is the 18th convoy fleet sent by the Chinese People’s Liberation Army Navy for these missions since 2008. It comprises three destroyers, with three helicopters and 800 crew. Chinese fleets have escorted more than 5,670 ships…

              Read More

                Qoolcaday development programme was announced without feasibility study, without project plan and without consulting with the local community at site and as a result rejected‏

                The difference between leadership and management can be illustrated by considering instances when there is one without the other.  Leadership without management sets a direction or vision that others follow, without considering how the new direction is going to be achieved.  Feasibility study is an evaluation and analysis of the potential of a proposed project which…

                Read More

                  Gudoonka Baarlamaanka Somalia Muxuu ka Yidhi Dilka Xildhibaan Madeer

                  Muqdisho 01.Aug 2014 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha baarlammaanka federaalka ah ee Soomaaliya, Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa ka tacsiyeeyey geerida ku timid, guddoomiyihii guddiga maaliyadda ee baarlammaanka, Allaha u naxariistee xildhibaan, Sheekh Aadan Madeer oo maanta lagu dilay Muqdisho. Jawaari ayaa ka codsaday hay’adaha ammaanka in ay caddaaladda hor keenaan cidda ka dambaysa falalka lagu ugaarsanayo xildhibaannada….

                  Read More

                    Another Lawmaker killed in Mogadishu Somalia

                    Mogadishu (SDN)-Somalia’s Al-Qaida affiliates Al Shabab claimed responsibility for murdering the fifth Somali MP of 2014 in the restive capital Mogadishu. Witnesses told somalidiasporanews.com that Sheikh Adan Madeer had succumbed to a hail of bullets from masked men in a vehicle. The deceased MP was coming back from Friday’s prayers at a nearby Mosque to…

                    Read More

                      R.W Cabdiweli: Dilka Madeer waa mid loo geystay guud ahaan Shacabka Soomaaliyeed

                      Muqdisho Aug 01 2014(SDN/QJ)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed, ayaa cambaareeyay dilkii xaq darada ahaa ee maanta loogu geystay degmada Xamar-weyne Marxuum Sheekh Aaden Maxamed Madeer oo ka mid ahaa xubnaha Barlamaanka Soomaaliya. waxana uu sheegay in dilka Xildhibaanka ay ku dhiirgelinayso Xukuumadda dagaalka ay kula jirto cadowga ummada Soomaaliyeed ee…

                      Read More

                        Madaxweynaha Soomaaliya oo ka tacsiyeyey geeridii Xildhibaan Madeer

                        Muqdisho Aug 01,2014(SDN/QJ)-Madaxeweynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Shiikh Maxamuud ayaa cambaareyey dilkii maanta magaaladda Muqdisho ee Marxuum Sheekh Aaden Maxamed Madeer oo ka mid ahaa Xlidhibaanadda Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa tacsi u diray eheladda , qaraabada, Baarlamaanka Soomaaliya iyo dhammaan umadda Soomaaliyeed geerida Allaah ha u naxariisee Marxuum Shiikh Aaden Maxamed Madeer. Allaah…

                        Read More

                          Todobaad kadib oo Maanta Muqdisho lagu Khaarajiyay Xildhibaan ka tirsan Baarlamanka Somalia Iyo Alshabaab oo ku faanay

                          Muqdisho 01.Aug 2014 (SDN/QJ)- Rag hubeysan ayaa salaaddii Jimcaha kaddib magaalada Muqdisho ku dilay xildhibaan Sheekh Aadan Maxamed Madeer oo ka mid ahaa mudaneyaasha baarlamaanka Soomaaliya. Dilka xildhibaanka ayaa ka dhacay meel u dhow gurigiisa oo ku yaalla degmada Xamarweyne ee gobolka Banaadir, sida ay ku soo warramayaan weriyeyaal ka ag dhowaa halka uu dilku…

                          Read More

                            “Aniga Waxaa Ay Ila Tahay Wax Lagu Qoslo Ninka Muwaadinka Ah Ee Markuu KULMIYE Joogayna Aan Reerka Ahayn Markuu WADDANI Yimina Reerka Noqonaya Ama Habar-noqonaya”Cabdiraxmaan Cirro SAWIRO.

                            Hargeysa 01.Aug 2014 (SDN/QJ):-Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI Md:Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ahna sida oo kale Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland ayaa si adag uga hadlay Siyaasad Cusub oo Xukuumadu ay muddoyinkii danbe ku eedeenaysay Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI,taasi oo ahayd in ay wadaan Siyaasad Habar-Magaado ah,waxaana uu carabka ku dhuftay in ay tahay…

                            Read More

                              Waddani Oo Jawaab Kulul Ka Bixisay Eedaymo Uu Wasiir Cukuse Dusha Ka Saaray Guddoomiye Cirro

                              Hargeysa:Aug,01,2014(SDN/QJ)-Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani, ayaa jawaabo kulul ka Bixiyey Eedo uu Wasiirka Warfaafinta somaliland dhawaan u jeediyey Guddoomiye Cabdiraxmaan  Cirro. Maxamed Cabdilaahi Uurcadde oo ah Xoghayaha Guud ee Xisbigaas, ayaa sheegay in dhaliilaha uu wasiir cukuse huwiyey Guddoomiyahoodu aanu ahayn mid sal iyo raad midna leh.   Maxamed Cabdilaahi Uurcadde oo ka Hadlayey munaasibad…

                              Read More

                                Xasan Sheekh Oo Booqday Qabrigii Madaxweyne Siyaad Barre, Una Duceeyey

                                Garbahaarray:Aug,01,2014(SDN/QJ)-Madaxweynaha Dawladda Federlka ah ee Somalia Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Safarkiisii uu ku tegay Gobolka Gedo kaga Faa’iidaystay  Booqashada Qabriga uu ku aasan yahay Madaxweynihii hore ee Somalia Gen. Maxamed Siyaar Barre. Madaxweyne Xasan iyo waftiga uu hoggaaminayo, ayaa Booqashada Qabriga Madaxweyne Siyaad Barre la dul tegay Duco iyo alla bare daqiiqado qaatay, taas oo…

                                Read More

                                  Villa Somalia Oo Saaka Laga Rarayo 150-Qoys iyo Shirkado Dhex Deggenaa Muddo Badan iyo Sababo Loo Aanaynayo

                                  Muqdisho:Aug,01,2014(SDN/QJ)-Wararka saaka laga Helayo Xarunta Looga Taliyo dalka ee Villa Somalia, ayaa sheegaya  innay Halkaas ka socoto qorshe lagu rarayo qoysas tiro badan oo muddo dhex degenaa Aqalka Madaxtooyada.  Maadaama dalku in badan qas ku soo jirey, waxa madaxtooyadu gabbaad u ahayd Boqolaal Qoys oo intooda badani ah qoysaka wasiirrada iyo saraakiisha Dawladda, kuwaas oo…

                                  Read More

                                    Saylici Oo Ka Cadhooday Falkii Lagu Hakiyey Barnaamijkii Idil Barkhad iyo Maareeye Gaas Oo Wali Labac-labac ku Jira.

                                    Hargeysa:Aug,01,2014(SDN/QJ)-Tallaabadii uu dhawaan Maareeyaha TV-ga qaranka Somaliland Khadar Cali Gaas Ku Joojiyey Waraysigii sida tooska ah looga qaadayey Fannaanada Reer Borama ee Idil Barkhad, ayaa gaadhay heerkii ugu sarreeyey, kadib markii uu madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland si cadho leh uga falciyey. Sida ay sheegayaan wararka ay heshay qurbejoog.com, waxa farriimo dhiif leh oo arrintan lagaga soo horjeedo…

                                    Read More

                                      Nin Turjumaan u ahaa Ciidamada AMISOM Oo Muqdisho Lagu Toogtay

                                      Muqdisho:Aug,01,2014(SDN/QJ)-Waxa Xalay Magaalada Muqdisho lagu dilay Nin Soomaali ah oo Turjumaan u ahaan jirey Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM, kaas oo ay kooxo Hubaysani Rasaas ku dileen.  Dad Goob-joogayaal ah ayaa sheegay in Kooxo Bastoolado Ku hubeysan ay Nin Magaciisa ay ku soo koobeen C/naasir   ku dileen Xaafadda Suuqa Xoolaha ee Magaalada Muqdisho. Dilka kadib…

                                      Read More