Webmaster

    Dhimashada Tiro dad ah oo La Socday Dooni Qaad Sidday Oo Ku Degtay Xeebaha Kismayo

    Kismayo:Aug,01,2014(SDN/QJ)-Sida ay sheegayaan wararka naga soo gaadhay Gobolka Jubada Hoose, waxa Goob aan ka fogay Xeebaha Magaalada Kismayo ku degtay Doonni sidday qaad ku socday Magaalada.  Doonta ayaa la sheegayaa inay Qaadka ka soo aaday Deegaanka Raaskambooni ee Gobolka Jubbada Hoose, waxaana la Tilmaamayaa in cilad awgeeda ay doonidaasi u degtay.   Sidoo kale, wararka…

    Read More

      “Marinka Qasa ayaad ku dilaysaan dad rayid ah,Waxaan Xasuustaa Maydka Caruurtii aad layseen oo xeebta daadsan” Dood Adag oo dhex martay Recep Tayyip Erdogan iyo Madaxweynaha Israa’il DAAWO

      Ankara 01.Aug 2014 (SDN/QJ)- Hogaamiyaha Waddanka Turkiga Recep Tayyip Erdoğan ayaa loo arkaa Hogaamiyaha ugu Mayalka adag ee Go’aamo adag ka qaata Weerarkasta oo Israa’il ku qaado Marinka Qasa. Waxaynu halkan idiinku soo tebinaynaa Barnaamij Ku saabsan Hogaamiyaha Turkiga Cusub iyo Xaafada Qasiim baasha ilaa Baalaha Caalamka. Waxaad ka daawan doontaa Luuqada qalafsan ee uu…

      Read More

        US-Trained Somali Commandos Fight Al-Shabab

        Of all the ways the United States is helping Somalia’s fledgling national government, none may be more important than training the country’s first rapid reaction force, known as “Gaashaan,” or “the shield.” When al-Shabab militants stormed the Somali parliament building on May 24, Gaashaan soldiers were quickly sent from their base at the Mogadishu airport…

        Read More

          Miraa bad for mental health, study shows

          Kenya: New evidence gathered among Somali refugees living in Eastleigh, Nairobi, shows miraa can lead to serious mental health problems especially when chewed in large amounts. A report published on Wednesday by the universities of Nairobi, Konstanz of Germany and Minnesota, US, and the Africa Mental Health Foundation provides new evidence that could boost recent…

          Read More

            Somaliland under uncertainty

            The true enemy, opponents, and enviers of the Somaliland Nation; defines us as a vibrant, immature, and emotional young girl in the minority – stage .  Who is full of life and energy.  Overwhelmed by an immediate love of approval at the first sight.  Suddenly followed by a loud boo as an expression of disapproval…

            Read More

              Somaliland oo Ka Hadashay Walaaca ay ka qabto faafitaanka cudurka hallista ah ee Ebola Virus iyo Awaamiir la Faray Madaarada iyo Dekedaha

              Hargaysa 01.Aug 2014 (SDN/QJ)- Madaxa Maaraynta Qashinka iyo Ka-xakamaynta Khataraha Degaanka ee Wasaaradda Caafimaadka Mr. Maxamed Faarax Qoti, ayaa ugu baaqay masuuliyiinta dekedaha, madaaradda iyo Laanta Socdaalka inay ka feejignaadaan dadka u kala safra Somaliland iyo dalalka Afrika ee uu ka dillaacay cudurka hallista ah ee Ebola Virus. Sarkaalkan ayaa qoraal uu soo saaray shalay…

              Read More

                Caabuq Sidaha Keena Xanuunka Ebola Si Si Xawli ah ugu Sii Fidiya Gobolada Ku yaala Madaqada Galbeedka Africa Iyo Cabsida taagan.

                Sierra Leone 01.Aug 2014 (SDN/QJ)- Dawladaha Galbeedka Afrika, ayaa la daalaa-dhacaya wax-ka-qabashada Cudurka Ebola oo si xawli ah ugu fidaya waddamada Galbeedka Afrika, iyagoo isku-dayaya inay hakiyaan isu-socodka duullimaadyada u kala goosha waddammadaas. Dawlada Liberia ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday Talaabooyin ay rabto inay Wax kaga qabato cudurka Ebola,Waxayna amartay in la xidho dhamaan…

                Read More

                  Gudoomiyaha Golaha Shacabka Somalia oo Khudbad ka Jeediyay Shir lagu Qabtay Norway

                  Trondheim 01.Aug 2014 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Golaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Prof: Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari, ayaa khudbad ka jeediyey Shir lagaga wadahadlayey dardar-gelinta dimuquraadiyadaynta Soomaaliya, Shirkaas oo lagu qabtay magaalada Trondheim ee waddanka Norway, isla markaana ay ka qaybgaleen Ergooyin afar boqol oo ruux ka badan oo isaga kala yimi dalal kala duwan oo dunida ah….

                  Read More

                    DAAWO:Madaxweynaha Puntland oo qaadacay heshiiskii maamul u sameynta Gobolada Dhexe xiriirkiina u jaray dawlada Soomaaliya

                    Garoowe Aug 01,2014(SDN/QJ)-Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland ee dalka Soomaaliya Md C/weli Gaas ayaa manta ka hadlay mawqifkooda ku wejahan maamulkii dhawaanta Muqdisho loogu sameeyay gobolada dhexe. Madaxweynaha ayaa xiriirkii wada shaqeyneyd u jaray dawlada dhexe ee Soomaaliya, dibna ugu yeeray xubnihii maamulka uga jiray dawlada. SDN/QJ-Garoowe contact@qurbejoog.com

                    Read More

                      DAAWO:Waraysi Gudiga Qabanqaabada Mudaharaadka Madaxwaynaha MN

                      Minneapolis Aug 01,2014(SDN/QJ)-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa waxa lagu wadaa in uu dhawaan booqasho ku tago dalka Mareyknaka khaasatan magaalada Minneapolis. Gudi isu qaban qaabisay in ay abaabusho mudaharaad looga soo horjeedo madaxweynaha Soomaaliya ayaa dhawaanahan waday abaabul xoogan. Waxaaney Somalitvmn uga warameen sababta mudaharaadyada iyo xiliyada la qabanayo. SDN/QJ-Minneapolis contact@qurbejoog.com

                      Read More

                        Golaha Wasiirada oo Warbixin ku aadan Ammaanka dalka ka dhageystay Taliyayaasha Ciidamadda

                        Mogadishu Aug 1, 2014(SDN/QJ)–Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa galabta isugu yimid kulankoodii caadiga ahaa, waxaana shir Guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed, iyadoo kulanka warbixin ku saabsan xaaladda ammaan ee dalka looga dhageystay Wasiirka Amniga Qaranka iyo Taliyayaasha Ciidamadda Xogga dalka, Booliska iyo Nabad Sugidda. Golaha Wasiirrada ayaa ugu…

                        Read More

                          Madaxweyne Xasan Shiikh ayaa booqasho ku tegay Garbahaareey(SAWIRO)

                          Muqdisho Aug 01 2014(SDN/QJ)– Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud, oo manta booqday Garbahaarreey ayaa sheegay in xaalad nolol xumi ahi ay soo wajahday dadka gobolka isala markaana ugu baaqay Umadda Soomaaliyeed iyo Beesha Caalamku in ay gargaar beni’adamnimo la soo gaaraan dadka ku nool degaannadaas. Madaxweynaha oo ay socdaalkiisa ku wehliyeen xildhibaanno ka tirsan…

                          Read More

                            SIR CULUS : Cukuse iyo Fanaaniinta Xiddigaha Geeska iyamaa Khiyaameeyey Qaranimada Somaliland (Nala Daawo)

                            London (1Aug14SDN/QJ)- Wasiirka Warfaafinta Somaliland Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse), ayaa si badheedh ah u weeraray fannaaniinta da’da yar ee xiddibiga Geeska, isaga oo ku eedeeyey inay meel ka dhaceen qaranimada Somaliland. Haseyeeshee, Wasiir Cukuse waxa uu eedayntaasi ku hoos-qarinayaa fadeexado heer Qaran Gaadhsiisan oo ka dhex-dillaacay Wasaaradda Warfaafinta, kaas oo kusaabsan Ceeb Qaran oo ka…

                            Read More

                              Maayirka Caasimadda Hargeysa oo digniin u diray Sandaqadaha laga hor dhistay guryaha ee wadooyinku Marayan

                              Hargeysa 31/july 2013 (SDN/QJ)-Maayirka Caasimdda Hargeysa Md:Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelko),  ayaa dadwaynaha caasimadda uga digay inay wadooyinka ka dhex dhisaan sandaqaddo, isla markaana amar ku siiyey in maalin walba xaafadda la mari doono oo la dumin doono dukamaadda laga hor dhisto guryaha hortoodda. Maayirku sidaas waxa uu ka sheegay mar uu maanta kormeer ku tagay…

                              Read More

                                Salaadiinta Iyo Madax Dhaqmeedka Gobolka Maroodi Jeex Oo Ka Biyo Diiday Banka Qool-Caday Go’aamo Adagna Kasoo Saaray

                                Hargaysa 31 july 2014 (SDN/QJ)- Madax Dhaqameed Ka soo jeeda gobolka maroodijeex kala ahna Suldaan Cali Baane,Caaqil Aabi,Caaqil Maxamed Weerar, Caqil Cabdi Jaamac  Iyo Odayaasha Degan Deegaanka Banka Qool-caday Ayaa Maanta Si Wada Jir Shir Jara’id Ugu Qabtay Hotel Baane Ee Magaalada Hargaysa,Ku Dhaleceeyey Sida ay wasaarada xanaanada xoolaha somaliland u maamushay banka qool-caday Shirkan…

                                Read More

                                  PM Abdiwali welcomes agreement to form new administration in central Somalia

                                  His Excellency Prime Minister Abdiweli Sheikh Ahmed alongside H.E President Hassan Sheikh Mohamud presided over the signing of the Central Regions State formation agreement. This landmark occasion has moved the nation forward in terms of rehabilitation and peace building throughout the region. Delegations from the Regional State of Galmudug, the Administration of Himan & Heeb…

                                  Read More

                                    Gudoomiyaha Ururka Mihnadlayaasha Saxaafada Somaliland ee Solja oo Magacaabay Xubnaha Gudida Qabanqaabada Shirweynaha 5aad

                                    Hargaysa 31.July 2014 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland SOLJA Xasan Maxamed Yuusuf ayaa manta magacaabay Guddida qaban qaabada Shirweynaha 5aad ee Ururka oo ku began bishan sideedaad. Guddoomiyaha SOLJA isagoo ka duulaya sharciga iyo Dastuurka Ururka oo Awood u siinaya magacaabisat guddida qaban qaabada waxa uu si rasmi ah manta u soo saaray liiska Toddoba…

                                    Read More