Webmaster

    Raysal Wasaaraha Israa’il oo Nidar Ku Maray Si Kasta oo Xabad Joojin loo Sameeyo inaanu Joogsanayn Dagaalka Qasa

    Gaza 31,July 2014 (SDN/QJ)- Ra’iisul wasaaraha Israa’iil, Benjamin Netanyahu, ayaa sheegay in ciidammada dalkiisa ay sii wadi doonaan duulaanka Qaza tan iyo inta ay ka burburinayaan dhammaan marinada dhulka hoostiisa ah ee uu ururka Xamas dhistay. Netanyahu ayaa intaa ku daray in burburinta marinada dhulka hoostiisa ah aanay joojin doonin xataa haddii la gaadho xabbad…

    Read More

      “Sawirrada Gidaarrada Hargaysa Lagu Xardho Asal Ma Ku Leeyihiin Faraaciyiintii Hore” Warbixin Xiiso leh oo Wargayska Al-Ahraam ka Qoray Hargaysa

      Hargaysa 31.July 2014 (SDN/QJ)- Qoraaga iyo saxafiga reer Masar ee Caadif Saqar oo ah khabiir ku xeel dheer arrimaha Carabta iyo Afrika kana tirsan wargeyska Al-Ahraam ayaa qormooyin taxane ah oo uu toddobaadadii ugu dambeeyey kaga waramayey dalalka Afrika ee ay Masar xidhiidhka leeyihiin ama ay ku qasban tahay Masar in ay xidhiidh la samayso…

      Read More

        “Dalkan Cir,Dhul Iyo Beriba laga Soo Xidhay Dal noqon Maayo,Haday Dawladani u Gogol dhigaysay inay Koonfur ku Shubto Way Muuqataa” Siciid Sulub Maxamed

        Hargaysa 31.July 2014 (SDN/QJ)- Wasiirkii hore ee Wasaarada Hawlaha Guud iyo Guryeynta ee Xukuumadii Daahir Rayaale Kaahin Md:Siciid Sulub Maxamed, sida oo kalena wakhtigan ah siyaasi miisaan leh oo ka tirsan Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI ayaa Xukuumada talada dalka haysa u soo jeediyey dhaliilo aad u fara badan,waxaana uu sheegay in xaalada maanta ee…

        Read More

          Naqdiga Suugaanta: Warbixin si gaar ah diiradda u saaray qaabka loo naqdiyo Heesaha oo uu Diyaariyey Cabdishakuur Heersare

          Hargaysa 31.July 2014 (SDN/QJ)- Naqdida suugaanta isugu jira heesaha, riwaayadaha, gabaya, qoraallada iyo waxa la midka ah, ayaa looga dan leeyahay in wax lagaga beddelo qaabka loo hindsay hal-abuur nooca uu doono ha ahaadee, iyadoo ujeeddadu tahay in la hagaajiyo. Naqdqiga ayaa caalamka muddo dheer ka jiray iyadoo Soomaaliyana siiba xilligii kacaanka uu naqdiga iyo…

          Read More

            Halkan Ka Daawo: shirkada sharaabka ee SBI ayaa maanta waxa ay magaalada hargeisa kusoo bandhigaty gabo gabada barnamij ay bilawdeen bishii barakaysnyyad ee ramadaan

            Hargeisa 31 july 2014 (SDN/QJ) shirkada sharaabka ee SBI ayaa maanta waxa ay magaalada hargeisa kusoo bandhigaty gabo gabada barnamij ay bilawdeen bishii barakaysnyyad ee ramadaan taasi oo ay ugu talo gashay in bishaasi cidii iibsata hal caagad o sharaab ah ay u dulsaaran tahay 50 shilin oo sln shiling ah isla markaasna sadao loo…

            Read More

              Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxmuud Silaanyo oo la kulmay gudida kulmiye ee uk halkan ka daawo sawiro

              London 31July14(SDN/QJ/ Madaxweynah somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Silaanyo ayaa kulan balran la yeeshay  gudida kulmiye oo kaas oo ka  dhacay  magaalada london kulankaas oo ahaa mid qiimo badan,  Waxa looga  hadlay arimo door ah  oo ku saabsan xisbiga iyo xukuumadii ka dhalatay  halka ay hawshoodu marayso iyada oo aad loo  lafa guray wax qabadkii xukuumad iyo xidhiidhka qurba joogata,…

              Read More

                Hay’Adda Fadhigeedu Yahay Wadanka Ingiriiska Oo Dacwad Ka Gudbisay Xukuumadda Siilaanyo, Cabudhinta, Tacadiyada Iyo Xadhiga Ay Ku Hayso Saxaafadda

                Hargeisa 31 july 2014 (SDN/QJ) Hay’ad Samafal ah oo Magaceeda la yidhaa Somaliland Aid, fadhigeeduna yahay Magaalada London ayaa haatan dadaal ugu jirta sidii ay uga hor tagi lahayd, Xad gudubyada Hay’adda fadhigeedu yahay Wadanka Ingiriiska ee Somaliland Aid oo Dacwad ka gudbisay Xukuumadda Siilaanyo, Cabudhinta, Tacadiyada iyo Xadhiga ay ku hayso Saxaafadda. Hay’ad Samafal…

                Read More

                  Xukuumadda Somaliland oo Caddaysay Mawqifkeeda Muddo-kordhin loo Sameeyo Madaxweyne Siilaanyo

                  Hargeysa 31/july 2014 (SDN/QJ)- Xukuumadda Somaliland, ayaa si rasmi ah u caddaysay mawqifkeeda ku aaddan muddo-kordhin loo sameeyo Madaxweyne Siilaanyo iyo xukuumadda KULMIYE marka muddada shanta sanno ee la doortay dhammaato badhtanka sannadka 2015.Xisbiyada mucaaridka ee WADDANI iyo UCID, ayaa muddooyinkii u dambeeyey soo saaray baaqyo ay ku muujiyeen inay ka soo horjeedaan, isla markaana…

                  Read More

                    Saladiinta,Dhalinyarada iyo Waxgaradka Gobalka Togdheer Oo Canbareyay Dowladda Hoose Oo Iibisay Garonka Sheikh Bashiir

                    Hargeisa 31 july 2014  (SDN/QJ) Shir-Jaraid Oo ay Habeenkii Xalay ahaa Magaladda Burco ku qabteen saladiinta,cuqaasha,dhalinyarada iyo waayelka gobalka togdheer ayaa cod midaysan ku Canbareyay dowladda hoose burco oo iibinaysa xarunta basket-bolka sheikh bashiir burco Shirkani Jaraid ayaa Waxa Goob joog ka ahaa Suldaan Maxamed Muse Cune Oo ka Mid ah Saladiinta Waawayn Ee Gobalka…

                    Read More

                      Kulan Magaladda Burco ku Dhex-Maray Beelaha Habar-Magaado iyo Gudomiyaha Garabka Beesha Garxajis Oo Socdaal ku Maraya Gobalada Bariga

                      Hargeisa 31 july 2014 (SDN/QJ) iyadoo ay Mudooyinkii u Danbeyayba Gobalada Dalka OO Dhan ay ka socdeen Dhaq dhaqaaq-yada  midowga iyo Aayo ka Tashiga Dhalinyarada Beelaha Habar Magaadle  Oo abaabulkoodu marayaa halkii ugu sareysay iyadoo isla markaasina uu ayaamihii ugu danbeeyey uu socdaal la xidhiidha hawlahaasi iyo abaabulida qabsoomida shirka dhawaanta la filaayo ee ay…

                      Read More

                        Laba Carruur ah Oo Gaajo ugu Geeriyooday Deegaanada Alshabaab Go’doonka Gelisay

                        Buulle-burde:July,31,2014(SDN/QJ)-Magaalada Buulo-burde ee Gobolka Hiiraan, ayaa la sheegayaa inay Laba carruur ahi ugu geeriyoodeen Macalluul daran oo haleeshay. Magaalada Buulo burde ayaa ah Magaalo go’doosan oo Ma gali karaan gaadiidka sahayda Magaalada u wada, sababtoo ah Al-Shabaab ayaa go’doomiyay Magaalada Buulo burde.   Caruurta geeriyootay ayaa udhaxeeyay da’dooda 1-sano ilaa 2-sano waxaana ay udhinteen gaajo,…

                        Read More

                          Ganacsigii Bakaaraha Oo Istaagay iyo Ciidamo Xooggan Oo Suuqa Gudaha u Galay

                          Muqdisho:July,31,2014(SDN/QJ)-Suuqa ugu weyn Magaalada Muqdisho ee Bakaaraha, ayaan saaka wax ganacsi ahi ka soconin, waxana baadhitaanno laxaad leh ka wada Ciidamo Xooggan oo AMISOM iyo kuwa Dawladdaba iskugu jira. Wadooyinka waaweyn ee laamiyada ah ee hareeraha ka mara Suuqa Bakaaraha ayaa waxaa dhooban ciidamo badan oo ka tirsan kuwa Midowga Afrika iyo ciidamada Dowladda oo…

                          Read More

                            Ururrada Bulshada Puntland Oo ka Qayliyey Maamulka Loo Dhisay Gobollada Dhexe

                            Garowe:July31,2014(SDN/QJ)-Ururrada Bulshada Rayidka ah ee Puntland ayaa noqday cidii ugu horraysay eek a soo horjeedsatay Maamullada Xalay loo sameeyey Gobollada dhexe ee Somalia. Afhayeenka ururada bulshada Rayidka Puntland Daahir Cumar Siyaad ayaa si kulul  u cambaareeyey kulankaas iyo waliba maamullada loo sameeyey Gobollada Puntland deriska la ah. Waxa uu sheegay in madaxda dalka ay ku…

                            Read More

                              Danjire Kay oo soo dhaweeyay maamul ay yeeshaan Mudug iyo Galgaduu

                              Nairobi 31.July 2014 (SDN/QJ)- Wakiilka gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay uqaabilsan Soomaaliya Nicholas Kay, ayaa soo dhoweeyay heshiiska hal maamul looga dhisayo gobollada dhexe ee Soomaaliya ee shalay ka dhacay magaalada Muqdisho. Kay ayaa sheegay in talaabadan ay muujineyso hirgalinta nidaamka federalka oo ah in laxoojiyo dhismaha maamullada gobollada dalka. Ergeyga ayaa…

                              Read More

                                Muwaadinkii faransiiska u dhashay Ee Somaliland Lagu Xidhay Oo La Sii Daayey

                                Hargeysa:July,31,2014(SDN/QJ)-Ciidanka Dembi-baadhista somaliland, ayaa  xorriyadiisii dib ugu soo celiyey muwaadin u dhashay dalka Faransiiska oo muddo habeenno ah u xidhnaa. Muwaadinka Faransiiska ah oo ay warbaahinta Somaliland baahisay xadhigiisa ayey Sirdoonku si qarsoodi ah u sii daayeen kadib markii ay ka waayeen tuhunadii ay la xidhiidhinayeen qabashadiisa, kaasoo ay afka ka xidhatay sababta xadhigiisa.  …

                                Read More

                                  Diiwaangelintii Codbixiyeyaasha Somaliland oo la sheegayo inaanay Sannadkan Hirgalayn iyo Cabsi haysata Komiishanka doorashooyinka.

                                  Hargaysa 31.July 2014 (SDN/QJ)- Waxaa laga Walaacsan yahay Sidii ay Somaliland uga Dhaqangeli lahayd Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha doorashooyinka oo Komiishanka doorashooyinka Somaliland ay bishii April ee Sannadkan Iclaamiyeen inay qabsoomi doonto bisha Sagaalad ee soo Socota. Komiishanka ayaa hore u sheegay in gebi ahaanba la bedelayo qaabkii diiwaangelinta oo markii hore ahayd mid uu qofkasta oo…

                                  Read More

                                    Koox uu ku Jiro Fududeeyihii Weerarkii Madaxtooyada Oo Dil Lagu Xukumay

                                    Muqdisho:July,31,2014(SDN/QJ)-Saddex Dhallinyaro ah oo uu hormood u yahay ninnkii fududeeyey weerarkii dhawaan kooxda Al-shabaab ay madaxtooyada ku qaadday, ayaa maxkamadda Derejada koowaad ee Ciidanku ku qaadday xukunno isku jira dil iyo xabsi daa’im. Saddexda eedeysane ee  shalay Maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida la horgeeyay oo lagu kala magacaabo Xasan Maxamed Xasan oo ahaa…

                                    Read More

                                      Weerar qorshaysan oo Xalay Lagu Qaaday Xarunta Wargeyska Ogaal Ee Hargeysa

                                      Hargeysa:July,31,2014(SDN/QJ)-Waxa Habeenkii xalay  kooxo  dhallinyaro ah oo abuubulani ay weerareen Xarunta Wargeyska Madaxa Bannaan ee Ogaal ee Magaalada Hargeysa, iyagoo hanjabaad iyo handidaad u geystay shaqaalihii halkaas joogay. Sida ay qurbejoog.com u sheegeen hawlwadeenada wargeysku, waxa kooxdaas oo intooda badan wajiya-yadooda la aqoonsaday ay halkaas ka akhriyeen hadallo deelqaaf ah oo ay wax kaga sheegayaan…

                                      Read More

                                        Somali Pirates and Iranian Navy Fight

                                        Somali pirates and Iranian Navy fought after the pirates attacked Iranian merchant ships. According to FARS, an Iranian news agency, the Iranian navy saved the ships which were five in number from the pirates. The clash happened at the Gulf of Aden. Admiral Habibullaah Sayari, the head of the Iranian Navy confirmed the incident and…

                                        Read More