Webmaster

    Police Captain Hajji Abdi Osman Aw Nour Jiceer is one the highest ranking most influential personalities during colonial days

    This article is about people who have made important contribution to the development of Somali-land during colonial days provided snapshot of the history contest of the time. This also enlightens few world famous personalities  who changed our world with path breaking ideas and actions. Usually people considered them as those who shaped our world include statesmen, leaders, political…

    Read More

      Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID oo canbaareeyay xariga dad boolisku xireen xili la soo dhaweynayay Guddoomiyahooda

      Hargeysa July 22,2014(SDN/QJ)- Xaibiga mucaaridka ah ee UCID ayaa si adag u canbaareeyay xarig loo geystay dad ka qeybgalayay soo dhaweynta Guddoomiye Faysal Cali Waraabe,qoraalka UCID ee arinkan ayaa sidan u dhignaa: Xisbiga Cadaalada Iyo Daryeelka UCID Waxaa Uu War_Saxaafadeedkan Si Aan La Soo Koobi Karin Ugu Canbaareynayaa Xadhiga Dulmiga,Sharci_Darada Iyo Xaqdarada Ah Ee Loo Geystey…

      Read More

        Mahadnaq kasoo qaybgal

        Anagoo ah qoyska reer Xuseen Samatar Muumin Kaliil (Xuseen Turub) Waxaanu Mahadnaq Ballaadhan oon erayo lagu soo koobi Karin, halkan u soo marineynaa: Ehelkii, Qaraabadii, Asxaabtii, Jaarkii iyo dhammaan muslimiintii nagala qayb qaadatay Janaasaddii, Aaskii iyo Tacsidii, hooyadayo marxuumad, Caasha  Xuseen Maxamuud (Caasha Aabi) oo ku geeriyootay magaala Jiddah ee Sacuudiga bishan Juulay 18keedii, laguna…

        Read More

          Mulkiilaha shirkada Magan`s Taxi Mahad X. Cabdi Good oo ku sii jeeda dalkii, isagoo halkaa ku bixin doona tababaro iyo casharo tabaruc ah oo la xidhiidha habka wado marista gaadiidka

          London July 22,2014(SDN/QJ)-Magaalooyinka waaweyn ee Somaliland waxa maalinba maalinta ka dambaysa ku sii badanaya gaadiidka yar yar iyo kuwa waaweynba. Taa waxa barbar socda taranka iyo korodhka dadka iyo dadkii oo magaalooyinka waaweyn ku soo ururey. Gaadiidka iyo dadku waxay wadaagaan wadooyinka, taasina waxay marar badan keentaa shilal ka dhaca gudaha magaalooyinka. Dhinaca wadooyinka dibeda…

          Read More

            Shaqaalaha Xafiiska Ra’iisul W. ayaa halkaan ka tacsiyeenaya Geerida

            iisul Wasaaraha oo hormuud u yahay Xooghayaha Joogtada ah Mudane Cabdulqadir Cabdi Faarax waxaa halkaan tacsi tiiraanyo leh uga diraayaan Ehelkii iyo Qaraabadii  marxuum Cabdishakur Maxamud Cilmi Gurey oo ku geeriyooday shalay galab shil gaari oo ka dhacay meel u dhow Garoowe. Cabdishakuur Maxamud Cilmi ayaa Agaasime ka ahaa xafiiska Ra’iisul Wasaaraha xiligii Cabdiwali Maxamed Cali Gaas uu Ra’iisul Wasaaraha…

            Read More

              Xidhiidhkii Dawladda Somaliland Iyo Qaramada Midoobay Oo Soo Noqonaya Iyo Danjire Nicholas Kay Oo Ay Xukuumadu Hargeysa Ku Martiqaaday

              Hargeisa 22/ july 2014 (SDN/QJ) Qaramada Midoobay iyo dawladda Somaliland ayaa mar kale soo celiyay wada shaqayntii ka dhaxaysay, oo luntay sannadkii hore ka dib markii uu Madaxweyne Siilaanyo diiday inuu xafiiska UNSOM ee Nicholas Kay ka hawlgalo magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland.Diiditaanka in xafiiskaasi ka shaqeeyo gudaha Somaliland, ayaa wuxuu sababay in xafiiska Hargeysa…

              Read More

                Halkan Ka Daawo Guddoomiyaha Baanka Dhexe ee Somaliland Cabdi Dirir Cabdi Oo Beeniyay in Xukuuumada Somaliland ay soo Daabacaday Noodh Cusub Oo Lacag Ah

                Hargeysa 22 july 2014 (SDN/QJ)-Guddoomiyaha Bangiga Dhexe ee Somaliland Cabdi Dirir Cabdi, ayaa faahfaahin ka bixiyay qorshe la doonayo in Adeegga Lacag Dirista ee ZAAD loogu bedelayo ShilinkaSomaliland. Adeegan oo muddo ka badan 9 sanaadood dalka ka shaqaynayay, isla markaana ay hirgelisay Shirkadda Isgaadhsiinta ee Telesom, ayaa hore loogu isticmaali jiray Dollar, hase ahaatee Shirkadda…

                Read More

                  Calanka Turkiga 3-cisho Hoos Loo Dhigi Doono Xasuuqa Falasiin Dartii

                  Stanbul:July,2014(SDN/QJ)-Xukuumadda Waddanka Turkiga, ayaa kud dhawaaqday Saddex Maalmood oo Baroor Loogu samaynayo Falstiiniyiinta Xasuuqa lagu Hayo.  Baroordiiqdan ayaa Xukuumadda Turkiga ku tilmaantay inay ku muujinayso sida ay uga xuntahay Xasuuqa Shacabka Falastiinitiinta ee Gaza oo hadda dhimashadda sii caga-cagaynayso 520-Maati u badan Caruur,Haween iyo waayeel. Xukuumadda Turkiga ayaa noqonaya Wadamka kaliya ee Muslin ah oo…

                  Read More

                    Saddex Ka mid Dadkii Sirdoonka Djibouti Ka Qafaashay Somaliland Oo Xorriyadoodii dib u Helay

                    Saylac:July,22,2014(SDN/QJ-Siroonka Dalka Djibouti ayaa la sheegay inay Xorriyadoodii dib ugu soo celiyeen Saddex ka mid ah Dirawalladii Gaadiidka Xamuulka ee Somaliland iyo Djibouti u kala Bixi jirey oo muddo Xabsiyada Djibouti ku xidhnaa. Dirawalladan  la sii daayey ayaa la sheegay inuu ka mid yahay Wade Magaciisa lagu sheegay  Batuun oo maalmihii ugu dambeeyye Laga Qafaashay…

                    Read More

                      Djibouti Oo Ciidamadeeda Heegankii ugu sarreeyey Gelisay iyo Shaki laga Qabo in Weeraro Dalkaas Ka Dhacaan

                        Djibouti:July,22,2014(SDN/QJ)-Waxa Heegankii ugu sarreeyey la geliyey Ciidamada ammaanka Dalka Djibouti kadib markii ay soo baxeen warar sheegaya inay dalkaas ku soo wajahn yihiin weerarro argagaxiso.  Ciidamada Jabuuti, ayaa waxaa la arkayaa iyagoo si weyn u xakameynaaya dhaq dhaqaaqa dadka iyo gaadiidka ee Magaalada Jabuuti, waxayna su’aalo weydiinayaan dadka gaadiidka watay, iyagoona baadhitaano ku sameynaaya….

                      Read More

                        Cidda Jabsatay Boggii Twitterka ay Ku Lahaayeen Militeriga Kenya Oo La Ogaaday

                        Nairobi:July,22,2014(SDN/QJ)-Boggii uu Intentetka ku lahaa Militeriga dalka Kenya, ayaa la shaaciyey in la jabsaday, iyadoo arrintaasna loo malaynayo inay ka dambeeyaan Kooxaha xagjirrada ah ee Waddanka Somalia ka Dagaalmaa. Kooxaha jabsaday Twitterkaasi ayaa la tuhunsan yahay inay yihiin koox gaacansaar la leh Alshabaab, waxayna Kooxdaasi   ku qoreen hadallo la xidhiidha Hawlgalka Ciiddanka Kenya ee Somalia,…

                        Read More

                          Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Maanta Hortegi Doona Golaha Shacabka iyo Waddooyinka Waaweyn Oo La Wada Xidhay

                          Mudisho:July,22,2014(SDN/QJ)-Madaxweynaha SomaliaXasan Sheekh  Maxamuud, ayaa lagu wadaaa inuu Maanta hortago Baarlamaanka, iyadoo Mudanayaashu u ballansan yihiiin kulan ay Madaweynaha la yeelanayaan. Madaxweynaha Soomaaliya, ayaa wuxuu khudbad u jeedin doonaa Xildhibaanada Baarlamaanka, wuxuuna kala hadli doonaa arrimo taagan awadeed, oo aan xilligan faahfaahin badan laga hayn. Madaxweynaha waxa uu sidoo kale uu maanta fadhigii 4-aad u…

                          Read More

                            Qarax Khasaare Keenay Oo Saaka Ka Dhacay Magaalada Galkacyo

                            Gaalkacyo:July,22,2014(SDN/QJ)-Magaalada Galkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa sheegaya in qarax khasaare Geystay lagula geystay Halkaas ciidamo. Qaraxa ayaa waxaa Ciidamada lala eegtay xilli ay fulinayeen Howlgalo lagu qabqabanaayay Maleeshiyaad la sheegay inay taabcsanaayeen Alshabaab kuwaasi oo ku dhuumaaleysanaayay Xaafadaha Magaaladaasi. Inta la xaqiijiyay Laba Askari oo ka tirsanaa Maamulkaasi ayaa waxa uu Qaraxa kasoo gaadhay…

                            Read More

                              Xukuumada Dhexe ee Somalia oo Sheegtay in Tafsiir Khaldan la Saaray Nuxurka Qoraal uu Madaxweyne Xasan Sheekh u Diray Qaramada Midoobay

                              Muqdisho 22.July 2014 (SDN/QJ)- Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa ka hadashay warar sheegaya in Xadka dhinaca Badda Soomaaliya la soo yaraynayo, isla markaana qaybo ka mid ah laga iibiyey dawladaha la jaarka ah Soomaaliya, gaar ahaan Kenya, balse waxay Xukuumaddu ku doodday inaanay taas waxba ka jirin, Bad qaybo ka mid ah dalal kale lagu wareejiyey…

                              Read More

                                Waxgarad iyo Dhalinyaro ka soo jeeda Beesha Subeer Awal oo Xalay Kulan la qaatay Musharaxa Madaxweyne ee Ucid

                                Hargaysa 22.July 2014 (SDN/QJ)- Kulan Xasaasi ah ayaa Xalaywaxa uu guri ku yaalla magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland ku dhex-maray Musharraxa u taagan Jagada Madaxwaynaha Xisbiga Maaciridka ah ee UCID Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen iyo Madax-dhamqeed, Waxgarad, Aqoonyahan, Siyaasiyiin, Xildhibaanno iyo Dhalinyaro tiro badan oo ka soo jeeda Beelaha Subeer Awal. Waxa uu Kulankaas labada…

                                Read More

                                  Shil Naxdin leh: Sideed Qof oo Xiligii Afurkii Ku Naf Waayay Shil baabuur oo ka Dhacay Degmada Burtinle ee Maamul Goboleedka Punt land

                                  Burtinle 21.July 2014 (SDN/QJ)- Siddeed qof ayaa ku dhintay shilgaari oo afurkii waxyar ka hor ku dhacay inta u dhaxaysa Degmada Burtinle iyo Garowe iyadoo dadka dhintay iyo kuwo ku dhaawacmay la keenay Isbitaalka guud ee magalada Garowe. Dadka shilkaasi gaari ku dhintay ayaa waxaa ku jira Cabdishakuur Maxamed Guray oo soo noqday Agaasimihii Hay’adda…

                                  Read More

                                    Warbaahinta Punt land oo sida fiinta uga Qaylisay Xeer ay Baarlamanku ansixiyeen oo Saxaafada lagu dhaqayo

                                    Garowe 21.July 2014 (SDN/QJ)- Dood dheer ka dib Gollaha xeer dajinta dowladda Puntland ayaa maanta meel mariyay xeerka saxafadda oo ay dhowaan wasaradda warfaafinta usoo gudbisay. Xildhibaano gaaraya 32-mudane ayaa cod gacan taag ah ku meel mariyay xeerkan waxana ugu danbayntii ku dhawaaqay afhayeenka Baarlamaanka oo sheegay goluhu inuu ansixiyeen xeerka ay wasaradda warfaafinta usoo…

                                    Read More