Yuusuf Garaad Oo Soo Bandhigay Qoddobada ay Ku Doodayaan Beesha Diiddan Maamulka Saddexda Gobol Ee Dawladda Xasan Sheekh Aqoonsatay
Muqdisho:June,30,2014(SDN/QJ)-Saxafiga caanka ah, imikase isku rogay Siyaasiga Yuusuf Garaad Cumar Axmed, ayaa qoraal dheer oo uu isku barbar dhigayo Dawladda soomaaliya ee uu xasan sheikh Hoggaamiye iyo Beel ka mid ah kuwa Dega Muqdisho Soo Bandhigay, isagoo ku faahfaahiyey qoddobo dhawr ah oo Beeshaasi u daliishanayso Dooddeeda. Yuusuf Garaad waxa uu Qoraalkiisa si Hoose ugu…
