Wasiirka Cadaaladda iyo Arimaha Dastuurka “Ansaxinta Sharciga Golaha Adeegga Garsoorka waa talaabo weyn oo loo qaaday dhinaca dib u habaynta Cadaaladda Soomaaliya”
Mogadishu June 30 2014(SDN/QJ)– Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arimaha Dastuurka Mudane Faarax Sheikh Abdulqaadir, ayaa si weyn u soo dhoweeyey ansixinta uu Baarlamaanka Federaalka Soomaalia uu maanta ansixiyey sharciga Golaha Adeegga Garsoorka. Wasiir Faarax wuxu ku tilmaamay ansixinta sharciga Golaha Adeegga Garsoorka talaabo weyn oo loo qaaday dhinaca Dib u habynta Cadaaladda dalka. Sida ku…
