Webmaster

    A moment of truth based on evidences

    European interest in Somalia develops after 1839, when the British begin to use Aden, on the south coast of Arabia, as a coaling station for ships on the route to India. The British garrison requires meat. The easiest local source is the Somali coast. France and Italy, requiring similar coaling facilities for their own ships,…

    Read More

      Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dusha u ritay Isla Markaana Aqbalay Eedihii Baarlamankiisu u Soo Jeediyeen ee Fashilkiisa Siyaasadeed

      Muqdisho 16.June 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay inuu qaatay mas’uuliyadda eeddii ay qaar ka tirsan xildhibaannada baarlamaanka Soomaaliya dhowaan ugu jeediyeen inuu ku fashilmay howlo badan oo laga rabay inay dowladdu qabato. Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta khudbad ka hor jeediyay baarlamaanka ayaa caddeeyay in ay waqti badan ku bixiyeen sidii…

      Read More

        Statement on the situation in eastern Somaliland

        Hargaysa 17.June 2014 (SDN/QJ)-  Following a joint session, the President, the Chairman of the Guurti, Speaker of the House of Representatives and the Chairman of the Political Parties provided an update on the situation in the eastern regions of the country.   In recent days, several actors have sought to undermine the stability and territorial…

        Read More

          “Waddankayaga Al-shabaab ma joogto Xaasha, jeelasha ayey joogtaa, dawladayada ma soo galaan” Wasiirka Madaxtooyada {DHAGAYSO}

          Hargaysa 16.June 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa sheegay inay Somaliland xuduudaheeda difaacayso waxkasta iyo qiimo kasta oo ay ku kacayso, isla markaana ay la mid yihiin xuduudaha caalamka. Wefti balaadhan oo uu hogaaminayey Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Md.Xirsi Cali Xaaji Xasan, isla markaana ay ka mid ahaayeen Wasiirka qorsheynta qaranka…

          Read More

            Wararkii Caawa ee Dalka iyo Dibada ee Shabakada Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

            Hargaysa 16.June 2014 (SDN/QJ)- Ku Soo dhawaada Dhamaan Akhyaarta ku Xidhan Shabakada Somalidiasporanews.com Meel kasta oo Dunnida Dacaladeeda aad kaga Sugan Tihiin Warar Wixii Naga  Soo Gaadhay Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa oo aanu idiinka Soo Gudbinayno Studiyaha Qurbejoog.com ee Caasimada Somaliland ee Hargaysa Waxaa Warka Caawa  Idiin Soo Tebin Doona Weriye Maxamed Xasan Daacad ee…

            Read More

              Radio Qurbejoog iyo Barnaamijkii Waxbarashada ee Toddobadkan {DHAGAYSO}

              Hargaysa 16.June 2014 (SDN/QJ)- Toddobaadkan barnaamijkeena Waxbarashada waxaynu ku soo qaadan doonaa Imtixaanka Fasallada Siddeedaad ee Dugsiyada dhexe iyo Kuwwa Afaraad ee Dugsiyada Sare. Waxaynu ku lafo guri doonaa waxyaabaha uu imtixaanku kaga duwan yahay kuwiii Hore, Tirada Ardayda Gelaysa, Cida Diyaarisay. waxa inagala Qayb qaadan  Doona Wasiirka waxbarashada iyo Waliba mid ka mid ah…

              Read More

                Khudbaddii Madaxweyna​ha Jamhuuriya​dda Federaalka Soomaaliya uu maanta ka jeediyey Baarlmaank​a

                Guddoomiyaha Baarlamaanka, Raiisalwasaaraha XFS, Xubnaha Golaha Wasiirada, Xubnaha Golaha Shacabka, Dhamaan Dadweynaha Soomaaliyeed, Assalaamu Calaykum Waraxmatullaahi Wabarakaatuhu. Waxaa farxad ii ah inaan maanta halkan ku kulanno, innagoo ay inagu soo dhawdahay munaasabadahii xorriyadda iyo midnimada dalkeenna. Sidoo kale waxaa bilo yar inaga xigaan inay soo xiranto muddada labada sano ahayd ee yagleelidda dawladeenna cusub. Waxaan…

                Read More

                  Wasaaradda Maaliyada oo Jaangoynaysa Miisaaniyada 2015ka iyo Dalab ay u dirtay Hay’adaha Dawlada

                  Hargaysa 16.June 2014 (SDN/QJ)-   Wasaaradda Maaliyadda Somaliland ayaa bilowday dajinta qorshaha sanad miisaaniyadeedka 2015-ka, taasoo falanqaynteeda si rasmi ah loo guda-geli doono bisha August ee soo socota. Wasiir Samaale waxa uu Wareegtadan waxa uu u kala direy Wasaaraddaha iyo Hay’adaha Dawladda oo uu ku war-geliyey inay masuuliyiinta hay’adahaasi ku soo xareeyaan qorshayaashooda sannad Miisaaniyadeedka…

                  Read More

                    Erya, Erya, Eryaay, Qalinkii: Rashiid Sulub Caalin

                    Halku dhiga maqaalkan aynu u soo qaadanay ‘Erya, erya, eryaay, waxay midhahani ka mid ahaayeen hees waddani ahayd oo lagu guubaabinayey ciidamada soomaaliyeed 1977-kii, markii ay Soomaaliya dagaalka la gashay waddanka Itoobiya, waxaanay ka mid ahayd heesihii ugu muhiimsanaa, ee ciidanka iyo ummadda soomaaliyeed-ba ku dhiirigalinayey dagaalka, oo  ay hobaladda waabairi ku luuqayn jireen kuna…

                    Read More

                      Nuxurka Khudbada Kooban oo Madaxweyne Siilaanyo Ku baaqay in Difaaca dalka la Isu Taago Daawo

                      Hargaysa 16.June 2014 (SDN/QJ)-  Kulan Balaadhan oo ay maanta ka soo qayb galeen guud ahaan dhinacyada dawladda sida Xukuumadda, Golayaasha Baarlamaanka iyo Axsaabta siyaasadda ee  heer Qaran laguna qabtay qasriga Madaxtooyada ayaa lagu caddeeyey mowqifka jamhuuriyadda Somaliland ee ku aaddan madaxbanaanida dhuleed iyo ta siyaasadeed ee somaliland leedahay iyo weliba xaqqa ay Somaliland u leedahay…

                      Read More

                        “Waxaan Shacabka Leeyahay Ilaashada Nabad-diina,Difaaca Qarankana meel uga soo Wada Jeeda” Gudoomiye Cirro Daawo

                        Hargaysa 16.June 2014 (SDN/QJ)-   Gudoomiyaha Golaha Wakiilada ahna Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa Sheegay inay Xisbi ahaan iyo Gole ahaanba si weyn u taageersan yihiin bayaan uu Maanta Madaxweyne Siilaanyo ka soo saaray gaadhista Xuduudaha qaranka iyo Jawaab uu ka bixiyay War ay Soo saareen Dhawr Dublamaasi oo Somalia u qaabilsan Wadamada ugu…

                        Read More

                          “Waxaan leenahay Dhabar La Cuno balse Shaf la Cunno ma Lihin” Gudoomiyaha Ucid oo Ku Baaqay in Dhiig Cusub loo Huro Difaaca dalka Daawo

                          Hargaysa 16.June 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa ku Goodiyay in Somaliland ay Dhiig Cusub u Shubi doonto adkaynta Qaranimada Qiimaha adag ku taagan . Gudoomiye Faysal Cali Waraabe oo ka hadlayay Kulan Wada jir ah oo Qasriga Madaxtooyada ku dhex maray Golayaasha Qaranka,iyo Xisbiyada Qaran ayaa Cadeeyaay…

                          Read More

                            Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye oo Sheegay inay Xukuumada ku Garab joogaan Difaaca Xuduudaha {Daawo}

                            Hargaysa 16.June 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta ka hadlay Kulan uu Madaxweyne Siilaanyo isugu yeedhay Xisbiyada Qaranka, Hogaamiyeyaasha Golayaasha Qaranka lagagana arrinsanayay dhawaqii ka soo yeedhay Beesha Caalamka ee Somaliland ku ajburayay inay Ciidamadeeda kala baxdo deegaanada uu muranku ka taagan yahay. Mouse Biixi Cabdi ayaa sheegay in Mucaarid…

                            Read More

                              Magaalada Burco oo Laga Furay Carwadii ugu Cajiibsanayd ee Somaliland lagu qabto DAAWO

                              Burco 16.June 2014 (SDN)- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Somaliland Mudane Cali Maxamed Warancade ayaa  Xadhiga ka Jaray Bandhig Carweed loogu talo galay loogu talo galay Dalagyada Xabkaha iyo Faleenka ee Somaliland Qaniga ku tahay Taas oo lagu qabtay Magaalada Burco. Kulankan Furitaanka Carwadaas Waxaa ka Qaybgalay Madax iyo Mas’uuliyiin kala duwan Waxaana Halkaasi lagu…

                              Read More

                                “Jamhuuriyadda Somaliland waxay leedahay xuduudo cayiman. Ciidanka qarankuna waxay ilaalin doonaan xuduudaha” Madaxweyne Siilaanyo

                                Hargaysa 16.June 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Somalilland Md.Axmed Maxamed Maxamuud (Siilanyo), ayaa meesha ka saaray in dalkiisu xuduud la wadaago Maamul-goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland, isla markaana waxa uu hoosta ka xariiqay in Ciidanka Qaranku ilaalin doonaan Xuduudaha dalkiisu la wadaago waddanka Soomaaliya. Madaxweyne Axmed-Siilaanyo oo  qoraal uu arrintaas kaga hadlayey ku baahiyey Bartiisa uu Internet-ka ku…

                                Read More

                                  Talibaanka oo faraha ka jaray tiro dad ah oo ka qeyb qaatay doorashooyinka Afgaanistaan

                                  Kabul June 16,2014(SDN/QJ)-Kooxda Taliban eek a dagaalanta dalka Afgaanistaan ayaa ka dhabeysay hanjaabaadyo ay u jeedisay dadka reer Afgaanistaan oo ay uga digayeen in ay ka qeynqaataan doorashooyinka dalkaasi. Sida ay shaaciyeen ciidamada Booliska ee dalka Afgaanistaan Taaalibaanka ayaa faraha jaray dad tiradooda ay ku sheegeen 11 ruux. Dadkan ayay taalibaanku ku maageen ka qeybqaadashada…

                                  Read More

                                    Guddoomiyihii Maxkamadda War-dhiigley Oo Xalay La Dilay

                                    Muqdisho:June,16,2014(SDN/QJ)-Laba Nin oo Dhallinyaro ah  Oo Bastoolado Ku Hubaysan ayaa Habeenkii Xalay Magaalada Muqdisho ku Dileen Gudoomiyihii Maxkamadda War-dhiigley. Dilkan ayaa ka dhacay xaafada Via Laberia ee Degmada Waaberi, waxaana la sheegay in si Degdeg  leh ay marxuumka u toogteen raggii bistooladaha ku hubeysnaa. Guddoomiyaha Degmadaas oo Idaacadda BB C-da la Hadlay ayaa sheegay in…

                                    Read More

                                      Booliska Rio de Janeiro oo raas ku riday dad ku mudaharaadayay ciyaaraha Aduunka ee Brazil ka socda

                                      Rio de Janeiro June 16,2014(SDN/QJ)-Askeri xiran dharka shicibka ayaa la arkayay kiyoo rasaas nool ku ridaya dad mudaharaad ay uga soo horjeedaan ciyaaraha kubeda cagta Aduunka ee ka socda dalka Brazil. Shicibka saboolka ah ee dalka Brazil ayaa mudoba ka soo horjeeday aduunka Balaayiinta ah eek u baxday  diyaar garoowga  ciyaaraha Aduunka ee 2014. Dawlada…

                                      Read More

                                        Israel oo Xamas ku eedeysay afduubka sadex dhalinyaro ah oo maalmo la la’yahay

                                        Tel-Aviv June 16,2014(SDN/QJ)-Dawlada dalka Israel ayaa urur siyaasadeedka Xamaan ee dhawaanta heshiiska la galay xukuumada Falastiin ku eedeysay in ay afduubteen sadex dhalin yaro ah. Eedan oo uu shaaciya raiisul wasaaraha Yuhuuda Benjamin Natenyahu ayaa durba xiisad ka dhex abuurtay dawlada reer Galbeedku ictiraafsan yahay iyo dawlada Israel. “Maalinimadii Khamiista ayaa waxa ay kooxda Argegixisada…

                                        Read More