Webmaster

    Shabaabka Oo Dhirbaaxo Kale Ku Dhuftay Goobaha Dalxiiska ee Dalka Kenya

    Lamu:June,16,2014(SDN/QJ)-Huteello iyo Saldhig Boolis oo ku Yaalla Deegaanka Mpeketoni ayaa waxa Habeenkii xalay weeraray Kooxo Loo Malaynayo Inay shabaab ka tirsan yihiin. Saraakiisha Booliska ayaa sheegaya Dadka Weeraray Jasiirrada Loo Dalxiis tago ee Lamu ay ka tirsan yihiin kooxda Al-shabaab. Dad goob joogayaal ah ayaa sheegay inay arkeen dhismayaal dab uu qabsaday iyo is-rasaaseyn xooggan…

    Read More

      Qorshe Ballaadhan Oo Ganacsatada Soomaalidu Kaga Guurayaan Nairobi Oo Si Dardar ah Ku Socda

      Niarobi:June,16,2014(SDN/QJ)-Dhaqdhaqaaqyo laxaad leh oo ay wadaan Ganacsatada Soomaaliyeed eek u dhaqan Xaafadda Islii ee Magaalada Nairobi ayaa laga Dareemayaa Halkaas. Dadka Hantidooda hore u Geliyey Xaafaddaas ayaa ku Hawllan Qorshe ay kaga Guurayaan Dalkaas, isla-markaana ay ganacsigooda iyo Maaliyadoodaba ula guurayaan Dalalka Jaarka ah ee Bariga Afirka ku Yaalla. Ganacsatadan ayaa si weyn uga Cabanaynsa…

      Read More

        Nabad-sugidda Somalia Oo Xabsiga U Taxaabtay Siyaasi Cali-Daacuun Oo Madaxweynaha Dhaliilihiisa Badiyey

        Muqdisho:16,2014(SDN/QJ)-Siyaasiga Cali Maxamed Axmed (Cali daacuun) oo ka soo jeeda somaliland, balse Mabda’a Somali-weyn Aaminsan ayaa la sheegayaa in Habeenkii xalay lagu Afduubtay Magaalada Muqdisho. Sida ay xaqiijiyeen Siyaasiyiinta ay isku fikirka ahaayeen Cali Daacuun, waxa kacaystay Ciidamo loo malaynayo inay Nabad-sugid ahaayeen, kuwaas oo ka kaxaystay Gurigiisa oo ku Yaalla Agagaarka Garoonka Diyaaradaha ee…

        Read More

          Madaxweyne Siilaanyo Oo Ka Hadlay Horumarka Ciidanka Qaranku Ka Sameeyeen Gobolada Bariga Somaliland

          Hargeysa:June,16,2014(SDN/QJ)-Madaxweyne Siilaanyo ayaa markii ugu horraysay ka Hadlay Tallaabadii ciidanka qaranku dhawaan kula wareegeen Magaalada Taariikhiga ah ee Taleex. Madaxweynaha ayaa si weyn u soo dhaweeyey Soo Gelitaaka Taleex ee Gacanta Somaliland, isagoo xusay inay Tahay Guul ciidanku gaadhay. Madaxweynaha ayaa sidoo kale sheegay in ciidamada qaranka Somaliland ay ilaalin doonaan xuduudaha isla-markaana ay taageeri…

          Read More

          Xulka Argentin Ayaa 2-1 Ku Ambabixiyey Xulka Bosnia( World Cup 2014) By Jaahuur

          Brazil June 16-2014-(SDN) Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu ula firdheynaa xagaa iyo cariga Brazil oo uu si habsami ah uga socdo koobka kubadda cagta ee aduunka oo galey maalintiisii 4-aad,waxaaana foodda maanta islagaley Equador vs Swisserland,France vs Honduras,Argentin iyo Bosnia. Haddaba haddii aynu gudagalno ciyaartii uga xiisaha badneyd oo aay ka soo qeibgaleen dadwene aad u…

          Read More

            Madaxweyne Xasan Sheekh oo warqadaha aqoonsiga ka gudoomay Safiirka cusub ee Canada

            Muqdisho-June,14 2014(SDN/QJ)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta waraqadahii aqoonsiga ee safiirnimo ka gudoomay Safiir Cusuboo ay Dowladda Canada u soo magacaawday Dalkeenna Soomaaliya. Mr. David Angel oo ah Safiirka cusub ee Dowladda Canadda u soo magcaawday Soomaaliya ayaa Madaxweynaha u gudbiyey fariiin uu uga waday Madaxweynaha Dowladda Canada. Sidoo kale…

            Read More

              Somali President: “I look forward to a strengthen​ing of Bilateral Relations between Canada and Somalia.”*​

              Mogadishu, 15 June, 2014 – His Excellency President Hassan Sheikh Mohamud today accepted the credentials of the new Canadian ambassador to Somalia, Mr David Angel. The Ambassador thanked H.E. the President for accepting his credentials and he promised to strengthen the bilateral relations between the two countries. He also conveyed a personal message from Prime…

              Read More

                Wararkii Caawa ee Dalka iyo Dibada ee Shabakada Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

                Hargaysa 15.June 2014 (SDN/QJ)- Ku Soo dhawaada Dhamaan Akhyaarta ku Xidhan Shabakada Somalidiasporanews.com Meel kasta oo Dunnida Dacaladeeda aad kaga Sugan Tihiin Warar Wixii Naga  Soo Gaadhay Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa oo aanu idiinka Soo Gudbinayno Studiyaha Qurbejoog.com ee Caasimada Somaliland ee Hargaysa Waxaa Warka Caawa  Idiin Soo Tebin Doona Weriye Maxamed Xasan Daacad ee…

                Read More

                  Nuxurka Kulan ay Maanta Wada Yeesheen Wasiirka Madaxtooyada Somaliland iyo Wasiirka arrimaha Dibada ee Jabuuti iyo Safiirka Turkiga ee Jabuuti

                  Jabuti 15.June 2014 (SDN/QJ)-Wasiirka madaxtooyada jsl Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan iyo weftigii uu hogaaminayay oo ku sugan dalka jabuuti ayaa maanta kulamo layeeshay wasiirka arimaha dibada jabuti iyo safiirka turkiga u fadhiya jabuti. Wasiirka ayaa Kulamadan Ujeedadooda ku sheegay is Xog Waraysi iyo Kulamo Xoojin ah Sidaasna waxa aanu ka soo Xiganay Barta uu…

                  Read More

                    “Caalamka wuu ku guuldarreysatay wax ka qabashada muranka Sool iyo Sanaag” Madaxweyne Xigeenka Punt land {DHAGAYSO}

                    Garowe 15.June 2014 (SDN/QJ)-Madaxwayne ku xigeenka Puntland Cabdixakiin Cabdilaahi Camay oo shir jaraa’id ku qabtay magalada Garowe ayaa sheegay inay ka xun yihiin qaabkii ay xaalada Sool Safiiradda Maraykanka,Ingiriiska iyo Midowga Yurub uga hadleen taasoo uu ku tilmaamay inaysan la socon xaalada deegaanadda iyo sida loo kala dego. ”Waxan aad uga xumahay iyagoo siyaasiyiin ah…

                    Read More

                      “Hadaan Idiinku Celinayaa Ninkaasi “Madaxweyne Siilaanyo” Sidii loo doortay Ma Taliyo Waxaa la Wareegay Casabad” Cali Guray {DHAGAYSO}

                      Hargaysa 15.June 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiye ku Xigeenka 3aad ee Xisbiga Ucid Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf ayaa Maanta Mar kale ka hadlay doorka Hogaamineed ee Madaxweyne Siilaanyo oo uu ku adkaystay inaanu Wax talo ah ku lahayn Qaranka isla markaana ay Hawshii Maamul ee Qaranku Gacmahooda gashay Qoyska Madaxweynaha oo uu ku sifeeyay Casabad. Mujaahid Cali…

                      Read More

                        Jamaal Cali Xuseen oo dhaliilay Odayaasha Afka reeraha ku adeegta ee Xukuumadu dabada ka riixayso {DHAGAYSO}

                        Hargaysa 15.June 2014 (SDN/QJ)-  Musharaxa Jagada Madaxtinmo ee Xisbiga Cadaaladda iyo Daryeelka ee Ucid, ayaa Maanta si  Kulul  u dhaliiyay Odayaasha Maalmahan danbe Af-ka reeraha ku hadlaya ee Sheegaya inay taageersan yihiin Musharaxnimda Madaxweyne Siilanyo iyo Xukuumada Daladda Dalka Haysa. waxaana uu Nasiib-daro ku tilmaamay In Maanta Dadkii Dhaqanka ahaa ee Umada ay ayhad inay…

                        Read More

                          Sarkaal Sare iyo laba askari oo Ciidamada Qaranka Ka Tirsan oo ay Saaka Jid Goyn ku dileen Maleeshiyaad nabad diid ah

                          Laascaanood 15.June 2014 (SDN/QJ)- iyada oo Maleeshiyada Khaatumo laga saaray deegaanadii ay ku sugnaayee ayaa haatan waxay bilaabeen inay dagaal dhuumaalaysiya lagalaan ciidamada qaranka somaliland, kadib markii laga adkaaday ayaa saaka weerar Jid-gooyo ah ku dishay Taliye Guutihii Ciidanka Somaliland ee Dharkayn-geenyo iyo afar Askari oo la socday. Wararka aanu ka helayno saraakiisha Ciidanka Somaliland ayaa…

                          Read More

                            Gudoomiye Muuse Biixi oo Shirkada Dahabshiil ka Raali Geliyay Hadal Meel ka dhac ah oo ka soo Yeedhay Taageerayaashiisa

                            Hargaysa 15.June 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha xisbiga Kulmiye ayaa raali galin ka bixiyay hadal dhawaan kasoo yeedhay mid kamida beesha degta waqooyiga Hargeisa kaas oo duray xawaalada dahbshiiloo Raaligalin siiyay shirkada Dahabshiil .   Ujeeddo; RAALIGALIN Gudoomiyaha xisbiga kulmiye Md, Muuse Biixi Cabdi wuxuu ka raaligalinayaa shirkada Dahab-shiil hadal gaf ah oo ka soo yeedhay xubin…

                            Read More

                              Waa in Bulshada lagu baraarujiyaa ka Qayb qaadashada Nabadgalyada iyo la Shaqaynt hay,adaha amaanka. Wasiir Warancade

                              Burco 15.June 2014 (SDN/QJ)- Shir looga hadlay xoojinta nabadgelyada iyo is-dhexgalka bulshada ayaa lagu qabtay magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer. Kulanka waxaa ka qeybgalay mas’uuliyiin ka tirsan wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland  iyo kuwa maamulka gobolka. Madaxda gobolka Togdheer iyo kan degmada Burco  ayaa tilmaamay in is-dhexgalka bulshadu muhiim u tahay adkeynta ammaanka. Wasiirka arrimaha…

                              Read More

                                Baarlamanka Maamul Goboleedka Punt land oo Maanta uu u furmay Kalfadhigoodii 33aad

                                Garowe 15.June 2014 (SDN/QJ)-Kal-fadhigii 33-aad ee baarlamaanka maamulka Puntland ayaa maanta ka furmay magalaada Garowe eee xarunta maamulkaas. Madaxweyne ku xigeenka Puntland Cabdixakiin Cabdullaahi Xaaji Cumar ayaa furitaanka kulanka baarlamaanka ka jeediyay khudbad uu kaga hadalay arrimaha aminiga, dhaqaalaha, baahinta xukunka iyo dimuqyraadiyadda, isagoo xusay in dhammaan arrimahaas ay ku guuleystaan. Wuxuu kaloo sheegay in…

                                Read More

                                  Heshiisyo laga gaadhay Maleeshiyaad ku dagaalamay Degmada Beled Xaawo

                                  Beled Xaawo 15.June 2014 (SDN/QJ)- Shir lagu heshiisiiyey laba maleeshiyo oo dhawaan ku dagaallantay degmada Beledxaawo ee gobolka Gedo ayaa lagu soo gabagabeeyey degmada Doolow ee gobolkaas. Shirka waxaa ka qeybgalay mas’uuliyiin ka kala tirsan xukuumadda iyo baarlamaanka Soomaaliya, maamulka KMG ah ee Jubba, Ahlu-sunna Wal-Jameeca, maamullada degmooyinka Beledxaawo iyo Dooloow oo ay wehliyaan qaar…

                                  Read More

                                    Waxbarashada Dadka waawayn oo lacag la’aan ah oo ka bilaabatay Machadka Al-Faaruuq ee Gaalkacyo

                                    Gaalkacyo June 15,20149SDN/QJ)-Iyadoo xiliga Xagaaga ah uu fasax yahay Machadka Al-Faaruuq ee Culuumta Shareecada iyo Luqada Carabiga ayaa waxaa ka bilowday Barnaamij loogu tala galay inay ka faaidaystaan Dadka Waawayn ee  aqoontoodu hoosayso. Barnaamijkaani ayaa waxaa si tabaruc ah ku fulinaya Ardaydii kabaxday Machadka oo ku midaysan Ururka Beder , waxaana ay ugu tala galeen…

                                    Read More