Webmaster

    Beesha Dir oo Edmonton isugu timi ka hadalka xaaladaha Shabeelaha Hoose

    Edmonton June 15,2014(SDN/QJ)-Jaaliyada Beesha Dir ee magaalada Edmonton iyo nawaaxigeeda ayaa kulan looga hadlayo  xaaladaha colaadeed ee Gobolka Shabeekada Hoose. Jaaliyada beesha oo isga kala yimi degaanada shanta Soomaaliyeed ee geyiga Soomaaliyeed ee geeska Africa ayaa kulankooda ku qabsaday xarunta Bulshada reer Somaliland ee magaalada Edmonton. Waxa dadkii isugu yimi kulanka ay warbixino ka dhegeysteen…

    Read More

    Xulka Holland Ayaa 5-1 Shaandhada Kaga Dhigey Xulka Spain DAAWO (World Cup 2014) By Jaahuur

    Brazil-13-June-2014-(SDN) Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxanu ula haajireynaa xagaa iyo Brazil oo koobkii kubadda cagta uu si habsami ah ugu socdo,isaga oo maalintiisii labaad galey iyo xulka Holland oo goolal fara badan ku qarqisey xulka Spain. Haddaba shaley oo ciyaartii ugu horeysey lagu furey waxaynu ogsoonahay iney Brazil 3-1 ugu badisey Coartia,maantana Mixco 1 Camerom 0…

    Read More

    Xulka Italy Ayaa 2-1 Khaarijisey England Ka Ivory Coast-na 2-1 Ayuu Ku Maquuniyey Japan.(Jaahuur)

    15-June-2014(SDN) Asxaabtay qormadeena ciyaarha waxaynu ku eegeynaa koobka kubadda cagta ee aduunka ka socda Brazil iyo xulka Italy,England,Ivory Coast iyo Japan oo aan waxba isu reeban. Haddii aaynu soo qaadano ciyaartii dhexmartey Italy iyo England oo runtii aad u xiiso badneyd la wada sugeyna ayaan waxba la isu reeban xag farsamo,difaac,iyo weerar badan oo la…

    Read More

    Xulka Costa Rica Ayaa 3-1 Ku Khaarijiyey Uruguay Ka Colombiyana 3-0 Ku Sagootiyey Gereece.

    Brazil-15-June-2014(SDN) Akhyaartay qubanaheena ciyaaraha waxaynu ula qaxaynaa xagaa iyo Brazil oo uu koobkii kubadda cagta ee aduunku si habsami ah u socdo galeyna maalintiisii 3-aad,laga badiyeyna xulal loo hanweynaa. Haddaba aynu gudagalno labadii ciyaarood ee ugu xiisaha badneyd ee maanta la ciyaarey waxaa foodda isla galey Colombiya vs Gereece iyo Costa Rico vs Uruguay. Uruguay…

    Read More

      Shabaabka oo nin ay ku qabteen Qaad Qudha ka Jaray

      Baydhabo June 15,2014(SDN/QJ)-Kooxda Al Shabaab ayaa nin ka ganacsada Qaadka oo ay ku qabteen duleedka magaalada Baydhabo qudha ka jaray qaadkiina gubay. Shabaabka aayaa hore u shaaciyay mamnuucida ka ganacsiga iyo cunida maandooriyaha Qaadka. Ninkan ganacsadaha ah ayaa la sheegay in uu qaadka ka soo rartay degaanka Buurhakaba oo uu ku sii waday magaalada Baydhabo….

      Read More

        Siilaanyo iyo Xukuumadii​sii oo cagta saarey dhabadii ay Salaanka kaga dhaceysey Sanadka Danbe kadib markii Quwadii ugu weyneyd ee shacabkii reer Hargeysa ay kala noqdeen kalsoonido​odii

         Xukuumada Siilaanyo waxay lumisey Kalsooonidii iyo ilaadadii shacabkii doortey ee dirtey waana cadceed siidhaceysa oo khatarteeda leh Waxay Xukuumadii ay duugtey,daguugtey oo dumisey sharaftii, kartidii iyo karaamadii dawladnimo, waxay daafeysey, doc-faruurtey dadnimadii iyo damiirkii shacabka kadib markii ay la sibiq-dhaqaaqdey ganacsi dadban ,boob qaawan,qabyaalad iyo qaraabo kiil sida fiinta looga qayliyey taas oo weliba ku…

        Read More

          “Waxan idiin sheegayaa dagaalkii qaawanaa ee Dawladda Somaliland ku soo qaadday degmada taleex inay tahay wax aan la qaadan Karin, beesha caalamkana u sheegnay,”Madaxweyne Gaas.

          Garowe:June,15,2014(SDN/QJ)-Madaxweynaha Maamul-goboleedka Soomaaliyeed Ee Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa mar kale si cad uga Hadlay tallaabadii ay Somaliland kula wareegtay Gacan-ku-haynta Degmada Taleex ooh ore kooxda KHaatumo ugu sugnayd. Madaxweynaha oo ka Hadlayey  Magaalada Garowe oo uu shalay ka ambabaxayey ayaa xusay inuu cambaaraynayo Tallaabada Taleex Somaliland kula wareegtay, waxana uu tilmaamay inaan loo…

          Read More

            Sarkaal Ka Tirsan Madaxda Shabaabka Oo Lagu Dilay Gobolka Bay

            Goof-Gaduud:June,15,2014(SDN/QJ)-Wararka laga Helayo Degmada Goof-gaduud oo 30Km dhinaca Koonfurta uga Beegan Magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in habeenkii xalay lagu Dilay Hoggaamiy sare  oo ka tirsan kooxda Al-shabaab. Hoggoomiyahan dilkiisa la sheegayo oo magciisa lagu soo gaabiyey Bashiir ayaa lagu dilay weerar gaadmo ah oo maleeshiyada Shabaab isku dayeen in ay ku waxyeeleeyaan saldhig ay ciidamada…

            Read More

              “Dawladda waxan leeyahay ciidan waxba laguma xallilo ee caqligu ha shaqeeyo,Gogoshii madaxweynahana wax aan wax yeelllin ayaa la rabaa” Boqor Buur Madow

              Hargeysa:June,15,2014(SDN/QJ)-Boqor cismaan aw  Maxamuud Buur madow oo ka tirsan Madax-dhaqameedka reer Somaliland, ayaa ku Baaqay in nabad lagu doono Gobolada Bariga ee dhawaan Ciidamada Somaliland Galeen. Boqorka oo u warramayey Horn Cable Tv ayaa  tilmaamay in taleex shaqaaqo ka taagan tahay, isla-markaana loo Baahan yahay nabadda tixgelin la siiyo. Waxa uu Boqorku sheegay inaan loo…

              Read More

                Cisbitaalka Guud Ee Magaalada Hargeysa Oo Buux-dhaafay, Qaybo ka mid ah Oo Kiro-u-joog Noqday iyo Dhibaatada Haysata Danyarta Cudurradu Aafeeyeen

                Hargeysa:June,15,2014(SDN/QJ)-Cisbitaalka Guud ee Magaalada Hargeysa oo ah midka ugu weyn Somaliland, isla-markaana la dhigi jirey Bukaanka Gebi ahaan Somaliland iyo Meelo kaleba laga Keeno ayaa Haatan buux-dhaafay oo meel dadkii la dhigo la Lal’yahay. Cisbitaalka ayaa sariirihii yaallay ay noqdeen kuwo dhammaantood ay bukaan ku jiifaan, waxana muddo Toddobaad ah laga La’aa Hal sariir ah…

                Read More

                  Rival Somali forces send in more troops

                  Mogadishu – Rival Somali regions have sent troops into disputed flashpoint zones in the north of the war-torn nation, Britain, the European Union and the United States said on Saturday in a joint appeal for calm. Troops from self-declared Somaliland in the northwest and soldiers from autonomous Puntland in the northeast have moved into contested…

                  Read More

                    Maxaa ka dhaxeeya shirarka jabuuti la yeelanaysay beesha Subeer Awal baryahan danbe iyo yeedhitaanka sirdoonka maraykanku u yeedhay wasiir xirsi

                    Tan iyo intii dalka Somaliland gacanta u galay xisbiga Kulmiye oo si lama filaan mudh ay ka soo dhex yidhaahdeen caruur iyo dumar aan aqoon siyaasadeed lahayn iyo waayo aragtinimo dawaladeed oo hormood u ka yahay ninka uga awooda badan dawaladan ee aan jago ku magacaabnayn oo la yidhaahdo Mr Baashe cumar aka Morgan iyo…

                    Read More

                      Wasaaradda Warfaafinta ee Dowladda Federaalka Somalia: Shirka Jaraa’id ee Usbuuclaha ah

                      Mogadishu June 14, 2014(SDN/QJ)–Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Duhulow oo maanta Muqdisho kula hadlayey warbaahinta ayaa siiyey warbixinta horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlayey arrimo ay ka mid yihiin, Sheekh Atom ka soo tagidii kooxda Al-shabaab, Horumarka Qorshaha Xasilinta Dalka, dagaaladii ka dhacay Marka, Qorshaha si Iskaa wax u qabso ah loogu…

                      Read More

                        “Dawlada Turkey-gu waxay horay u balan qaaday dhismaha Jidka Isku Xidha Jabouti – Zaylac, Somalilandna…”

                        Saylac 14.June 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaarada Madaxtooyada ee Somaliland Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan iyo Xubno kale oo Wasiiro ah ayaa Maanta Soo gaadhay Magaalada Saylac isla markaana dib ugu laabtay dalka Jabuuti. Wasiirka Madaxtooyaddu waxa uu sidaasi ku sheegay qoraal kooban oo uu ku daabacay barta uu ku leeyahay Face-book-ga, waxaanu yidhi Kormeer Abaabul…

                        Read More

                          Wararkii Caawa ee Dalka iyo Dibada ee Shabakada Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

                          Hargaysa 14.June 2014 (SDN/QJ)- Ku Soo dhawaada Dhamaan Akhyaarta ku Xidhan Shabakada Somalidiasporanews.com Meel kasta oo Dunnida Dacaladeeda aad kaga Sugan Tihiin Warar Wixii Naga  Soo Gaadhay Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa oo aanu idiinka Soo Gudbinayno Studiyaha Qurbejoog.com ee Caasimada Somaliland ee Hargaysa Waxaa Warka Caawa  Idiin Soo Tebin Doona Weriye Maxamed Xasan Daacad ee…

                          Read More