Webmaster

    Somaliland iyo Xuska 8 March Maalinta Haweenka Adduunka Ka Daawo Qurbejoog.com

    Hargaysa 08.March 2014 (SDN)- Waxaa Maanta Gobolada iyo Degmooyinka Dalka lagu qabtay Munaasibado la Xidhiidha Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Haweenka Adduunka oo ku beegan sideeda march ,Caasimada Somaliland ee Hargaysa ayaa Xaflad Munaasibadan la Xidhiidha lagu qabtay taas oo ka Qabsoontay Hoolka Hay’ada Shaqaalaha Dawlada . Xuska 8 March ayaa Sannadkastaba lagu Qabtaa Somaliland…

    Read More

      Aqoonta,Waayo Aragnimada,iyo Khibradaha Shaqo ee Gudoomiyaha Hay’ada Aafooyinka Somaliland {DHAGAYSO}

      Hargaysa 08.March 2014 (SDN)- Gudoomiyaha Haaya’ada Masiibooyinka Dabiiciga ah ee Nerad Proff: Maxamed Muuse Cawaale,ayaa Waraysi gaar ah oo uu maanta Xafiiskiisa ku siiiyay Shabakadda Caalamiga ah ee Qurbajoogta kaga xog-waramay kaalinta ay Haaya’ad ahaan ugu xil saaran yihiin qaranka,bud-dhigii Haaya’adan,waxa ilaa hadda u qabsoomay,Caqabadaha Jira,Kaalinta Haaya’adaha Qaramadda Midoobay ee  dhinaca Wadashaqaynta  iyo Arimo kale…

      Read More

        “Somaliland Meel kastaaba waa xabaalo, dadkuna waxa ay ku nool yihiin….” Warbixin ay Wakaalada AP ka qortay Xabaal-wadareedyada Hargeysa laga helay

        Hargeysa  08.March 2014 (SDN)- Wakaaladda wararka ‘Associated press’ ayaa warbixin ka qortay xabaal wadareed laga qoday Somaliland oo laga helay qalfoofka dad uu laayay taliskii milateriga ahaa muddo ku siman soddon sano ka hor. Associated press waxa ay sheegtay in ay  tobanaan kun oo qalfoof ay  ku duugan yihiin dhulka Somaliland, halkaasi oo ay dad…

        Read More

          “Waa In Bulshadu ka Qayb qaadataa Sugida iyo Ilaalinta Xuquuqda Haweenka” Raysul wasaaraha Somalia

          Muqdisho 08.March 2014 (SDN)- Raysul wasaaraha xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya, Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa haweenka Soomaaliyeed u diray hambalyo iyo bogaadin ku aaddan maalinta caalmiga ah ee haweenka oo ku beegan maanta. Raysul wasaaraha ayaa sheegay in maalinta haweenka ay tahay maalin qaddarin mudan, maadaama ay haweenku yihiin laf-dhabarta iyo horseedka bulsho kasta….

          Read More

            “Tabasho Way iman kartaa oo Dad Wada Shaqaynaya ayaa la Yahay” Wasiirka Wasaarada Caafimaadka {DHAGAYSO}

            Hargaysa 08.March 2014 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Caafimaadka ee Somaliland Dr Saleebaan Ciise Axmed Xaglo Toosiye ayaa Cadeeyay in aanu Jirin Wax Khilaaf ah oo soo Kala Dhex galay isaga iyo Xukuumada,Waxaanu intaas ku daray inay Tabashadu iman karto markasta oo Wada Shaqayni ay dad Kulmiso . Wasiirka oo Maanta ka Hadlayay Mar uu Warfidiyeenada kula…

            Read More

              Qoyskii Ku Eedaysnaa Dilkii Foosha Xumaa Ee Dhawaan Hargeysa ka Dhacay Oo Saaka Maxmadda La Keenay

              Hargeysa;08-March-2014(SDN)-Qoyskii Ku Eedaysnaa Dilkii Foosha Xumaa ee Dhawaan Magaalada Hargeysa loogu Geystay Marxuumad Ruqiya Siciid ayaanle ayaa saaka la keenay Maxkamadda. Qoyskan ayaa markii maxkamadda la keenayey si weyn loo ilaalinayey, waxana saaka Aagga maxkamadda u dhaw la keenay Ciidamadii abid ugu badnaa ee Halkaas yimaadda, iyadoo aanay jirin cid Halkaas ka  soo dhawaan karaysay….

              Read More

                Shirweynaha Muunad-baxsan ee Xisbiga Kulmiye Oo La Isku Raacay Goobtii Lagu Qaban Lahaa

                Hargeysa:08-March-2014(SDN)-Shirweynaha Muunad Baxsan ee Kulmiye Yeelan Doono Dhammaadka Bishan ayaa ugu dambayntii la Isku Raacay in Lagu Qabto Huteel Mansoor ee Magaalada Hargeysa. Warar Hoose oo Laga Helay Hoggaanka Qabanqaabada Shirkan ayaa xaqiijiyey in Shirkaasi uu ka Dhici Doono Huteelka Mansoor oo ah Goobta Xisbigu inta Badan iskugu yimaaddo. Guddida Qabanqaabada ayaa gacanta laga Geliyey…

                Read More

                  Saraakiisha Ciidanka Madheera(Kenya) Oo Ka Hortegay Qaraxyo Lagu Aasay Badhtamaha Magaalada

                  Mandheera:08-March-2014(SDN)-Hoggaanka Sare ee Booliska Magaalada Mandheera ee Kenya, ayaa sheegay in Qarax aan Waxyeelo geysanini uu ka Dhacay Magaalada, balse ay fashiliyeen kuwo kale oo Badhtamaha Suuqa lagu Diyaariyey. Taliyaha ciidamada booliska ee Mandheera ayaa sheegay in ciidamada amaanka ay qabteen waxyaabaha qarxa kuwaasi oo ku aasnaa magaalada badhtamaheeda, lana doonayay in amaanka lagu qalqal…

                  Read More

                    Kala Shaki iyo Is aamin Darro Hadhaysay Dawladda Ra’isalwasaare Cabdiweli iyo Wasiirro Iscasilaad Ku Hanjabay

                    Muqdisho:08-March-2014 (SDN)-Warar Hoose oo Laga Helay Xarunta Madaxtooyada Villa Somalia ayaa sheegaya in Wasiirka Gashaandhiggu uu iska Diiday Soo Jeedin kaga Timi Ra’isalwasaaraha oo ahayd in loo magacaabo Wasaaradda Amniga qaranka. Wasiirka Amniga Qaranka Somalia Cabdi Kariim Xuseen Guuleed ayaa Madaxweyne Xasan Sheekh u gudbiyay fariin ku saabsan inuu xilka Wasiirka Amniga iska casili doono…

                    Read More

                      Ra’iisul Wasaaraha oo kulan casho ah la yeeshay qeybaha warbaahinta

                      Muqdisho, March 8, 2014(SDN)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa caawa kulan casho ah la qaatay qeybaha kala duwan ee warbaahinta ka howlgasha magaalada Muqdisho, kuwaasoo isugu jiray kuwa gudaha iyo dibadda.   Kulankan ayaa waxaa ku wehliyay Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow, iyadoo lagu casuumay qeybaha warbaahinta ee…

                      Read More

                        Defying destiny

                        Bright, beautiful and charming, her brown eyes sparkling with intelligence and a sense of mischief, the young twentysomething Canadian woman seems the picture of the girl next door — except that she has a secret so traumatizing, so terrifying, she’s never told it to a single one of her girlfriends. Sinking into a soft, black…

                        Read More

                          Police recover powerful explosives along Kenya-Somali border

                          MANDERA, KENYA: Suspected Somalia militia tossed powerful explosives at security border post in Mandera town on Thursday morning sending the town recovering from hand grenades attacks into panic. Confirming the incident the Police OCPD Mandera East Jackson Rotich, said nobody was injured in the 2am attacks targeting Administration police post located few meters from the…

                          Read More