Uncategorized

Somaliland iyo Xuska 8 March Maalinta Haweenka Adduunka Ka Daawo Qurbejoog.com

Hargaysa 08.March 2014 (SDN)- Waxaa Maanta Gobolada iyo Degmooyinka Dalka lagu qabtay Munaasibado la Xidhiidha Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Haweenka Adduunka oo ku beegan sideeda march ,Caasimada Somaliland ee Hargaysa ayaa Xaflad Munaasibadan la Xidhiidha lagu qabtay taas oo ka Qabsoontay Hoolka Hay’ada Shaqaalaha Dawlada .

Xuska 8 March ayaa Sannadkastaba lagu Qabtaa Somaliland Munaasibado la Xidhiidha taas oo lagu Soo bandhigo Horumarka Haweenka iyo Tabashooyinkoodaba.

Hargaysa SDN.

Qurbejoog.com